{"id":190679,"date":"2026-03-15T13:23:11","date_gmt":"2026-03-15T10:23:11","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190679"},"modified":"2026-03-15T13:23:11","modified_gmt":"2026-03-15T10:23:11","slug":"saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/","title":{"rendered":"Saraakiishii Dowladu uga yeertay Baydhabo oo diideen amarka Dowlada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190680\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Taliyayaasha Nabad sugida ,Booliska iyo Milateriga ee Baydhaba ka howlgala kuwaasoo Dowladu shalay ku amartay inay maanta oo Axad ah soo gaaraan Muqdisho si wada-tashiyo jira loola yeesho.<\/p>\n<p>Warar hoose ayaa sheegaya in Taliyayaasha loo yeeray u kala qeybameen kuwo aqbalay amarka Dowlada iyo kuwo diiday loona badinayo inay u dhag raariciyeen Madaxweynaha Maamulka Koofur-Galbeed oo khilaaf uu kala dhexeeyo Dowlada dhexe ee Somalia.<\/p>\n<p>Taliyayaasha aqbalay amarka Dowlada waxaa laga sugayaa Magaalada Muqdisho inay isla maantaba diyaarad u soo raacaan oo soo gaaraan Madaxtooyada Villa Somalia halka kuwa diidayna la hadal hayo in iyagana saacadaha soo socda xilalkooda ay waayi doonaan.<\/p>\n<p>Khilaafka soo kala dhex-galay Lafta-gareen iyo Madaxtooyada Somalia ayaa cirka isku shareertay 24-kii saac ee la soo dhaafay taasoo laga cabsi qabo in meeshii ugu sareysay ay gaarto hadii aan degdeg xal loogu helin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Taliyayaasha Nabad sugida ,Booliska iyo Milateriga ee Baydhaba ka howlgala kuwaasoo Dowladu shalay ku amartay inay maanta oo Axad ah soo gaaraan Muqdisho si wada-tashiyo jira loola yeesho. Warar hoose ayaa sheegaya in Taliyayaasha loo yeeray u kala qeybameen kuwo aqbalay amarka Dowlada iyo kuwo diiday loona badinayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1773570224,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saraakiishii Dowladu uga yeertay Baydhabo oo diideen amarka Dowlada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiishii Dowladu uga yeertay Baydhabo oo diideen amarka Dowlada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Taliyayaasha Nabad sugida ,Booliska iyo Milateriga ee Baydhaba ka howlgala kuwaasoo Dowladu shalay ku amartay inay maanta oo Axad ah soo gaaraan Muqdisho si wada-tashiyo jira loola yeesho. Warar hoose ayaa sheegaya in Taliyayaasha loo yeeray u kala qeybameen kuwo aqbalay amarka Dowlada iyo kuwo diiday loona badinayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-15T10:23:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/\",\"name\":\"Saraakiishii Dowladu uga yeertay Baydhabo oo diideen amarka Dowlada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-15T10:23:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiishii Dowladu uga yeertay Baydhabo oo diideen amarka Dowlada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiishii Dowladu uga yeertay Baydhabo oo diideen amarka Dowlada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saraakiishii Dowladu uga yeertay Baydhabo oo diideen amarka Dowlada - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Taliyayaasha Nabad sugida ,Booliska iyo Milateriga ee Baydhaba ka howlgala kuwaasoo Dowladu shalay ku amartay inay maanta oo Axad ah soo gaaraan Muqdisho si wada-tashiyo jira loola yeesho. Warar hoose ayaa sheegaya in Taliyayaasha loo yeeray u kala qeybameen kuwo aqbalay amarka Dowlada iyo kuwo diiday loona badinayo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-15T10:23:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/","name":"Saraakiishii Dowladu uga yeertay Baydhabo oo diideen amarka Dowlada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg","datePublished":"2026-03-15T10:23:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/thumbnail.jpg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiishii-dowladu-uga-yeertay-baydhabo-oo-diideen-amarka-dowlada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiishii Dowladu uga yeertay Baydhabo oo diideen amarka Dowlada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190679"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190681,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190679\/revisions\/190681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190680"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}