{"id":190583,"date":"2026-03-09T19:16:29","date_gmt":"2026-03-09T16:16:29","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190583"},"modified":"2026-03-09T19:16:30","modified_gmt":"2026-03-09T16:16:30","slug":"shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/","title":{"rendered":"Shacab Ciraaqiyiin ah oo kahor tagay Ciidamo Ammeerikaan ah oo diyaarado lagu keenay."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190584\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Image-1-Apache-Attack-Helicopter.avif\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"600\" \/><\/p>\n<p>Sida uu warbaahintau u xaqiijiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan, Mohammad Bagher Qalibaf ciidamo Mareykan ah oo Haylakobtaro lagu siday ayaa lagu dejiyay dalka Ciraaq si ay halkaasi uga sameeyaan howlgalo qaas ah balse ciraaqiyiinta ayay kala kulmeen wax aysan xisaabta ku sii darsan.<\/p>\n<p>Shacab hubeysan oo Ciraaqiyiin ah ayaa weerar ku ekeeyay Ciidamada Mareykanka islamarkii ay cagta soo dhigeen dhulka Ciraaq iyagoon dagaal adag kala hor tagey.<\/p>\n<p>Guddoomiye Mohammad Bagher Qalibaf wuxuu warbaahinta u sheegay in ciidamadii Mareykanka laga dhigay kuwo nolosha lagu qabtay,iyo kuwo cararay.<\/p>\n<p>Isku deyga ciidamadaan Mareykanka ayaa ku soo aadaya xili maalmihii ugu danbeysay Mareykanku muujinayeen rajada ay ka qabaan inay Ciraq duulaan dhulka ah kaga qaadaan Iiraan si ay dagaalka u soo gabagabeeyaan walow Iiraaniyiintuna leeyihiin dhulka noo wanaagsan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida uu warbaahintau u xaqiijiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan, Mohammad Bagher Qalibaf ciidamo Mareykan ah oo Haylakobtaro lagu siday ayaa lagu dejiyay dalka Ciraaq si ay halkaasi uga sameeyaan howlgalo qaas ah balse ciraaqiyiinta ayay kala kulmeen wax aysan xisaabta ku sii darsan. Shacab hubeysan oo Ciraaqiyiin ah ayaa weerar ku ekeeyay Ciidamada Mareykanka islamarkii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1773073056,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190583","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shacab Ciraaqiyiin ah oo kahor tagay Ciidamo Ammeerikaan ah oo diyaarado lagu keenay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shacab Ciraaqiyiin ah oo kahor tagay Ciidamo Ammeerikaan ah oo diyaarado lagu keenay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida uu warbaahintau u xaqiijiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan, Mohammad Bagher Qalibaf ciidamo Mareykan ah oo Haylakobtaro lagu siday ayaa lagu dejiyay dalka Ciraaq si ay halkaasi uga sameeyaan howlgalo qaas ah balse ciraaqiyiinta ayay kala kulmeen wax aysan xisaabta ku sii darsan. Shacab hubeysan oo Ciraaqiyiin ah ayaa weerar ku ekeeyay Ciidamada Mareykanka islamarkii ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-09T16:16:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-03-09T16:16:30+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/\",\"name\":\"Shacab Ciraaqiyiin ah oo kahor tagay Ciidamo Ammeerikaan ah oo diyaarado lagu keenay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Image-1-Apache-Attack-Helicopter.avif\",\"datePublished\":\"2026-03-09T16:16:29+00:00\",\"dateModified\":\"2026-03-09T16:16:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Image-1-Apache-Attack-Helicopter.avif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Image-1-Apache-Attack-Helicopter.avif\",\"width\":800,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shacab Ciraaqiyiin ah oo kahor tagay Ciidamo Ammeerikaan ah oo diyaarado lagu keenay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shacab Ciraaqiyiin ah oo kahor tagay Ciidamo Ammeerikaan ah oo diyaarado lagu keenay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shacab Ciraaqiyiin ah oo kahor tagay Ciidamo Ammeerikaan ah oo diyaarado lagu keenay. - Wardoon","og_description":"Sida uu warbaahintau u xaqiijiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan, Mohammad Bagher Qalibaf ciidamo Mareykan ah oo Haylakobtaro lagu siday ayaa lagu dejiyay dalka Ciraaq si ay halkaasi uga sameeyaan howlgalo qaas ah balse ciraaqiyiinta ayay kala kulmeen wax aysan xisaabta ku sii darsan. Shacab hubeysan oo Ciraaqiyiin ah ayaa weerar ku ekeeyay Ciidamada Mareykanka islamarkii ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-09T16:16:29+00:00","article_modified_time":"2026-03-09T16:16:30+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/","name":"Shacab Ciraaqiyiin ah oo kahor tagay Ciidamo Ammeerikaan ah oo diyaarado lagu keenay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Image-1-Apache-Attack-Helicopter.avif","datePublished":"2026-03-09T16:16:29+00:00","dateModified":"2026-03-09T16:16:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Image-1-Apache-Attack-Helicopter.avif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Image-1-Apache-Attack-Helicopter.avif","width":800,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-ciraaqiyiin-ah-oo-kahor-tagay-ciidamo-ammeerikaan-ah-oo-diyaarado-lagu-keenay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shacab Ciraaqiyiin ah oo kahor tagay Ciidamo Ammeerikaan ah oo diyaarado lagu keenay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190583"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190585,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190583\/revisions\/190585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190584"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}