{"id":191498,"date":"2026-05-05T11:47:38","date_gmt":"2026-05-05T08:47:38","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191498"},"modified":"2026-05-05T11:47:38","modified_gmt":"2026-05-05T08:47:38","slug":"iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/","title":{"rendered":"Iiran oo weerar culus ku qaaday Imaaradka carabta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191499\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><br \/>\nImaaraatka Carabta ayaa sheegay in difaacyadooda cirka ay ka hortageen weeraro gantaallo ah iyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee kaga imaanaya Iran.<br \/>\nWasaaradda difaaca ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in ay ka hortagtay saddex gantaallo oo laga soo tuuray Iran, halka gantaal afraad uu ku dhacay badda.<\/p>\n<p>Qoraal ay ku daabacday barteeda bulsho, ayay ku sheegtay in qaraxyada laga maqlay qaybo ka mid ah dalka ay ka dhasheen qabashada gantaalladaas. Wasaaradda Difaaca Imaaraadka ayaa sheegtay gelinkii dambe ee maanta in ay ka hortagayaan gantaallada ballistic-ga ah, gantaallada cruise-ka iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.<\/p>\n<p>Imaarada Fujairah ayaa sheegtay in diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn firirkeeda uu ku dhacay xarun shidaal halkaa oo dab ka kacay. Kooxaha difaaca madaniga ah ayaa isla markiiba la geeyay si ay u xakameeyaan dabka. Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca khasaaraha. Ma jirin wax hadal ah oo ka soo baxay Iran.<\/p>\n<p>Imaaraatka Carabta ayaa ahaa dalka ugu badan ee la bartilmaameedsaday iyadoo Iran ay qaaday weeraro aargoosi ah oo ay ku qaaday dagaalka Mareykanka iyo Israel. Iran ayaa in ka badan 2,800 oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallada ah ku ridday dalkaas laga soo bilaabo 28-kii February ilaa ay xabbad-joojin ku meel gaadh ah dhaqan gashay 8-dii Abriil.<\/p>\n<p>Imaaraadka ayaa si kulul u cambaareeyay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran ay ku qaadeen markab shidaal oo ADNOC ah oo marayey marinka go\u2019doomiyay ee Hormuz, xilli Mareykanku uu sheegay inuu bilaabayo hagidda maraakiibta mara marin biyoodka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Imaaraatka Carabta ayaa sheegay in difaacyadooda cirka ay ka hortageen weeraro gantaallo ah iyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee kaga imaanaya Iran. Wasaaradda difaaca ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in ay ka hortagtay saddex gantaallo oo laga soo tuuray Iran, halka gantaal afraad uu ku dhacay badda. Qoraal ay ku daabacday barteeda bulsho, ayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191499,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1777970879,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iiran oo weerar culus ku qaaday Imaaradka carabta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iiran oo weerar culus ku qaaday Imaaradka carabta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Imaaraatka Carabta ayaa sheegay in difaacyadooda cirka ay ka hortageen weeraro gantaallo ah iyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee kaga imaanaya Iran. Wasaaradda difaaca ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in ay ka hortagtay saddex gantaallo oo laga soo tuuray Iran, halka gantaal afraad uu ku dhacay badda. Qoraal ay ku daabacday barteeda bulsho, ayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-05T08:47:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/\",\"name\":\"Iiran oo weerar culus ku qaaday Imaaradka carabta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg\",\"datePublished\":\"2026-05-05T08:47:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg\",\"width\":640,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iiran oo weerar culus ku qaaday Imaaradka carabta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iiran oo weerar culus ku qaaday Imaaradka carabta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iiran oo weerar culus ku qaaday Imaaradka carabta - Wardoon","og_description":"Imaaraatka Carabta ayaa sheegay in difaacyadooda cirka ay ka hortageen weeraro gantaallo ah iyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee kaga imaanaya Iran. Wasaaradda difaaca ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in ay ka hortagtay saddex gantaallo oo laga soo tuuray Iran, halka gantaal afraad uu ku dhacay badda. Qoraal ay ku daabacday barteeda bulsho, ayay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-05T08:47:38+00:00","og_image":[{"width":640,"height":426,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/","name":"Iiran oo weerar culus ku qaaday Imaaradka carabta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg","datePublished":"2026-05-05T08:47:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/duqeeb.jpg","width":640,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/iiran-oo-weerar-culus-ku-qaaday-imaaradka-carabta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iiran oo weerar culus ku qaaday Imaaradka carabta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191498"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191500,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191498\/revisions\/191500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191499"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}