{"id":190614,"date":"2026-03-11T13:03:08","date_gmt":"2026-03-11T10:03:08","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190614"},"modified":"2026-03-11T13:03:08","modified_gmt":"2026-03-11T10:03:08","slug":"banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/","title":{"rendered":"Banaanbaxayaal careysan oo xirtay waddada Maka Al-Mukarrama VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190615\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png\" alt=\"\" width=\"629\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png 629w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624-300x159.png 300w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/p>\n<p>Qaar kamid ah dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta ayaa maanta dibadbax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho, kaas oo ay uga soo horjeedaan sare u kaca qiimaha shidaalka.<\/p>\n<p>Dibadbxayaasha oo aad u careysan ayaa isugu soo baxay qaybo kamid ah waddada Maka Al-Mukarrama, waxayna xirteen isgoyska KM4 oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ku nool gudaha caasimada.<\/p>\n<p>Darawallada mootooyinka oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegay in dibadbaxooda uu yahay mid nabadeed, isla markaana ay ku dalbanayaan in wax laga qabto ganacsatada, gaar ahaan kuwa qaaliyeeyay shidaalka<\/p>\n<p>\u201cMaanta halkan waxa ka socda waa dibadbax nabadeed buuq ma jiro annaga korkeenna ayaa lagu ganacsanowaa marka in dowladda ay la jirto ganacsatada ama annaga inay nala jirto ayaa maanta kala cadaaneyso\u201d ayuu yiri Saa Miyaa oo kamid ah darawallada Bajaajleyda ee ka howlgala magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu ku dooday in ay yihiin canshuur bixiyeyaal, haddana lagu dhibaateeyo gudaha dalkooda, isaga oo farriin u diray dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga shacabkeeda ayaa nahay dowladdu waa inay na ixtiraamtaa canshuur bixiyeyaal ayaa nahay 15 ayaa nagala qaadaa, hal dollar iyo barna aan shidaal ku bixino ma noqoneyso.\u201d ayuu mar kale yiri darawalka.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu ku daray \u201cDibadbaxaan illaa shidaalka laga raqiisinaayo wuu soconayaa, dowladdeenna waxaan ka codsaneynaa inay naga qabato ganacsatada\u201d.<\/p>\n<p>Si kastaba, Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa haatan wajaheysa saameyn lama filaan ah oo dhanka dhaqaalaha ah, oo kaga imaneysa dagaalka Mareykanka iyo Israa\u2019iil ay ku qaadeen Iiraan. Qiimaha shidaalka ayaa tan iyo dagaalka cirka isku shareeray qiyaastii 77%, iyada suuqyada Muqdisho laga soo warinayo isbeddel lixaad leh oo ku yimid kharashka ku baxa tamarta.<\/p>\n<p>Maalmo uun ka hor, halkii liitar ee shidaalka baasiinka ah ayaa si xasiloon loogu kala iibsanayay $0.65 (Senti). Si kastaba ha ahaatee, laga soo bilaabo fiidnimadii Jimcaha, qiimaha kaalmaha shidaalka ee magaalada ayaa gaaray $1.5, arrintaas oo darawalada gaadiidka ku reebtay la-tacaalidda xaqiiqadan cusub ee adag.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1266678535670512%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta ayaa maanta dibadbax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho, kaas oo ay uga soo horjeedaan sare u kaca qiimaha shidaalka. Dibadbxayaasha oo aad u careysan ayaa isugu soo baxay qaybo kamid ah waddada Maka Al-Mukarrama, waxayna xirteen isgoyska KM4 oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190615,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1773223412,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Banaanbaxayaal careysan oo xirtay waddada Maka Al-Mukarrama VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Banaanbaxayaal careysan oo xirtay waddada Maka Al-Mukarrama VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta ayaa maanta dibadbax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho, kaas oo ay uga soo horjeedaan sare u kaca qiimaha shidaalka. Dibadbxayaasha oo aad u careysan ayaa isugu soo baxay qaybo kamid ah waddada Maka Al-Mukarrama, waxayna xirteen isgoyska KM4 oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-11T10:03:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"629\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"333\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/\",\"name\":\"Banaanbaxayaal careysan oo xirtay waddada Maka Al-Mukarrama VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png\",\"datePublished\":\"2026-03-11T10:03:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png\",\"width\":629,\"height\":333},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Banaanbaxayaal careysan oo xirtay waddada Maka Al-Mukarrama VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Banaanbaxayaal careysan oo xirtay waddada Maka Al-Mukarrama VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Banaanbaxayaal careysan oo xirtay waddada Maka Al-Mukarrama VIDEO - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta ayaa maanta dibadbax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho, kaas oo ay uga soo horjeedaan sare u kaca qiimaha shidaalka. Dibadbxayaasha oo aad u careysan ayaa isugu soo baxay qaybo kamid ah waddada Maka Al-Mukarrama, waxayna xirteen isgoyska KM4 oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-11T10:03:08+00:00","og_image":[{"width":629,"height":333,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/","name":"Banaanbaxayaal careysan oo xirtay waddada Maka Al-Mukarrama VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png","datePublished":"2026-03-11T10:03:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Screenshot-2026-03-11-095624.png","width":629,"height":333},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxayaal-careysan-oo-xirtay-waddada-maka-al-mukarrama-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Banaanbaxayaal careysan oo xirtay waddada Maka Al-Mukarrama VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190614"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190614"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190616,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190614\/revisions\/190616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190615"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}