{"id":191250,"date":"2026-04-16T11:45:34","date_gmt":"2026-04-16T08:45:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191250"},"modified":"2026-04-16T11:45:34","modified_gmt":"2026-04-16T08:45:34","slug":"ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/","title":{"rendered":"Ruushka oo digniin adag kasoo saaray qorshaha Mareykanka ee Iiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191251\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Amniga Qaranka ee dalka Ruushka ayaa soo saaray digniin caalami ah oo aad u culus, iyagoo si cad u sheegay in diblomaasiyadda uu Maraykanku wado ay tahay \u201cGabbaad\u201d (Cover) lagu qarinayo qorshe milateri oo ka weyn inta la filayo, kaas oo kuwajahan dalka Iran.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay Moscow, ujeedka dhabta ah ee Maraykanka ee wada-hadalladan Pakistan ayaa ah in ay helaan waqti iyo marmarsiiyo ay ciidamo aad u tiro badan isugu keenaan gobolka Barriga Dhexe, si ay u qaadaan duullaan dhinaca dhulka ah (Ground Invasion) oo ka dhan ah Jamhuuriyadda Iiraan.<\/p>\n<p>Digniintan ayaa macno u samaynaysa dhacdooyinkii u dambeeyay, diidmadii Iiraan ee shuruudihii Maraykanka, markabkii Shiinaha ee jabiyey xayiraadda iyo hadalkii lama filaanka ahaa ee Trump, dhammaantood hadda waxay u muuqdaan shax (chess) lagu diyaarinayo dagaal weyn oo fool-ka-fool ah, halkii ay ka ahaan lahaayeen tallaabooyin nabadeed.<\/p>\n<p>Haddii xogtan Ruushku ay dhab tahay, waxay ka dhigan tahay in qarka loo saaran nahay dagaalkii ugu khasaaraha badnaa ee soo mara Bariga Dhexe tobanaan sano, soo faragelinta Ruushku waxay sidoo kale u tahay dhiirigelin Iiraan, taas oo iyaduna dardargelin karta diyaargarowgeeda difaaca, dunidu hadda ma ahan mid sugeysa nabad, saacadda uu qarxi doono dagaalka weyn ee dhulka ayaa ah filashada weyn, sida ay qabaan Falanqeeyayaasha reer galbeedka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Amniga Qaranka ee dalka Ruushka ayaa soo saaray digniin caalami ah oo aad u culus, iyagoo si cad u sheegay in diblomaasiyadda uu Maraykanku wado ay tahay \u201cGabbaad\u201d (Cover) lagu qarinayo qorshe milateri oo ka weyn inta la filayo, kaas oo kuwajahan dalka Iran. Sida laga soo xigtay Moscow, ujeedka dhabta ah ee Maraykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1776329178,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ruushka oo digniin adag kasoo saaray qorshaha Mareykanka ee Iiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ruushka oo digniin adag kasoo saaray qorshaha Mareykanka ee Iiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Amniga Qaranka ee dalka Ruushka ayaa soo saaray digniin caalami ah oo aad u culus, iyagoo si cad u sheegay in diblomaasiyadda uu Maraykanku wado ay tahay \u201cGabbaad\u201d (Cover) lagu qarinayo qorshe milateri oo ka weyn inta la filayo, kaas oo kuwajahan dalka Iran. Sida laga soo xigtay Moscow, ujeedka dhabta ah ee Maraykanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-16T08:45:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/\",\"name\":\"Ruushka oo digniin adag kasoo saaray qorshaha Mareykanka ee Iiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg\",\"datePublished\":\"2026-04-16T08:45:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ruushka oo digniin adag kasoo saaray qorshaha Mareykanka ee Iiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ruushka oo digniin adag kasoo saaray qorshaha Mareykanka ee Iiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ruushka oo digniin adag kasoo saaray qorshaha Mareykanka ee Iiraan - Wardoon","og_description":"Golaha Amniga Qaranka ee dalka Ruushka ayaa soo saaray digniin caalami ah oo aad u culus, iyagoo si cad u sheegay in diblomaasiyadda uu Maraykanku wado ay tahay \u201cGabbaad\u201d (Cover) lagu qarinayo qorshe milateri oo ka weyn inta la filayo, kaas oo kuwajahan dalka Iran. Sida laga soo xigtay Moscow, ujeedka dhabta ah ee Maraykanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-04-16T08:45:34+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/","name":"Ruushka oo digniin adag kasoo saaray qorshaha Mareykanka ee Iiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg","datePublished":"2026-04-16T08:45:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Policy_alert_0007-1280x720-c-center.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-oo-digniin-adag-kasoo-saaray-qorshaha-mareykanka-ee-iiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ruushka oo digniin adag kasoo saaray qorshaha Mareykanka ee Iiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191250"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191250"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191252,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191250\/revisions\/191252"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191251"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}