{"id":190476,"date":"2026-03-04T13:02:13","date_gmt":"2026-03-04T10:02:13","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190476"},"modified":"2026-03-04T13:02:13","modified_gmt":"2026-03-04T10:02:13","slug":"booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/","title":{"rendered":"Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha Deni"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190478\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png\" alt=\"\" width=\"591\" height=\"532\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png 591w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403-300x270.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403-467x420.png 467w\" sizes=\"(max-width: 591px) 100vw, 591px\" \/><\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigeen la-taliye sare oo ka tirsan Madaxtooyada maamul-goboleedka Puntland, iyagoo ku eedeeyay falal lagu tilmaamay kuwo khatar ku ah amniga.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa si degdeg ah u dhalisay caro iyo cambaareyn xooggan oo ka timid maamulka Puntland, kuwaas oo falkan ku sifeeyay \u201cafduub sharci-darro ah\u201d oo dhacay xilli habeenimo ah.<\/p>\n<p>Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay ciidanka booliska ayaa lagu caddeeyay in la xiray Axmed Cabdi Maxamuud Hurre, oo ah la-taliyaha Madaxweynaha Puntland ee arrimaha bulshada. Booliska ayaa sheegay in mas\u2019uulkan uu ku howlanaa falal lid ku ah amniga, isla markaana uu hadda ku socdo baaritaan rasmi ah.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Booliska Soomaaliyeed oo gudanaya waajibaadkooda qaran ayaa caawa gacanta ku dhigay eedeysane Axmed Cabdi Maxamuud Hurre oo ku howlanaa falal amniga liddi ku ah, waxaana ku socda baaris,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka uu taliska boolisku ku baahiyay barta Facebook, kaas oo uu la socday sawirka Hurre.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190477\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094307.png\" alt=\"\" width=\"694\" height=\"756\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094307.png 694w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094307-275x300.png 275w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094307-386x420.png 386w\" sizes=\"(max-width: 694px) 100vw, 694px\" \/><\/p>\n<p>Dhanka kale, dowlad-goboleedka Puntland ayaa si adag u beenisay eedeymahaasi, waxayna ku eedeysay hay\u2019adaha amniga ee Dowladda Federaalka inay weerar gaadmo ah oo aan wax sharci ah loo marin ku qaadeen Hotel Airport ee magaalada Muqdisho, abaaro 3:00 habeenimo ee saqdii dhexe ee Arbacada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Lataliyaha Siciid Deni oo xabsiga ladhigay\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6IQJX1oz8tg\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigeen la-taliye sare oo ka tirsan Madaxtooyada maamul-goboleedka Puntland, iyagoo ku eedeeyay falal lagu tilmaamay kuwo khatar ku ah amniga. Tallaabadan ayaa si degdeg ah u dhalisay caro iyo cambaareyn xooggan oo ka timid maamulka Puntland, kuwaas oo falkan ku sifeeyay \u201cafduub sharci-darro ah\u201d oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190478,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772618565,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha Deni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha Deni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigeen la-taliye sare oo ka tirsan Madaxtooyada maamul-goboleedka Puntland, iyagoo ku eedeeyay falal lagu tilmaamay kuwo khatar ku ah amniga. Tallaabadan ayaa si degdeg ah u dhalisay caro iyo cambaareyn xooggan oo ka timid maamulka Puntland, kuwaas oo falkan ku sifeeyay \u201cafduub sharci-darro ah\u201d oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-04T10:02:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"591\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"532\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/\",\"name\":\"Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha Deni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png\",\"datePublished\":\"2026-03-04T10:02:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png\",\"width\":591,\"height\":532},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha Deni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha Deni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha Deni - Wardoon","og_description":"Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigeen la-taliye sare oo ka tirsan Madaxtooyada maamul-goboleedka Puntland, iyagoo ku eedeeyay falal lagu tilmaamay kuwo khatar ku ah amniga. Tallaabadan ayaa si degdeg ah u dhalisay caro iyo cambaareyn xooggan oo ka timid maamulka Puntland, kuwaas oo falkan ku sifeeyay \u201cafduub sharci-darro ah\u201d oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-04T10:02:13+00:00","og_image":[{"width":591,"height":532,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/","name":"Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha Deni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png","datePublished":"2026-03-04T10:02:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-04-094403.png","width":591,"height":532},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-soomaaliya-oo-xabsiga-dhigay-lataliyaha-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha Deni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190476"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190476"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190480,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190476\/revisions\/190480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190478"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}