{"id":190981,"date":"2026-03-31T19:31:31","date_gmt":"2026-03-31T16:31:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=190981"},"modified":"2026-03-31T19:31:31","modified_gmt":"2026-03-31T16:31:31","slug":"daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/","title":{"rendered":"DAAWO: Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190982\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"719\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01-295x300.png 295w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01-696x707.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01-414x420.png 414w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta isbeddel ballaaran ku sameeyay xukuumaddiisa, isaga oo soo magacaabay xubno ka mid ah golihiisa wasiiraddda Iyo guddoomiyaal gobol.<br \/>\nSidoo kale waxa uu Madaxweynaha Puntland Deni uu magacaabay.<\/p>\n<p>Isku shaandheynta uu sameeyay madaxweyne Deni ayaa waxaa xilkiisa ku waayay wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Saciid Faarax Juxa, Wasiirka Cadaaladda Puntland iyo xubno kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p><strong>Wasiirrada la magacaabay ayaa kala ah:-<\/strong><\/p>\n<p>1-Cabdirashiid Barqadle Warsame, wasiirka cadaaladda iyo arrimaha diinta<br \/>\n2-Cabdi Cali Xirsi (Qarjab), wasiirka arrimaha gudaha<br \/>\n3-Maxamed Cabdiraxmaan Faroole, wasiirka wasaaradda caafimaadka<br \/>\n4-Barre Yuusuf Faatax, wasiirka wasaaradda qorsheynta,<br \/>\n5-Cabdifitaax Ugaas Yaasiin wasiirka wasaaradda duulista hawada iyo garoomada,<br \/>\n6-Hodan Saciid Xasan, wasiirka wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska<br \/>\n7-Farxaan Cali Xirsi, wasiirka warfaafinta iyo isgaarsiinta<br \/>\n8-Saciid Jaamac Qorsheel, wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha iyo daaqa<br \/>\n9-Caydaruus Axmed Faarax, wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada<br \/>\n10-Maxamed Cabdulqaadir Doonyaale, wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo khayraadka badda<br \/>\n11- Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi, wasiirka wasaaradda gargaarka<br \/>\n12-Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux, wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka<br \/>\n13-Maxamuud Caydiid Dirir, wasiirka wasaaradda dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska.<\/p>\n<p><strong>Wasiir ku xigeennada cusub ee la magacaabay<\/strong><\/p>\n<p>1-Axmed Maxamuud Maxamed (Qaxiye), wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta<br \/>\n2-Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha<br \/>\n3-Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax, wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga<br \/>\n4- Axmed Yaasiin Saalax, wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda<br \/>\n5-Maxamed Xasan Saciid, wasiir ku xigeenka wasaaradda qorsheynta<br \/>\n6-Musadaq Maxamed Musadaq, wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada<br \/>\n7-Maryan Cismaan Axmed, wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka<br \/>\n8-Eng. Maxamed xmed Cali Ismaaciil, wasiir ku xigeenka wasaaradda Dekedaha<br \/>\n9-Bile Maxamuud Axmed Qabowsade, wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta<br \/>\n10- Cabdirashiid Cabdirisaaq Cabdi wasiir ku xigeenka wasaaradda kalluumeysiga<br \/>\n11-Xasan Jaamac Ismaaciil, wasiir ku xigeenka wasaaradda xanaanada xoolaha<br \/>\n12-Cabdiraxmaan Khaliif Faarax, wasiir ku xigeenka wasaaradda tamarta<br \/>\n13-Maxamed Saciid Saalax, wasiir ku xigeenka wasaaradda deegaanka<br \/>\n14-Axmed Saciid Qolombi, wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha<br \/>\n15- Riyaad Axme Cali, wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka<br \/>\n16-Maxamuud Maxamed Daad, wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha.<\/p>\n<p>Dhanka kale, isla wareegtadan waxaa lagu magacaabay wasiiru dowleyaal cusub, xisaabiyaha guud, guddoomiyaha iyo agaasimaha guud ee Bankiga, agaasimaha guud ee madaxtooyada, guddoomiyaha hay\u2019adda shaqaalaha rayidka ah iyo guddoomiyeyaasha gobollada maamul-goboleedka Puntland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/cRY8gJNhU9g\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta isbeddel ballaaran ku sameeyay xukuumaddiisa, isaga oo soo magacaabay xubno ka mid ah golihiisa wasiiraddda Iyo guddoomiyaal gobol. Sidoo kale waxa uu Madaxweynaha Puntland Deni uu magacaabay. Isku shaandheynta uu sameeyay madaxweyne Deni ayaa waxaa xilkiisa ku waayay wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Saciid Faarax Juxa, Wasiirka Cadaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":190982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1774974711,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-190981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta isbeddel ballaaran ku sameeyay xukuumaddiisa, isaga oo soo magacaabay xubno ka mid ah golihiisa wasiiraddda Iyo guddoomiyaal gobol. Sidoo kale waxa uu Madaxweynaha Puntland Deni uu magacaabay. Isku shaandheynta uu sameeyay madaxweyne Deni ayaa waxaa xilkiisa ku waayay wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Saciid Faarax Juxa, Wasiirka Cadaaladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-03-31T16:31:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"708\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/\",\"name\":\"DAAWO: Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png\",\"datePublished\":\"2026-03-31T16:31:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png\",\"width\":708,\"height\":719},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta isbeddel ballaaran ku sameeyay xukuumaddiisa, isaga oo soo magacaabay xubno ka mid ah golihiisa wasiiraddda Iyo guddoomiyaal gobol. Sidoo kale waxa uu Madaxweynaha Puntland Deni uu magacaabay. Isku shaandheynta uu sameeyay madaxweyne Deni ayaa waxaa xilkiisa ku waayay wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Saciid Faarax Juxa, Wasiirka Cadaaladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-03-31T16:31:31+00:00","og_image":[{"width":708,"height":719,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/","name":"DAAWO: Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png","datePublished":"2026-03-31T16:31:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/03\/01.png","width":708,"height":719},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-isku-shaandheyn-ku-sameeyay-golihiisa-wasiirada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Siciid Deni oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190981"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=190981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":190983,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/190981\/revisions\/190983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/190982"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=190981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=190981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=190981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}