{"id":191247,"date":"2026-04-16T11:40:06","date_gmt":"2026-04-16T08:40:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191247"},"modified":"2026-04-16T11:42:05","modified_gmt":"2026-04-16T08:42:05","slug":"daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/","title":{"rendered":"Dowlada Somalia oo war culus ka soo saartay Safiirka Israa\u2019iil u soo magaabatay Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday Tallaabo Israa\u2019iil Ku Wajahan oo Wax u Dhimaysa Madax -bannaanideeda iyo Midnimadeeda Dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa dhawaaqii ugu dambeeyay ee ka soo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa\u2019iil ee ku saabsan magacaabista wakiil diblomaasiyadeed oo loo diraayo gobollada waqooyi ee Soomaaliya.<br \/>\nTallaabadan waxay si toos ah u jebinaysaa madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxay si cad uga hor imaanaysaa sharciga caalamiga ah, oo ay ku jiraan Axdiga Qaramada Midoobay iyo mabaadi\u2019da aasaasiga ah ee Midowga Afrika, kuwaas oo si aan mugdi lahayn u aqoonsan Soomaaliya inay tahay hal dal oo madax-bannaan, midaysan, oo aan la kala qaybin karin gudaha xuduudaheeda caalamku aqoonsan yahay.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si buuxda u diiddan tahay isku day kasta oo lagu siinayo aqoonsi diblomaasiyadeed ama siyaasadeed qayb kasta oo ka mid ah dhulkeeda oo ka baxsan awoodda Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Somaliland waa qayb ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Qorshe kasta oo lagu muujinayo inay tahay maamul gaar ah oo ka madax-bannaan Soomaaliya ma laha wax sal sharci ah, wuxuuna wiiqayaa is-afgaradka caalamiga ah ee jira.<br \/>\nXilli ay Soomaaliya si dhow ula shaqaynayso saaxiibadeeda caalamiga ah si ay u xoojiso hay\u2019adaha dowladeed, u ballaariso dimuqraadiyadda, u horumariso dib-uheshiisiinta qaran, isla markaana ula dagaallanto argagixisada, tallaabooyinka noocan ah waxay halis gelinayaan horumarka gobolka waxayna dhiirrigelinayaan fikrado kala qaybin ah.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ugu baaqaysaa Dowladda Israa\u2019iil inay dib u eegto oo ay ka noqoto go\u2019aankan, isla markaana si buuxda u ixtiraamto madax-bannaanida, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay sidoo kale ugu baaqaysaa Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, Jaamacadda Carabta, Ururka Iskaashiga Islaamka, Midowga Yurub, iyo guud ahaan beesha caalamka inay ilaaliyaan sharciga caalamiga ah, kana hortagaan tallaabo kasta oo wiiqaysa midnimada Soomaaliya ama sharciyeynaysa sheegashooyinka gooni-goosadka.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay weli ku adkaysanaysaa go\u2019aankeeda ah ilaalinta midnimadeeda qaran iyo xuquuqdeeda madax bannaan iyadoo adeegsanaysa dhammaan waddooyinka diblomaasiyadeed, siyaasadeed, iyo sharci ee la jaanqaadaya sharciga caalamiga ah.<br \/>\n-DHAMMAAD-<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday Tallaabo Israa\u2019iil Ku Wajahan oo Wax u Dhimaysa Madax -bannaanideeda iyo Midnimadeeda Dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa dhawaaqii ugu dambeeyay ee ka soo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa\u2019iil ee ku saabsan magacaabista wakiil diblomaasiyadeed oo loo diraayo gobollada waqooyi ee Soomaaliya. Tallaabadan waxay si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1776328818,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1776328937,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191247","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Somalia oo war culus ka soo saartay Safiirka Israa\u2019iil u soo magaabatay Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Somalia oo war culus ka soo saartay Safiirka Israa\u2019iil u soo magaabatay Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday Tallaabo Israa\u2019iil Ku Wajahan oo Wax u Dhimaysa Madax -bannaanideeda iyo Midnimadeeda Dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa dhawaaqii ugu dambeeyay ee ka soo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa\u2019iil ee ku saabsan magacaabista wakiil diblomaasiyadeed oo loo diraayo gobollada waqooyi ee Soomaaliya. Tallaabadan waxay si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-16T08:40:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-04-16T08:42:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1272\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"820\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/\",\"name\":\"Dowlada Somalia oo war culus ka soo saartay Safiirka Israa\u2019iil u soo magaabatay Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg\",\"datePublished\":\"2026-04-16T08:40:06+00:00\",\"dateModified\":\"2026-04-16T08:42:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg\",\"width\":1272,\"height\":820},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Somalia oo war culus ka soo saartay Safiirka Israa\u2019iil u soo magaabatay Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Somalia oo war culus ka soo saartay Safiirka Israa\u2019iil u soo magaabatay Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Somalia oo war culus ka soo saartay Safiirka Israa\u2019iil u soo magaabatay Somaliland - Wardoon","og_description":"Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday Tallaabo Israa\u2019iil Ku Wajahan oo Wax u Dhimaysa Madax -bannaanideeda iyo Midnimadeeda Dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa dhawaaqii ugu dambeeyay ee ka soo yeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa\u2019iil ee ku saabsan magacaabista wakiil diblomaasiyadeed oo loo diraayo gobollada waqooyi ee Soomaaliya. Tallaabadan waxay si [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-16T08:40:06+00:00","article_modified_time":"2026-04-16T08:42:05+00:00","og_image":[{"width":1272,"height":820,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/","name":"Dowlada Somalia oo war culus ka soo saartay Safiirka Israa\u2019iil u soo magaabatay Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg","datePublished":"2026-04-16T08:40:06+00:00","dateModified":"2026-04-16T08:42:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.jpg","width":1272,"height":820},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawodowlada-somalia-oo-war-culus-ka-soo-saartay-safiirka-israaiil-u-soo-magaabatay-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Somalia oo war culus ka soo saartay Safiirka Israa\u2019iil u soo magaabatay Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191247"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191247"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191249,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191247\/revisions\/191249"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155308"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}