{"id":191036,"date":"2026-04-02T12:54:25","date_gmt":"2026-04-02T09:54:25","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191036"},"modified":"2026-04-02T12:54:25","modified_gmt":"2026-04-02T09:54:25","slug":"daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/","title":{"rendered":"DAAWO: Saraakiisha ugu saraysa hay\u2019adaha amniga oo gaaray Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191039\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png\" alt=\"\" width=\"1158\" height=\"687\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png 1158w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316-300x178.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316-1024x608.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316-768x456.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316-696x413.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316-1068x634.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316-708x420.png 708w\" sizes=\"(max-width: 1158px) 100vw, 1158px\" \/><\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, iyadoo loo diyaar garoobayo soo dhawaynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta gaaray Baydhabo waxaa ka mid ah taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, taliyaha Ciidanka Badda, Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Nuur Shuute, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Asad Cismaan Cabdullaahi, Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, iyo saraakiil kale oo ka tirsan hay\u2019adaha amniga dalka.<\/p>\n<p>Imaanshahooda ayaa qeyb ka ah diyaar-garowga safarka Madaxweynaha iyo hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, kuwaas oo la filayo inay maanta gaaraan Baydhabo si ay uga qaybgalaan kulamo muhiim ah oo ka dhici doona magaalada.<\/p>\n<p>Dhanka ammaanka, magaalada Baydhabo waxaa si weyn loogu adkeeyay, iyadoo waddooyinka waaweyn iyo goobaha istaraatiijiga ah lagu arkayo ciidamo kala duwan oo ka tirsan dowladda, kuwaas oo sugaya amniga madaxda sare ee dalka.<\/p>\n<p>Tallaabooyinkan ayaa muujinaya muhiimadda safarka Madaxweynaha, isla markaana ay ka tarjumayso dadaalka dowladda ee lagu xaqiijinayo nabadgelyada iyo xasilloonida goobaha ay ka dhici doonaan kulamada, iyadoo Baydhabo ay weli tahay xarun muhiim ah oo istaraatiiji ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-191036-1\" width=\"696\" height=\"392\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FDownloader.Net_AQOid923RNXnv8v06yOte8H1zBHDbhcltP1SzOCJwYKBwy2C2WCbbf4GwvOIJnaTB3gFzp3NjpRkM6PXncAk773JkkvTaX7ahDDMXutjje9bQQ_720p_HD.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FDownloader.Net_AQOid923RNXnv8v06yOte8H1zBHDbhcltP1SzOCJwYKBwy2C2WCbbf4GwvOIJnaTB3gFzp3NjpRkM6PXncAk773JkkvTaX7ahDDMXutjje9bQQ_720p_HD.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FDownloader.Net_AQOid923RNXnv8v06yOte8H1zBHDbhcltP1SzOCJwYKBwy2C2WCbbf4GwvOIJnaTB3gFzp3NjpRkM6PXncAk773JkkvTaX7ahDDMXutjje9bQQ_720p_HD.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, iyadoo loo diyaar garoobayo soo dhawaynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Mas\u2019uuliyiinta gaaray Baydhabo waxaa ka mid ah taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, taliyaha Ciidanka Badda, Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Nuur Shuute, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Asad Cismaan Cabdullaahi, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1775123678,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191036","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Saraakiisha ugu saraysa hay\u2019adaha amniga oo gaaray Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Saraakiisha ugu saraysa hay\u2019adaha amniga oo gaaray Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, iyadoo loo diyaar garoobayo soo dhawaynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Mas\u2019uuliyiinta gaaray Baydhabo waxaa ka mid ah taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, taliyaha Ciidanka Badda, Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Nuur Shuute, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Asad Cismaan Cabdullaahi, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-02T09:54:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1158\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"687\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/\",\"name\":\"DAAWO: Saraakiisha ugu saraysa hay\u2019adaha amniga oo gaaray Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png\",\"datePublished\":\"2026-04-02T09:54:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png\",\"width\":1158,\"height\":687},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Saraakiisha ugu saraysa hay\u2019adaha amniga oo gaaray Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Saraakiisha ugu saraysa hay\u2019adaha amniga oo gaaray Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Saraakiisha ugu saraysa hay\u2019adaha amniga oo gaaray Baydhabo - Wardoon","og_description":"Mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, iyadoo loo diyaar garoobayo soo dhawaynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Mas\u2019uuliyiinta gaaray Baydhabo waxaa ka mid ah taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, taliyaha Ciidanka Badda, Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Nuur Shuute, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Asad Cismaan Cabdullaahi, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-02T09:54:25+00:00","og_image":[{"width":1158,"height":687,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/","name":"DAAWO: Saraakiisha ugu saraysa hay\u2019adaha amniga oo gaaray Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png","datePublished":"2026-04-02T09:54:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Skjermbilde-2026-04-02-105316.png","width":1158,"height":687},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiisha-ugu-saraysa-hayadaha-amniga-oo-gaaray-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Saraakiisha ugu saraysa hay\u2019adaha amniga oo gaaray Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191036"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191036"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191041,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191036\/revisions\/191041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191039"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}