{"id":191494,"date":"2026-05-05T11:44:01","date_gmt":"2026-05-05T08:44:01","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191494"},"modified":"2026-05-05T11:44:01","modified_gmt":"2026-05-05T08:44:01","slug":"safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/","title":{"rendered":"Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya miya dalka laga eryay."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191496\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg\" alt=\"\" width=\"548\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg 548w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527-300x199.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 548px) 100vw, 548px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warar la isla dhexmarayay oo sheegayay in safiirka dowladda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho laga eryay dalka, iyadoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku tilmaantay wararkaasi kuwo been abuur ah oo aan wax sal ah lahayn.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in dowladda ay ku boorrisay warbaahinta iyo shacabka inay xogta ka helaan ilaha rasmiga ah, isla markaana laga fogaado faafinta wararka aan la hubin.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in Imaaraadka Carabta uu wado dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in dalal cusub ay aqoonsadaan Somaliland. Ilo-wareedyo diblomaasiyadeed ayaa tilmaamay in dadaalladan ay si gaar ah diiradda u saarayaan dalal ay ka mid yihiin Eswatini iyo Argentina, iyadoo la filayo in tallaabooyin la xiriira arrintan ay soo baxaan maalmaha soo socda.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay mowqifkeeda ku aaddan midnimada iyo wadajirka dhuleed ee dalka, waxayna ka digtay in aqoonsi kasta oo shisheeye oo la siiyo Somaliland uu dhaawacayo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Somaliland, oo ku dhawaaqday inay ka go\u2019day Soomaaliya sanadkii 1991-kii, ayaan weli helin aqoonsi caalami ah oo ballaaran, inkastoo dadaallo diblomaasiyadeed oo muddo dheer socday ay wali socdaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191495\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/691373905_1571545774973311_3184100747652255840_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1952\" height=\"2048\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/691373905_1571545774973311_3184100747652255840_n.jpg 1952w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/691373905_1571545774973311_3184100747652255840_n-286x300.jpg 286w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/691373905_1571545774973311_3184100747652255840_n-976x1024.jpg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/691373905_1571545774973311_3184100747652255840_n-768x806.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/691373905_1571545774973311_3184100747652255840_n-1464x1536.jpg 1464w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/691373905_1571545774973311_3184100747652255840_n-696x730.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/691373905_1571545774973311_3184100747652255840_n-1068x1121.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/691373905_1571545774973311_3184100747652255840_n-400x420.jpg 400w\" sizes=\"(max-width: 1952px) 100vw, 1952px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warar la isla dhexmarayay oo sheegayay in safiirka dowladda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho laga eryay dalka, iyadoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku tilmaantay wararkaasi kuwo been abuur ah oo aan wax sal ah lahayn. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in dowladda ay ku boorrisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1777970656,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191494","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya miya dalka laga eryay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya miya dalka laga eryay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warar la isla dhexmarayay oo sheegayay in safiirka dowladda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho laga eryay dalka, iyadoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku tilmaantay wararkaasi kuwo been abuur ah oo aan wax sal ah lahayn. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in dowladda ay ku boorrisay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-05T08:44:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"548\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/\",\"name\":\"Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya miya dalka laga eryay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-05-05T08:44:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg\",\"width\":548,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya miya dalka laga eryay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya miya dalka laga eryay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya miya dalka laga eryay. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warar la isla dhexmarayay oo sheegayay in safiirka dowladda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho laga eryay dalka, iyadoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku tilmaantay wararkaasi kuwo been abuur ah oo aan wax sal ah lahayn. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in dowladda ay ku boorrisay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-05T08:44:01+00:00","og_image":[{"width":548,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/","name":"Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya miya dalka laga eryay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg","datePublished":"2026-05-05T08:44:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_2527.jpeg","width":548,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-imaaraatka-carabta-ee-soomaaliya-miya-dalka-laga-eryay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya miya dalka laga eryay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191494"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191497,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191494\/revisions\/191497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}