{"id":190970,"date":"2026-03-30T20:35:56","date_gmt":"2026-03-30T17:35:56","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190970"},"modified":"2026-03-30T20:35:56","modified_gmt":"2026-03-30T17:35:56","slug":"akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/","title":{"rendered":"Akhriso: Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-190971\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/images-3.jpg\" alt=\"\" width=\"516\" height=\"343\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed, Axmed Maxamed Xuseen oo ahaa wasiir si weyn ugu dhow Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa haatan noqonaya ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Lafta-gareen oo todoba sanno kadib ku baxay sidii ay xukuumaddii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku keentay ayaa intii uusan u bixin dalka Kenya u magacaabay Wasiir Axmed inuu noqdo ku-simaha Madaxweynaha.<\/p>\n<p>\u201cLaga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 30 March, 2026 waxaa uu Madaxweynaha DKGS u magacaabay M.ne Ahmed Mohammed Hussein ahna Wasiirka Maaliyadda in uu noqdo Ku-sima Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed,\u201d ayuu Lafta-gareen ku yiri wareegto Madaxweyne oo uu soo saaray ka hor inta uusan ka dhoofan Baydhabo, balse goordhow la baahiyay.<\/p>\n<p>Wareegtada ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in Wasiir Axmed uu xilkaan sii haynayo illaa iyo xal kama dambeys ah laga helayo.<\/p>\n<p>Lafta-gareen ayaa go\u2019aankan u qaatay si uusan u dhicin firaaq dastuuri ah. \u201cMarkuu tixgeliyay xaaladda cakiran iyo qalalaasaha ka jiro deegaanka guud ahaan, iyo hubanti la\u2019aanta ka jirta Dowladda Koonfur Galbeed wuxuu saaray xeerkan madaxweyne ee ku saabsan ku-sime Madaxweyne.\u201d<\/p>\n<p>Cabdicasiis Lafta-gareen oo wajahay cadaadis militari iyo mid siyaasadeed xooggan oo kaga yimid Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu dambeyntii go\u2019aansaday inuu baneeyo xilka maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Si kastaba, Lafta-gareen ayaa maanta lagaga adkaaday magaalada Baydhabo, taas oo ahayd xaruntii ugu dambeysay ee uu ka arriminayay. Horey, ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa la baxay Badbaadada Koonfur Galbeed ayaa ula wareegay inta badan magaalooyinka muhiimka ah ee maamulka.<\/p>\n<p>Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay markii hore dooneysay in Lafta-gareen la keeno Muqdisho, balse ugu dambeyn waxaa la isku raacay inuu u duulo Nairobi, isla markaana ay guda gasho maamul u sameynta Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa la filayaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed ay gaaraan mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190967\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/659762835_1529404422083937_5633537245766519546_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1319\" height=\"1893\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/659762835_1529404422083937_5633537245766519546_n.jpg 1319w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/659762835_1529404422083937_5633537245766519546_n-209x300.jpg 209w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/659762835_1529404422083937_5633537245766519546_n-714x1024.jpg 714w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/659762835_1529404422083937_5633537245766519546_n-768x1102.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/659762835_1529404422083937_5633537245766519546_n-1070x1536.jpg 1070w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/659762835_1529404422083937_5633537245766519546_n-696x999.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/659762835_1529404422083937_5633537245766519546_n-1068x1533.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/659762835_1529404422083937_5633537245766519546_n-293x420.jpg 293w\" sizes=\"(max-width: 1319px) 100vw, 1319px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed, Axmed Maxamed Xuseen oo ahaa wasiir si weyn ugu dhow Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa haatan noqonaya ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Lafta-gareen oo todoba sanno kadib ku baxay sidii ay xukuumaddii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku keentay ayaa intii uusan u bixin dalka Kenya u magacaabay Wasiir Axmed inuu noqdo ku-simaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190973,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1774892177,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190970","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso: Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso: Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed, Axmed Maxamed Xuseen oo ahaa wasiir si weyn ugu dhow Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa haatan noqonaya ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Lafta-gareen oo todoba sanno kadib ku baxay sidii ay xukuumaddii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku keentay ayaa intii uusan u bixin dalka Kenya u magacaabay Wasiir Axmed inuu noqdo ku-simaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-30T17:35:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Skjermbilde-2026-03-30-183419.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"775\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"423\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/\",\"name\":\"Akhriso: Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Skjermbilde-2026-03-30-183419.png\",\"datePublished\":\"2026-03-30T17:35:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Skjermbilde-2026-03-30-183419.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Skjermbilde-2026-03-30-183419.png\",\"width\":775,\"height\":423},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso: Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso: Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso: Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed, Axmed Maxamed Xuseen oo ahaa wasiir si weyn ugu dhow Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa haatan noqonaya ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Lafta-gareen oo todoba sanno kadib ku baxay sidii ay xukuumaddii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku keentay ayaa intii uusan u bixin dalka Kenya u magacaabay Wasiir Axmed inuu noqdo ku-simaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-30T17:35:56+00:00","og_image":[{"width":775,"height":423,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Skjermbilde-2026-03-30-183419.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/","name":"Akhriso: Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Skjermbilde-2026-03-30-183419.png","datePublished":"2026-03-30T17:35:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Skjermbilde-2026-03-30-183419.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/Skjermbilde-2026-03-30-183419.png","width":775,"height":423},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-ku-simaha-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-la-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso: Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190970"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190970"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190974,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190970\/revisions\/190974"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190973"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}