{"id":190507,"date":"2026-03-05T19:26:44","date_gmt":"2026-03-05T16:26:44","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190507"},"modified":"2026-03-06T13:21:51","modified_gmt":"2026-03-06T10:21:51","slug":"iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/","title":{"rendered":"Iran oo beenisay inay weerarka ku qaaday Azerbaijan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190508\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg 580w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1-300x207.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1-100x70.jpg 100w\" sizes=\"(max-width: 580px) 100vw, 580px\" \/><\/p>\n<p>Gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ayaa maanta lagu beegsaday garoonka diyaaradaha ee Nakhchivan ee dalka Azerbaijan.<\/p>\n<p>Gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) ayaa ku dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Nakhchivan. Garoonkan ayaa qiyaastii 10 kiiloomitir u jira xadka Iiraan, wuxuuna ku yaallaa gobolka Nakhchivan ee Azerbaijan, oo juqraafi ahaan ka go\u2019an dhulka intiisa kale ee dalka.<\/p>\n<p>Weerarkan oo markii hore lala xiriiriyay Iiraan ayaa haatan waxaa soo baxaya shaki muujinaya in dhinac kale uu fuliyay, kadib markii xukuumadda Tehran ay si cad isaga fogeysay weerarka maanta lagu qaaday Azerbaijan.<\/p>\n<p>Taliska Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Iiraan ayaa sheegay in duqeynta ay ka dambeeyaan Israa\u2019iil, isagoo ku eedeeyay inay doonayso inay carqaladeyso xiriirka u dhexeeya dalalka Muslimiinta.<\/p>\n<p>Taliska ayaa sidoo kale sheegay in Israa\u2019iil ay marar badan adeegsato falal qarsoodi ah si ay xiisad uga dhex abuurto dalalka gobolka.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Iiraan ayaa meesha ka saartay in ay bartilmaameedsanayso dalalka Muslimka, iyadoo sheegtay in siyaasaddeedu aysan ku saleysneyn weerarro ka dhan ah dowladaha Islaamka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, xukuumadda Azerbaijan ayaa weerarkan kadib u yeertay safiirka Iiraan, halka wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas uu cambaareeyay weerarka drone-ka ee lagu beegsaday dalkooda.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dalkiisu xaq u leeyahay inuu ka jawaabo weerarkan, oo maanta lagu bartilmaameedsaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Nakhchivan.<\/p>\n<p>Si kastaba, weerarrada cirka ee Bariga Dhexe ayaa socda maalinkii lixaad oo xiriir ah, iyagoo si weyn saameyn ugu yeeshay suuqyada caalamka.<\/p>\n<p>Rabshadaha sii kordhaya ee Bariga Dhexe ayaa sababay barakac ballaaran, sida ay sheegtay Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR). Ilaa 100,000 oo qof ayaa ka qaxay magaalada Tehran labadii maalmood ee ugu horreeyay, kadib weerarrada Mareykanka iyo Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ayaa maanta lagu beegsaday garoonka diyaaradaha ee Nakhchivan ee dalka Azerbaijan. Gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) ayaa ku dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Nakhchivan. Garoonkan ayaa qiyaastii 10 kiiloomitir u jira xadka Iiraan, wuxuuna ku yaallaa gobolka Nakhchivan ee Azerbaijan, oo juqraafi ahaan ka go\u2019an [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190508,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772728038,"status":"success"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772792540,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190507","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iran oo beenisay inay weerarka ku qaaday Azerbaijan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iran oo beenisay inay weerarka ku qaaday Azerbaijan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ayaa maanta lagu beegsaday garoonka diyaaradaha ee Nakhchivan ee dalka Azerbaijan. Gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) ayaa ku dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Nakhchivan. Garoonkan ayaa qiyaastii 10 kiiloomitir u jira xadka Iiraan, wuxuuna ku yaallaa gobolka Nakhchivan ee Azerbaijan, oo juqraafi ahaan ka go\u2019an [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-05T16:26:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-03-06T10:21:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"580\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/\",\"name\":\"Iran oo beenisay inay weerarka ku qaaday Azerbaijan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-05T16:26:44+00:00\",\"dateModified\":\"2026-03-06T10:21:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg\",\"width\":580,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iran oo beenisay inay weerarka ku qaaday Azerbaijan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iran oo beenisay inay weerarka ku qaaday Azerbaijan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iran oo beenisay inay weerarka ku qaaday Azerbaijan - Wardoon","og_description":"Gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ayaa maanta lagu beegsaday garoonka diyaaradaha ee Nakhchivan ee dalka Azerbaijan. Gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) ayaa ku dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Nakhchivan. Garoonkan ayaa qiyaastii 10 kiiloomitir u jira xadka Iiraan, wuxuuna ku yaallaa gobolka Nakhchivan ee Azerbaijan, oo juqraafi ahaan ka go\u2019an [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-05T16:26:44+00:00","article_modified_time":"2026-03-06T10:21:51+00:00","og_image":[{"width":580,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/","name":"Iran oo beenisay inay weerarka ku qaaday Azerbaijan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg","datePublished":"2026-03-05T16:26:44+00:00","dateModified":"2026-03-06T10:21:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/iran-azerbijan1.jpg","width":580,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-beenisay-inay-weerarka-ku-qaaday-azerbaijan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iran oo beenisay inay weerarka ku qaaday Azerbaijan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190507"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190509,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190507\/revisions\/190509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190508"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}