{"id":191135,"date":"2026-04-05T18:47:34","date_gmt":"2026-04-05T15:47:34","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191135"},"modified":"2026-04-05T18:47:34","modified_gmt":"2026-04-05T15:47:34","slug":"markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/","title":{"rendered":"Markabkii shidaalka soosaari lahaa oo iamanaya Somliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191136\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1219\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg 1219w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n-300x133.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n-1024x454.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n-768x340.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n-696x308.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n-1068x473.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n-948x420.jpg 948w\" sizes=\"(max-width: 1219px) 100vw, 1219px\" \/><\/p>\n<p>Sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Tamarta Dalka Turkey Markabkii soo saari lahaa shidaalka Somalia ayaa soo gaaray xeebaha Somalia xili lagu wado inuu sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabo qodsta iyo soo saarista shidaalka iyo macdanta dhex ceegaagta bariga iyo badda Somalia.<\/p>\n<p>Wasiirka u hadlay Dowlada Turkey wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in dhawaan Soomaaliya ka mid noqon doonto dalalka dunida ee ka faa\u2019iideystay kheyraadka dhulkooda dhex-yaal,wuxuu carabka ku adkeeyay in Somalia dhawaan ka taajiri doono dhidaalkeeda iyo macdanteeda.<\/p>\n<p>Wasiirka Tamarta Turkey wuxuu sidoo kale sheegay in bariga iyo badda Somalia ay dhex ceegaagaan shidaal iyo macaadin gaarsiin katra Somalia nolol dhaqaale oo aad u sareysa lana mid ah mida ay heystaan dalalka shidaalka soo saara.<\/p>\n<p>Markabka Turkida iyo shaqaalaha uu wado ee loogu talo galay soo saarista shidaalka ayaa diyaar u ahay inay maalmaha soo socda maqashiyiin dhagaha Soomaalida war aad loogu farxo oo la xiriira shidaalka iyo macaadinta Somalia ay heysato,sidoo kale labada dal ee Turkey iyo Somalia hore ayay uga heshiiyeen sida ay u qeybsanayaan dhaqaalaha ka soo xarooda ilaa iyo muda cayiman oo ku siman inta Turkida ay ka helayaan dhaqaalihii ka galay soo saarista shidaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Tamarta Dalka Turkey Markabkii soo saari lahaa shidaalka Somalia ayaa soo gaaray xeebaha Somalia xili lagu wado inuu sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabo qodsta iyo soo saarista shidaalka iyo macdanta dhex ceegaagta bariga iyo badda Somalia. Wasiirka u hadlay Dowlada Turkey wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191136,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1775404068,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Markabkii shidaalka soosaari lahaa oo iamanaya Somliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Markabkii shidaalka soosaari lahaa oo iamanaya Somliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Tamarta Dalka Turkey Markabkii soo saari lahaa shidaalka Somalia ayaa soo gaaray xeebaha Somalia xili lagu wado inuu sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabo qodsta iyo soo saarista shidaalka iyo macdanta dhex ceegaagta bariga iyo badda Somalia. Wasiirka u hadlay Dowlada Turkey wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in dhawaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-05T15:47:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1219\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/\",\"name\":\"Markabkii shidaalka soosaari lahaa oo iamanaya Somliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-04-05T15:47:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg\",\"width\":1219,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Markabkii shidaalka soosaari lahaa oo iamanaya Somliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Markabkii shidaalka soosaari lahaa oo iamanaya Somliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Markabkii shidaalka soosaari lahaa oo iamanaya Somliya - Wardoon","og_description":"Sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Tamarta Dalka Turkey Markabkii soo saari lahaa shidaalka Somalia ayaa soo gaaray xeebaha Somalia xili lagu wado inuu sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabo qodsta iyo soo saarista shidaalka iyo macdanta dhex ceegaagta bariga iyo badda Somalia. Wasiirka u hadlay Dowlada Turkey wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in dhawaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-05T15:47:34+00:00","og_image":[{"width":1219,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/","name":"Markabkii shidaalka soosaari lahaa oo iamanaya Somliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg","datePublished":"2026-04-05T15:47:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/666826009_964039049513187_3399246510172936933_n.jpg","width":1219,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/markabkii-shidaalka-soosaari-lahaa-oo-iamanaya-somliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Markabkii shidaalka soosaari lahaa oo iamanaya Somliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191135"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191137,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191135\/revisions\/191137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191136"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}