{"id":190897,"date":"2026-03-26T12:53:58","date_gmt":"2026-03-26T09:53:58","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190897"},"modified":"2026-03-26T12:53:58","modified_gmt":"2026-03-26T09:53:58","slug":"trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/","title":{"rendered":"Trump oo dajiyay qorshe kale oo halis ku ah Soomaalida Maraykanka."},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_185198\" aria-describedby=\"caption-attachment-185198\" style=\"width: 1320px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-185198\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg\" alt=\"Donald Trump\" width=\"1320\" height=\"743\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg 1320w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860-746x420.jpg 746w\" sizes=\"(max-width: 1320px) 100vw, 1320px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-185198\" class=\"wp-caption-text\">Donald Trump<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in uu si ula kac ah u dedejinayo geeddi-socodka sharciga ah ee dacwadaha socdaalka ee dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa la sheegay in ay ka hor istaageyso dad badan xuquuqdii ay u lahaayeen dhegeysi caddaalad ah, ujeeddaduna ay tahay in si degdeg ah dalka looga mastaafuriyo, sida lagu xusay dacwad federaal ah oo ay Talaadadii gudbiyeen laba xafiis oo bixiya adeegyada sharciga oo fadhigoodu yahay gobolka Minnesota.<\/p>\n<p>Dacwaddan, oo laga diiwaangeliyay Maxkamadda Federaalka ee Degmada Columbia (Washington D.C.), ayaa tilmaamaysa in tan iyo dabayaaqadii bishii Janaayo, Wasaaradda Caddaaladda Mareykanka ay muwaadiniinta Soomaaliyeed saartay diiwaan gaar ah, iyadoo muddeysay fadhiyo maxkamadeed oo waqtigoodu aad u yar yahay.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa caqabad weyn ku noqotay qareenada difaacaya dadkaas. Shirkadda qareenada ee Hines Immigration Law iyo hay\u2019adda u dooda xuquuqda aadanaha ayaa maxkamadda ka codsaday in si degdeg ah loo hakiyo siyaasaddan, iyagoo ku sifeeyay mid baalmarsan dastuurka dalka.<\/p>\n<p>\u201cArrintani ma aha mid la xiriirta hufnaan ama maamulida diiwaanka kiisaska maxkamadda,\u201d ayay tiri Kelsey Hines, oo ah milkiilaha shirkadda Hines Immigration Law.<\/p>\n<p>\u201cTani waa siyaasad si cad loo bartilmaameedsaday oo faquuqaysa hal qowmiyad, looguna talagalay in laga dhaco nidaamka caddaaladda ee sharcigu dammaanad qaaday, lana curyaamiyo awooddii qareenada ee ahayd inay si habboon ugu diyaar garoobaan kiisaskooda.\u201d<\/p>\n<p>Wasaaradda Caddaaladda ayaan weli si degdeg ah uga jawaabin codsiyo loo diray oo lagu weydiinayay eedeymahan.<\/p>\n<p>Dacwaddan ayaa imanaysa xilli uu gobolka Minnesota ka socdo olole ballaaran oo dhanka socdaalka ah, halkaas oo ay deggen yihiin ilaa 80,000 oo Soomaali ah, waana tirada ugu badan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka.<\/p>\n<p>Tallaabooyinkan ayaa qayb ka ah olole gaar ah oo ka dhan ah muwaadiniinta Soomaaliyeed, kuwaas oo Madaxweyne Trump uu marar badan hadallo bahdil ah u jeediyay.<\/p>\n<p>Laga soo bilaabo bishii Diseembar, maamulku wuxuu aagga Minneapolis geeyay kumanaanka tirsan ciidamada socdaalka ee federaalka ee loo yaqaan ICE, isagoo ku andacoonaya inay beegsanayaan kiisas la xiriira wax is-daba-marin.<\/p>\n<p>Trump ayaa bishii Diseembar Soomaalida ku tilmaamay \u201cqashin,\u201d isagoo raaciyay \u201cin aanan laga rabin dalkeenna.\u201d Wuxuu sidoo kale weeraro isdaba joog ah oo midab-takoor ah ku qaaday xildhibaanad Ilhaan Cumar oo laga soo doorto Minnesota, taas oo Mareykanka ku timid qaxootinimo.<\/p>\n<p>Maamulka ayaa sidoo kale isku dayaya in uu meesha ka saaro badbaadada tarxiilka ee in ka badan 2,000 oo muhaajiriin Soomaali ah, kuwaas oo Mareykanka ku nool kuna shaqeysta barnaamijka loo yaqaano Badbaadada Kumeel-gaarka ah (TPS). 13-kii bishii Maarso, garsoore federaal ah ayaa hakiyay isku-daygaas, maadaama dowladda aysan u diyaarsanayn inay maxkamadda horteeda ku difaacdo go\u2019aankaas. Xukuumadda ayaa haatan racfaan ka qaadatay xukunkaas.<\/p>\n<p>Dacwoodayaasha ayaa qoraalkooda Talaadadii ku sifeeyay siyaasaddan cusub ee ka dhanka ah Soomaalida inay tahay mid ka dhalatay \u201chadallada nacaybka xambaarsan\u201d ee maamulka oo la sii xoojiyay.<\/p>\n<p>In kasta oo mas\u2019uuliyiinta maamulka Trump aysan weli xaqiijin siyaasaddan, dhowr qareen oo dhanka socdaalka ah ayaa weriyay in si xawli ah loo soo hormariyay fadhiyada maxkamadeed ee macaamiishooda Soomaalida ah.