{"id":190636,"date":"2026-03-12T19:34:43","date_gmt":"2026-03-12T16:34:43","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190636"},"modified":"2026-03-12T19:34:43","modified_gmt":"2026-03-12T16:34:43","slug":"maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo soo bandhigay hubka uu adeegsaday dagaalka Iran."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190637\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\" alt=\"\" width=\"1320\" height=\"744\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png 1320w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-1024x577.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-768x433.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-1068x602.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-745x420.png 745w\" sizes=\"(max-width: 1320px) 100vw, 1320px\" \/><\/p>\n<p>Weerarkii militari ee wadajirka ahaa ee ay qaadeen Maraykanka iyo Israel ee ka dhanka ahaa Iran ayaa la sheegay inuu billowday 28-kii Febraayo 2026, iyadoo weerarro ballaaran lagu bartilmaameedsaday goobo istaraatiiji ah oo ku yaalla gudaha Iran.<\/p>\n<p>Bilowgii howlgalka, diyaaradaha dagaalka ee ciidamada cirka Israa\u2019iil ayaa duqeymo culus ka fuliyay bartilmaameedyo kala duwan. Diyaaradahan waxaa ka mid ahaa F-15 Eagle, F-22 Raptor iyo F-35 Lightning II, kuwaas oo lagu garaacay bambooyin iyo gantaallo hawada laga soo tuuro. Weerarradan ayaa lagu sheegay in lagu bartilmaameedsaday xarumo militari, saldhigyo gantaallo iyo goobo kale oo muhiim u ah awoodda difaac ee Iran.<\/p>\n<p>Isla waqtigaas, Maraykanka ayaa si toos ah ugu biirtay howlgalka, iyadoo adeegsatay gantaallada riddada dheer ee Tomahawk cruise missile, kuwaas oo laga riday maraakiib iyo saldhigyo militari oo ku yaalla gobolka. Sidoo kale, ciidamada Mareykanka ayaa fuliyay duqeymo cirka ah oo lagu taageerayo weerarrada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Wararka militari ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanka ay tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan wadeen diyaar garow xooggan oo ku aaddanaa suurtagalnimada weerar militari oo ka dhan ah Iran, iyagoo kordhiyay dhaq dhaqaaqyada ciidan iyo hubka ay ku leeyihiin Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Baaritaan uu sameeyay laanta BBC ee Sri Lanka, gaar ahaan kanaalka BBC Sinhala, ayaa si gaar ah diiradda u saaray hubka iyo awoodaha dagaal ee loo adeegsaday 48-kii saac ee ugu horreeyay ee howlgalka militari ee ka dhanka ah Iran.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah hubka cusub ee la adeegsaday ayaa ahaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Lucas. Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ee Bariga Dhexe, United States Central Command, ayaa xaqiijiyay in markii ugu horreysay howlgal dagaal loo adeegsaday drone-ka Lucas.<\/p>\n<p>Diyaaradda Lucas waa drone horumarsan oo loo adeegsado kormeer, sahamin iyo mararka qaar weerarro toos ah. Waxaa soo saartay shirkadda difaaca ee SpektreWorks oo xarunteedu tahay gobolka Arizona ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Isticmaalka tiknoolajiyaddan cusub ayaa muujinaya sida dagaallada casriga ah ay u sii kordhayaan adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo hubka riddada dheer, kuwaas oo awood u siinaya ciidamada inay bartilmaameedsadaan goobo fog iyaga oo aan si toos ah u gelin goobta dagaalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerarkii militari ee wadajirka ahaa ee ay qaadeen Maraykanka iyo Israel ee ka dhanka ahaa Iran ayaa la sheegay inuu billowday 28-kii Febraayo 2026, iyadoo weerarro ballaaran lagu bartilmaameedsaday goobo istaraatiiji ah oo ku yaalla gudaha Iran. Bilowgii howlgalka, diyaaradaha dagaalka ee ciidamada cirka Israa\u2019iil ayaa duqeymo culus ka fuliyay bartilmaameedyo kala duwan. Diyaaradahan waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190637,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1773333313,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190636","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo soo bandhigay hubka uu adeegsaday dagaalka Iran. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo soo bandhigay hubka uu adeegsaday dagaalka Iran. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Weerarkii militari ee wadajirka ahaa ee ay qaadeen Maraykanka iyo Israel ee ka dhanka ahaa Iran ayaa la sheegay inuu billowday 28-kii Febraayo 2026, iyadoo weerarro ballaaran lagu bartilmaameedsaday goobo istaraatiiji ah oo ku yaalla gudaha Iran. Bilowgii howlgalka, diyaaradaha dagaalka ee ciidamada cirka Israa\u2019iil ayaa duqeymo culus ka fuliyay bartilmaameedyo kala duwan. Diyaaradahan waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-12T16:34:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"744\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/\",\"name\":\"Maraykanka oo soo bandhigay hubka uu adeegsaday dagaalka Iran. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\",\"datePublished\":\"2026-03-12T16:34:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\",\"width\":1320,\"height\":744},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo soo bandhigay hubka uu adeegsaday dagaalka Iran.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo soo bandhigay hubka uu adeegsaday dagaalka Iran. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo soo bandhigay hubka uu adeegsaday dagaalka Iran. - Wardoon","og_description":"Weerarkii militari ee wadajirka ahaa ee ay qaadeen Maraykanka iyo Israel ee ka dhanka ahaa Iran ayaa la sheegay inuu billowday 28-kii Febraayo 2026, iyadoo weerarro ballaaran lagu bartilmaameedsaday goobo istaraatiiji ah oo ku yaalla gudaha Iran. Bilowgii howlgalka, diyaaradaha dagaalka ee ciidamada cirka Israa\u2019iil ayaa duqeymo culus ka fuliyay bartilmaameedyo kala duwan. Diyaaradahan waxaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-12T16:34:43+00:00","og_image":[{"width":1320,"height":744,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/","name":"Maraykanka oo soo bandhigay hubka uu adeegsaday dagaalka Iran. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png","datePublished":"2026-03-12T16:34:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png","width":1320,"height":744},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soo-bandhigay-hubka-uu-adeegsaday-dagaalka-iran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo soo bandhigay hubka uu adeegsaday dagaalka Iran."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190636"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190636"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190638,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190636\/revisions\/190638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190637"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}