{"id":191131,"date":"2026-04-05T11:34:26","date_gmt":"2026-04-05T08:34:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191131"},"modified":"2026-04-05T18:46:33","modified_gmt":"2026-04-05T15:46:33","slug":"ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191105\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n-1536x1025.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dalacsiin siisay ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu qabtay magaalada Baydhaba, xarunta gobolka Baay, kadib markii ay guul ka gaareen waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhaba. Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ciidamada ku hambalyeeyay geesinimadooda iyo guusha ay ka gaareen howlgalka, isaga oo xusay in ay muujiyeen dhiirranimo weyn.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in waddadan dheer, oo 2009-kii ugu dambeysay la isticmaali jiray, ay ciidamadu dib u fureen, taasoo ummadda Soomaaliyeed u suuragelisay in ay si nabad ah u isticmaasho waddada. Jeneraal Ibraahim ayaa tilmaamay in howlgalku jab weyn ku noqday maleeshiyaadka Al-Shabaab, isla markaana ciidamada ay u muujiyeen awood ciidan oo sare.<\/p>\n<p>Ciidamada howlgalka ka qeyb qaatay ayaa la siiyay dalacsiin min hal darajo ah, iyadoo sidoo kale saraakiishii iyo saraakiil xigeennadii hoggaaminayay howlgalka la ballanqaaday in ay helayaan dalacsiin la mid ah. Taliyaha ayaa si niyad leh ugu mahadceliyay dadaalka iyo geesinimada ciidamada, isaga oo sheegay in dalacsiintani ay tahay aqoonsi loogu talagalay kartidooda iyo hawlkarnimadooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhaba la furay, iyadoo dagaallo ka dhacay waddadaas lagu jabiyay argagixisada, kuwaas oo ugu dambeeyay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Baay. Muddooyinkii ugu dambeeyay, ciidamada dowladda ayaa kordhiyay howlgallada ay ka wadaan qaybo badan oo dalka ka mid ah, gaar ahaan gobollada Shabeellada, si loo xoojiyo amniga loona xaqiijiyo nabadgelyada bulshada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/v5tm7Pr8s1w\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dalacsiin siisay ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu qabtay magaalada Baydhaba, xarunta gobolka Baay, kadib markii ay guul ka gaareen waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhaba. Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ciidamada ku hambalyeeyay geesinimadooda iyo guusha ay ka gaareen howlgalka, isaga oo xusay in ay muujiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1775378078,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1775378632,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1775404067,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa dalacsiin siisay ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu qabtay magaalada Baydhaba, xarunta gobolka Baay, kadib markii ay guul ka gaareen waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhaba. Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ciidamada ku hambalyeeyay geesinimadooda iyo guusha ay ka gaareen howlgalka, isaga oo xusay in ay muujiyeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-05T08:34:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-04-05T15:46:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/\",\"name\":\"DAAWO: Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-04-05T08:34:26+00:00\",\"dateModified\":\"2026-04-05T15:46:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay. - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa dalacsiin siisay ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu qabtay magaalada Baydhaba, xarunta gobolka Baay, kadib markii ay guul ka gaareen waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhaba. Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ciidamada ku hambalyeeyay geesinimadooda iyo guusha ay ka gaareen howlgalka, isaga oo xusay in ay muujiyeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-05T08:34:26+00:00","article_modified_time":"2026-04-05T15:46:33+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1366,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/","name":"DAAWO: Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg","datePublished":"2026-04-05T08:34:26+00:00","dateModified":"2026-04-05T15:46:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/662314946_1416696207168181_7532747742269257125_n.jpg","width":2048,"height":1366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-laftagareen-ka-saaray-baydhabo-oo-dalacsiiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Ciidanka Laftagareen ka saaray Baydhabo oo dalacsiiyay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191131"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191131"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191134,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191131\/revisions\/191134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191105"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}