{"id":190428,"date":"2026-03-02T13:25:39","date_gmt":"2026-03-02T10:25:39","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190428"},"modified":"2026-03-02T13:25:39","modified_gmt":"2026-03-02T10:25:39","slug":"daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO: Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190430\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-02-101322.png\" alt=\"\" width=\"1211\" height=\"581\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-02-101322.png 1211w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-02-101322-300x144.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-02-101322-1024x491.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-02-101322-768x368.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-02-101322-696x334.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-02-101322-1068x512.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-02-101322-875x420.png 875w\" sizes=\"(max-width: 1211px) 100vw, 1211px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeedo Puntland ayaa maalintii laga celiyay Garoowe, xilli ay doonayeen inay ka qayb-galaan wada-tashi uu ugu yeeray madaxweyne Saciid Deni.<\/p>\n<p>Xildhibaannada oo mar kale saaka tegay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa laga hor istaagay inay ka baxaan, taas oo keentay in mar kale uu baaqdo safarkooda.<\/p>\n<p>waxaa maanta amar culus dul-dhigay xildhibaannadaas guddoonka labada Aqal oo ciidanka Nabad-sugidda garoonka faray in uusan jirin xildhibaan bixi kara, isaga oo aan fasax ka heysan guddoonka.<\/p>\n<p>Intaas kadib xildhibaannada ayaa dib isaga soo laabtay garoonka, waxaana qaarkood oo la hadlay warbaahinta ay dhaleeceeyeen madaxda dowladda.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa sii hurisay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan gudaha dalka, iyada oo madaxweynaha Puntland oo shir jaraa\u2019iid qabtay uu waxa dhacay ku tilmaamay \u2018fal-dambiyeed dil ah\u2019, kadib markii shalay hawada laga celiyay diyaaraddii ay la socdeen xildhibaannada oo ku socotay magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>\u201cIntaas waxaa loo sameynayaa oo hadddana loo diiday xildhibaannada usoo socday deegaan doorashadooda inay la tashi soo sameeyaan waa in ay DFS ku foogan tahay inay afduubto sharciga iyo kala dambeynta dowladnimada\u201d ayuu yiri Saciid Deni.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu kusii daray \u201cFicilka maanta dhacay waa afduub loo gaystay dadkii rakaabka ahaa ee isugu jiray shacabka iyo mas\u2019uuliyiinta dadkaa laga afduubay inay Garoowe soo aadaan ee hadda ku xayiran garoonka Aadan Cadde waxaan ka codsaneynaa dadka waxgaradka Soomaaliyeed iyo mas\u2019uuliyiinta damiirka uu weli ku haray inay dadkaas xorriyadooda siiyaan\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NxQThsm9-4Y\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeedo Puntland ayaa maalintii laga celiyay Garoowe, xilli ay doonayeen inay ka qayb-galaan wada-tashi uu ugu yeeray madaxweyne Saciid Deni. Xildhibaannada oo mar kale saaka tegay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa laga hor istaagay inay ka baxaan, taas oo keentay in mar kale uu baaqdo safarkooda. waxaa maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190429,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772447165,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeedo Puntland ayaa maalintii laga celiyay Garoowe, xilli ay doonayeen inay ka qayb-galaan wada-tashi uu ugu yeeray madaxweyne Saciid Deni. Xildhibaannada oo mar kale saaka tegay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa laga hor istaagay inay ka baxaan, taas oo keentay in mar kale uu baaqdo safarkooda. waxaa maanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-02T10:25:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO: Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-02T10:25:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720.jpg\",\"width\":686,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeedo Puntland ayaa maalintii laga celiyay Garoowe, xilli ay doonayeen inay ka qayb-galaan wada-tashi uu ugu yeeray madaxweyne Saciid Deni. Xildhibaannada oo mar kale saaka tegay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa laga hor istaagay inay ka baxaan, taas oo keentay in mar kale uu baaqdo safarkooda. waxaa maanta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-02T10:25:39+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/","name":"DAAWO: Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720.jpg","datePublished":"2026-03-02T10:25:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/hq720.jpg","width":686,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-laga-mamnuucay-inay-ka-baxaan-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Xildhibaannada oo laga mamnuucay inay ka baxaan Muqdisho."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190428"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190432,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190428\/revisions\/190432"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190429"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}