{"id":191244,"date":"2026-04-15T11:05:17","date_gmt":"2026-04-15T08:05:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191244"},"modified":"2026-04-15T11:05:17","modified_gmt":"2026-04-15T08:05:17","slug":"askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/","title":{"rendered":"Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo lagu dilay Degmada Xamarweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191245\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"436\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n-300x198.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n-636x420.jpg 636w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Sida uu xaqiijiyay taliyaha ilaalada wasiirka Amniga ee XFS, ciidamo booliis ah oo ku sugnaa meel bar koontarool ah oo ku taala Xamarwayne ayaa waxaa soo gaaray baabuurka wasiirka Amniga Fartaag oo uu markaas waday darawalka wasiirka, waxaana kadib dhacay is fahmi waa labada dhinac ah, taas oo sababtay in darawalku la soo baxo bastoolad halka ciidankii barta koontatool joogay ee booliisku ay qoryo ula soo baxeen darawalka.<\/p>\n<p>Arrinta ayaa waxaa ay gaartay taliyaha ciidanka ilaalada wasiirka amniga oo lagu magacaabo kayse, kadib waxaa ay ka soo dhaqaaqeen guriga wasiir Fartaag, iyaga oo sooo aaday goobta lagu haysto darawalka iyo baabuurka wasiir Fartaag.<\/p>\n<p>Waxaa dhex ka soo raacay ciidanka uu watay taliyaha wasiirka askari ka tirsan ciidanka madaxtooyada, waxaana uu si lama filaan ah ugu orday goobtii ismari waagu ka taagnaa, waxaana uu isku dayay in uu difaaco darawalka wasiirka, hase ahaatee taliyihii barta koontarool ayaa xabad ku riday askarigii ka tirsanaa ciidanka madaxtooyada ee gurmad ahaanta u soo raacay ciidanka ilaalada wasiirka Amniga, taasi oo sababtay in uu halkaas ku dhaawacmo, balse markii danbe uu u geeriyooday dhaawacaas.<\/p>\n<p>Ciidankii uu watay taliyaha ilaalada wasiirka ayaa ku guulaystay in ay qabtaan taliyihiin checkpoint ga, kadibna ay geeyaan saldhigga booliiska Xamarwayne, halkaas oo lagu hayo taliyahaas.<\/p>\n<p>Si nabadgalyo ah ayuu ku soo baxay baabuurkii wasiirka ee uu saarnaa darawalka oo kaliya, waxaana laga warsugayaa sida xaaladu noqoto, inkasta oo uu askarigii dilay askariga kale uu ku andacoonayo in xabaddu ay si kama\u2019 ah uga fakatay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida uu xaqiijiyay taliyaha ilaalada wasiirka Amniga ee XFS, ciidamo booliis ah oo ku sugnaa meel bar koontarool ah oo ku taala Xamarwayne ayaa waxaa soo gaaray baabuurka wasiirka Amniga Fartaag oo uu markaas waday darawalka wasiirka, waxaana kadib dhacay is fahmi waa labada dhinac ah, taas oo sababtay in darawalku la soo baxo bastoolad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1776240329,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo lagu dilay Degmada Xamarweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo lagu dilay Degmada Xamarweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida uu xaqiijiyay taliyaha ilaalada wasiirka Amniga ee XFS, ciidamo booliis ah oo ku sugnaa meel bar koontarool ah oo ku taala Xamarwayne ayaa waxaa soo gaaray baabuurka wasiirka Amniga Fartaag oo uu markaas waday darawalka wasiirka, waxaana kadib dhacay is fahmi waa labada dhinac ah, taas oo sababtay in darawalku la soo baxo bastoolad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-15T08:05:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"436\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/\",\"name\":\"Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo lagu dilay Degmada Xamarweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-04-15T08:05:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg\",\"width\":660,\"height\":436},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo lagu dilay Degmada Xamarweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo lagu dilay Degmada Xamarweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo lagu dilay Degmada Xamarweyne - Wardoon","og_description":"Sida uu xaqiijiyay taliyaha ilaalada wasiirka Amniga ee XFS, ciidamo booliis ah oo ku sugnaa meel bar koontarool ah oo ku taala Xamarwayne ayaa waxaa soo gaaray baabuurka wasiirka Amniga Fartaag oo uu markaas waday darawalka wasiirka, waxaana kadib dhacay is fahmi waa labada dhinac ah, taas oo sababtay in darawalku la soo baxo bastoolad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-15T08:05:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":436,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/","name":"Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo lagu dilay Degmada Xamarweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg","datePublished":"2026-04-15T08:05:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1765952677600325801_839496235609960_6045817863920704188_n.jpg","width":660,"height":436},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askari-ka-tirsan-ilaalada-madaxtooyada-oo-lagu-dilay-degmada-xamarweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada oo lagu dilay Degmada Xamarweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191244"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191246,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191244\/revisions\/191246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191245"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}