<\/p>\n<p>Caadi ahaan, kiisaska socdaalku waxay qaataan sanado badan, waxayna leeyihiin fadhiyo kala duwan. Fadhiyada rasmiga ah ee dhegeysiga markhaatiyada iyo caddeyamaha ayaa inta badan la muddeeyaa sanad kahor, taas oo qareenada siisa waqti ku filan oo ay ku diyaar garoobaan.<\/p>\n<p>Balse beryahan dambe, fadhiyada dadka Soomaalida ah ee markii hore loo muddeeyay dabayaaqada sanadaha 2026, 2027, ama 2028, ayaa si lama filaan ah loogu soo hormariyay muddo hal bil gudaheed ah. Qareenada ayaa sidoo kale xusay in kiisaskan lagu aadiyay tiro yar oo garsoorayaal socdaal ah, kuwaas oo la diiwaangeliyay in ay leeyihiin heerka ugu sarreeya ee bixinta amarrada tarxiilka.<\/p>\n<p>Kelsey Hines ayaa bayaan ay soo saartay ku xaqiijisay in boqolkiiba 97% kiisaska macaamiisheeda Soomaalida ah si xawli ah loo soo hormariyay iyadoo la adeegsanayo siyaasaddan. Waxay xustay in xitaa haddii ay shaqeyso 12 saacadood maalintii, toddobada maalmood ee asbuuca, ay weli ka dhinnaan doonto 7,000 oo saacadood oo ay ugu baahan tahay diyaarinta kiisaskaas.<\/p>\n<p>Sida ku cad diiwaanka dacwadda iyo xogta ugu dambeysay ee laga helay xarunta TRAC ee Jaamacadda Syracuse, oo ah xarun xogaha ururisa, wadarta 3.3 milyan oo kiisas socdaal ah oo haatan hor yaalla maxkamadaha Mareykanka ee sugaya in la go\u2019aamiyo, qiyaastii 3,200 oo ka mid ah ayaa khuseeya muwaadiniin u dhashay dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in uu si ula kac ah u dedejinayo geeddi-socodka sharciga ah ee dacwadaha socdaalka ee dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka. Tallaabadan ayaa la sheegay in ay ka hor istaageyso dad badan xuquuqdii ay u lahaayeen dhegeysi caddaalad ah, ujeeddaduna ay tahay in si degdeg ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185198,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1774518850,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo dajiyay qorshe kale oo halis ku ah Soomaalida Maraykanka. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo dajiyay qorshe kale oo halis ku ah Soomaalida Maraykanka. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in uu si ula kac ah u dedejinayo geeddi-socodka sharciga ah ee dacwadaha socdaalka ee dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka. Tallaabadan ayaa la sheegay in ay ka hor istaageyso dad badan xuquuqdii ay u lahaayeen dhegeysi caddaalad ah, ujeeddaduna ay tahay in si degdeg ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-26T09:53:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"743\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/\",\"name\":\"Trump oo dajiyay qorshe kale oo halis ku ah Soomaalida Maraykanka. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg\",\"datePublished\":\"2026-03-26T09:53:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg\",\"width\":1320,\"height\":743,\"caption\":\"Donald Trump\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo dajiyay qorshe kale oo halis ku ah Soomaalida Maraykanka.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo dajiyay qorshe kale oo halis ku ah Soomaalida Maraykanka. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo dajiyay qorshe kale oo halis ku ah Soomaalida Maraykanka. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa lagu eedeeyay in uu si ula kac ah u dedejinayo geeddi-socodka sharciga ah ee dacwadaha socdaalka ee dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka. Tallaabadan ayaa la sheegay in ay ka hor istaageyso dad badan xuquuqdii ay u lahaayeen dhegeysi caddaalad ah, ujeeddaduna ay tahay in si degdeg ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-26T09:53:58+00:00","og_image":[{"width":1320,"height":743,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/","name":"Trump oo dajiyay qorshe kale oo halis ku ah Soomaalida Maraykanka. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg","datePublished":"2026-03-26T09:53:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/1fda12b0-b6b6-4b89-86b8-6a1c658373ed-AP25019662733860.jpg","width":1320,"height":743,"caption":"Donald Trump"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-dajiyay-qorshe-kale-oo-halis-ku-ah-soomaalida-maraykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo dajiyay qorshe kale oo halis ku ah Soomaalida Maraykanka."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190897"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190898,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190897\/revisions\/190898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185198"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}