{"id":190844,"date":"2026-03-23T12:32:11","date_gmt":"2026-03-23T09:32:11","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190844"},"modified":"2026-03-23T12:32:11","modified_gmt":"2026-03-23T09:32:11","slug":"laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/","title":{"rendered":"Laftagareen oo magacaawday guddi doorasho oo u gaar ah"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<figure id=\"attachment_190795\" aria-describedby=\"caption-attachment-190795\" style=\"width: 1500px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-190795\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp\" alt=\"lafta-gareen\" width=\"1500\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp 1500w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen-300x180.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen-1024x614.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen-768x461.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen-696x418.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen-1068x641.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen-700x420.webp 700w\" sizes=\"(max-width: 1500px) 100vw, 1500px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-190795\" class=\"wp-caption-text\">lafta-gareen<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u magacaabay guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka maamulkaas, xilli uu cirka isku shareeray khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Guddigan cusub oo ka kooban sagaal xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigay Shuceyb Nuur Xuseen, waxaana si cad loogu amray inuu si deg-deg ah u guda galo howlaha culus ee horyaalla, gaar ahaan diyaarinta iyo hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka.<\/p>\n<p>Ujeeddada ugu weyn ee dhismaha guddigan ayaa ah dardar-gelinta doorashada Golaha Wakiillada iyo tan madaxweynaha Koonfur Galbeed, kuwaas oo haatan si weyn loogu muransan yahay. Khilaafkan ayaa u dhexeeya maamulka Lafta-gareen iyo mucaaradka gudaha, kuwaas oo taageero muuqata ka helaya dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa sii hurisay xiisadda taagan, taas oo mararka qaar isu rogtay gacan ka hadal toos ah. Waxaa muuqata in Lafta-gareen uu u jiheystay qabashada doorasho u gaar ah oo ka dhacda Baydhaba, isagoo raacaya dariiq la mid ah kii uu horey u maray Axmed Madoobe, kaas oo doorasho gaar ah ku qabtay Kismaayo.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u sheegtay in Lafta-gareen uusan haysan sharciyad, iyadoo fartay dhammaan maamullada heer gobol iyo degmo ee Koonfur Galbeed inay sii wataan shaqooyinkooda si caadi ah, ilaa laga helayo hoggaan cusub oo sharciyad buuxda leh.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay ka hortagga firaaq maamul oo halis gelin kara nidaamka dowladeed, iyo sidoo kale ilaalinta xasilloonida iyo sii socoshada adeegyada bulshada.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale lagu xusay in madaxda sare ee Koonfur Galbeed ay ku jiraan muddo dhaaf xileed, loona baahan yahay xal sharciyeysan oo waafaqsan nidaamka dowladnimada. Wasaaradda ayaa sheegtay inay la tashiyo la sameyneyso odayaasha dhaqanka si loo ilaaliyo maamulka jira, isla markaana loo buuxiyo xilalka bannaan.<\/p>\n<p>Guud ahaan, xaaladda siyaasadeed ee u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed ayaa gaartay heer aad u xasaasi ah, iyadoo wararku tilmaamayaan in ciidamo kala taageersan labada dhinac ay isku hor-fadhiyaan gudaha deegaannada maamulkaas, taas oo sare u qaadeysa walaaca laga qabo amni darro sii fida.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190845\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774241958725.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"870\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774241958725.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774241958725-240x300.webp 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/FB_IMG_1774241958725-336x420.webp 336w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u magacaabay guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka maamulkaas, xilli uu cirka isku shareeray khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed. Guddigan cusub oo ka kooban sagaal xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigay Shuceyb Nuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190795,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1774258343,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laftagareen oo magacaawday guddi doorasho oo u gaar ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laftagareen oo magacaawday guddi doorasho oo u gaar ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u magacaabay guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka maamulkaas, xilli uu cirka isku shareeray khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed. Guddigan cusub oo ka kooban sagaal xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigay Shuceyb Nuur [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-23T09:32:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/\",\"name\":\"Laftagareen oo magacaawday guddi doorasho oo u gaar ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp\",\"datePublished\":\"2026-03-23T09:32:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp\",\"width\":1500,\"height\":900,\"caption\":\"lafta-gareen\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laftagareen oo magacaawday guddi doorasho oo u gaar ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laftagareen oo magacaawday guddi doorasho oo u gaar ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laftagareen oo magacaawday guddi doorasho oo u gaar ah - Wardoon","og_description":"&nbsp; Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u magacaabay guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka maamulkaas, xilli uu cirka isku shareeray khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed. Guddigan cusub oo ka kooban sagaal xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigay Shuceyb Nuur [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-23T09:32:11+00:00","og_image":[{"width":1500,"height":900,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/","name":"Laftagareen oo magacaawday guddi doorasho oo u gaar ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp","datePublished":"2026-03-23T09:32:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/lafta-gareen.webp","width":1500,"height":900,"caption":"lafta-gareen"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-magacaawday-guddi-doorasho-oo-u-gaar-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laftagareen oo magacaawday guddi doorasho oo u gaar ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190844"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190846,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190844\/revisions\/190846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190795"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}