{"id":190433,"date":"2026-03-02T19:19:52","date_gmt":"2026-03-02T16:19:52","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190433"},"modified":"2026-03-02T19:20:34","modified_gmt":"2026-03-02T16:20:34","slug":"spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/","title":{"rendered":"Spain oo diiday in dalkeeda laga weeraro Iran."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190435\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video-696x390.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Spain ayaa si cad u diiday in hawadeeda iyo saldhigyadeeda milatari loo adeegsado weerarro uu Mareykanku ku qaado gudaha Iiraan, xilli uu sii fidayo dagaalka ka socda Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa yimid iyadoo xiisadda gobolka ay sii xoogeysaneyso, isla markaana dalal badan lagu cadaadinayo inay qaataan mowqif cad oo ku aaddan colaadda taagan.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa saldhigyada Rota iyo Moron ee ku yaalla koonfurta Spain ka saaray illaa 15 diyaaradood oo ay leeyihiin ciidamada milatariga Mareykanka kaddib markii xukuumadda Madrid ay ku dhawaaqday in aan loo oggolaan doonin Washington inay dhulkeeda u adeegsato weerarro ka dhan ah Iiraan.<\/p>\n<p>Bixitaanka diyaaradahaas ayaa lagu xaqiijiyay xog laga helay barta FlightRadar24, taasoo muujineysa in diyaaradaha Mareykanku si rasmi ah uga ambabaxeen Spain.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190434\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-scaled.jpg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-2048x1365.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/17507453729799-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Diyaaradahan ayaa u badnaa nooca shidaalka siiya diyaaradaha dagaalka, gaar ahaan kuwa loo yaqaan KC-135 Stratotankers, kuwaas oo door muhiim ah ka qaata howlgal kasta oo cirka ah.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in toddobo ka mid ah diyaaradahaasi ay ka dageen saldhigga Ramstein ee dalka Jarmalka, halka qaar kalena ay u duuleen dhanka koonfurta Faransiiska.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Spain, Jose Manuel Albares ayaa caddeeyay in dalkiisu uusan oggolaan doonin in saldhigyada milatari ee ku yaalla Spain, kuwaas oo si wadajir ah u maamula Mareykanka iyo Spain balse hoos taga madax-bannaanida Madrid loo adeegsado weerarro dhiig ku daato oo ka dhan ah Iiraan.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay in Spain ay ilaalinayso madax-bannaanideeda, isla markaana aysan qeyb ka noqon doonin tallaabo kasta oo sii hurin karta colaadda.<\/p>\n<p>Spain ayaa si adag u cambaareysay weerarrada, iyadoo ku tilmaantay kuwo ka baxsan sharciga caalamiga ah isla markaana halis ku ah nabadda gobolka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Spain, Pedro S\u00e1nchez, ayaa isna ku sifeeyay duqeymaha ay Mareykanka iyo Israa\u2019iil ka fuliyeen Iiraan kuwo khaldan oo horseedi kara xasillooni darro caalami ah.<\/p>\n<p>Mowqifka Spain ayaa ka dhigay mid ka duwan qaar ka mid ah dalalka kale ee reer Yurub, sida Ingiriiska, kaas oo oggolaaday in saldhigyadiisa loo adeegsado waxa uu ku tilmaamay is-difaac wadajir ah, halka duqeymaha laga fuliyay gudaha Iiraan lagu soo waramayo inay ku dhinteen boqolaal ruux oo ay ku jiraan mas\u2019uuliyiin sare, oo ugu sarreeyo hoggaamiyihii dalkaas, Ayatollaahi Cali Khamenei.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Spain ayaa si cad u diiday in hawadeeda iyo saldhigyadeeda milatari loo adeegsado weerarro uu Mareykanku ku qaado gudaha Iiraan, xilli uu sii fidayo dagaalka ka socda Bariga Dhexe. Go\u2019aankan ayaa yimid iyadoo xiisadda gobolka ay sii xoogeysaneyso, isla markaana dalal badan lagu cadaadinayo inay qaataan mowqif cad oo ku aaddan colaadda taagan. Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772468427,"status":"success"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772468996,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Spain oo diiday in dalkeeda laga weeraro Iran. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Spain oo diiday in dalkeeda laga weeraro Iran. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Spain ayaa si cad u diiday in hawadeeda iyo saldhigyadeeda milatari loo adeegsado weerarro uu Mareykanku ku qaado gudaha Iiraan, xilli uu sii fidayo dagaalka ka socda Bariga Dhexe. Go\u2019aankan ayaa yimid iyadoo xiisadda gobolka ay sii xoogeysaneyso, isla markaana dalal badan lagu cadaadinayo inay qaataan mowqif cad oo ku aaddan colaadda taagan. Mareykanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-02T16:19:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-03-02T16:20:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/\",\"name\":\"Spain oo diiday in dalkeeda laga weeraro Iran. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-02T16:19:52+00:00\",\"dateModified\":\"2026-03-02T16:20:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg\",\"width\":750,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Spain oo diiday in dalkeeda laga weeraro Iran.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Spain oo diiday in dalkeeda laga weeraro Iran. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Spain oo diiday in dalkeeda laga weeraro Iran. - Wardoon","og_description":"Dowladda Spain ayaa si cad u diiday in hawadeeda iyo saldhigyadeeda milatari loo adeegsado weerarro uu Mareykanku ku qaado gudaha Iiraan, xilli uu sii fidayo dagaalka ka socda Bariga Dhexe. Go\u2019aankan ayaa yimid iyadoo xiisadda gobolka ay sii xoogeysaneyso, isla markaana dalal badan lagu cadaadinayo inay qaataan mowqif cad oo ku aaddan colaadda taagan. Mareykanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-02T16:19:52+00:00","article_modified_time":"2026-03-02T16:20:34+00:00","og_image":[{"width":750,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/","name":"Spain oo diiday in dalkeeda laga weeraro Iran. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg","datePublished":"2026-03-02T16:19:52+00:00","dateModified":"2026-03-02T16:20:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/albares-iran-video.jpg","width":750,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-diiday-in-dakkeeda-aga-weeraro-iran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Spain oo diiday in dalkeeda laga weeraro Iran."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190433"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190433"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190437,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190433\/revisions\/190437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190435"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}