{"id":190532,"date":"2026-03-06T14:57:19","date_gmt":"2026-03-06T11:57:19","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190532"},"modified":"2026-03-06T14:57:20","modified_gmt":"2026-03-06T11:57:20","slug":"ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Ergeygii Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ant\u00f3nio Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Ergaygii uu qaabilsanaa Soomaaliya Mr. James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (MONUSCO).<\/p>\n<p>Mr. Swan ayaa xilkan muhiimka ah kala wareegaya Bintou Keita oo u dhalatay dalka Guinea, taas oo uu Xoghayuhu ku ammaanay kaalintii iyo adeeggii hufnaa ee ay ka gaysatay hawlgalka MONUSCO.<\/p>\n<p>Magacaabista James Swan ayaa timid iyadoo loo eegayo khibraddiisa baaxadda leh ee dhanka diblomaasiyadda, gaar ahaan ka shaqaynta dalalka Afrikaan-ka ah ee maraya xaaladaha adag ee dhanka siyaasadda iyo amniga.<\/p>\n<p>Mr. Swan waxa uu xilkan cusub ka hor ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, isagoo hoggaaminayay Hawlgalka KMG ah ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) tan iyo bishii March 2025, kaddib markii uu muddo ka soo ahaa sii-hayaha xilkaas. Sidoo kale, waxa uu horay u soo noqday Madaxa Hawlgalka UNSOM ee Soomaaliya intii u dhaxeysay sanadihii 2019 ilaa 2022.<\/p>\n<p>Hawlgalka UNTMIS ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah ah u dhammaado kaddib is-afgarad dhexmaray DFS iyo QM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ant\u00f3nio Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Ergaygii uu qaabilsanaa Soomaaliya Mr. James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (MONUSCO). Mr. Swan ayaa xilkan muhiimka ah kala wareegaya Bintou Keita [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190533,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1772798240,"status":"queued"}],"rop_publish_now_status":"queued","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ergeygii Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ergeygii Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ant\u00f3nio Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Ergaygii uu qaabilsanaa Soomaaliya Mr. James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (MONUSCO). Mr. Swan ayaa xilkan muhiimka ah kala wareegaya Bintou Keita [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-06T11:57:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-03-06T11:57:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Ergeygii Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-03-06T11:57:19+00:00\",\"dateModified\":\"2026-03-06T11:57:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ergeygii Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ergeygii Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ergeygii Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ant\u00f3nio Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Ergaygii uu qaabilsanaa Soomaaliya Mr. James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (MONUSCO). Mr. Swan ayaa xilkan muhiimka ah kala wareegaya Bintou Keita [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-06T11:57:19+00:00","article_modified_time":"2026-03-06T11:57:20+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Ergeygii Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg","datePublished":"2026-03-06T11:57:19+00:00","dateModified":"2026-03-06T11:57:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/IMG_0809-696x464-1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ergeygii-qaramada-midoobe-ee-soomaaliya-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ergeygii Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190532"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190534,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190532\/revisions\/190534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190533"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}