{"id":191501,"date":"2026-05-05T17:57:46","date_gmt":"2026-05-05T14:57:46","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191501"},"modified":"2026-05-05T17:57:46","modified_gmt":"2026-05-05T14:57:46","slug":"mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo Saddex Shuruudood kuxiray tagista Gogoshii madaxweyne Xasan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191503\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07-1024x1024.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07-768x768.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07-696x696.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07-1068x1068.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shuruud cusub ku xiray ka qayb-galka gogosha wada-hadal ee dhawaan uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Mucaaradka ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada-hadal, haddii madaxweynuhu joojiyo doorashada halka dhinac ah, lana helo dhex-dhexaadiyayaal lagu qanci karo.<\/p>\n<p>\u201cGolaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu si taxaddar iyo masuuliyad leh u soo dhoweynayaa casuumaadda Madaxweynaha ee ku aaddan wadahadalka la qorsheeyey 10-ka May 2026,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu yiri \u201cWaxaa intaa dheer in casuumaadda uu haatan fidiyey uu maalinkii ka dib ku dhawaaqay jadwalka doorasho hal dhinac ah, welina ay sii socoto barakicintii dadka, xarigii dhalinyarada, taas oo caddeyn u ah in casuumaaddi aysan qoral dhaafsiisnayn, welina uusan diyaar u ahayn wadahadal dhab ah.\u201d<\/p>\n<p>Hoos ka aqriso bayaanka oo dhameystiran:<\/p>\n<p>Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu si taxaddar iyo masuuliyad leh u soo dhoweynayaa casuumaadda Madaxweynaha ee ku aaddan wadahadalka la qorsheeyey 10-ka May 2026.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu caddeynayaa inuu hore si niyad-sami iyo daacadnimo leh uga qayb qaatay wadahadallo, xilli uu Madaxweynuhu ku barbar waday tallaabooyin uu si sharci-darro ah ugu beddelayey dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Waxaa intaa dheer in casuumaadda uu haatan fidiyey uu maalinkii ka dib ku dhawaaqay jadwalka doorasho hal dhinac ah, welina ay sii socoto barakicintii dadka, xarigii dhalinyarada, taas oo caddeyn u ah in casuumaaddi aysan qoral dhaafsiisnayn, welina uusan diyaar u ahayn wadahadal dhab ah.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu mar kale adkaynayaa sida ay uga go\u2019an tahay ka-qaybgal wadahadal dhab ah oo heshiis qaran looga gaarayo doorashooyinka dalka, hase yeeshee wuxuu aaminsan yahay in wadahadal dhab ahi uusan suurta gal noqon karin iyadoo ay barbar socdaan tallaabooyin lid ku ah wada-xaajoodka iyo is-afgaradka.<\/p>\n<p>Haddaba, Goluhu wuxuu caddeynayaa inuu diyaar u yahay wadahadal, haddii uu Madaxweynuhu qaado tallaabooyinkan soo socda:<\/p>\n<p>1. In uu muujiyo daacadnimo dhab ah oo ku aaddan wadahadalka, joojiyana tallaabooyinka doorasho ee hal dhinac ah ee natiijadeeda la sii ogyahay, balse qof iyo cod ku magacaaban.<\/p>\n<p>2. In la helo hannaan dhex-dhexaadin madax-bannaan oo la isku raacsan yahay.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu si cad u adkaynayaa in heshiis siyaasadeed oo ku saabsan doorashooyinka la gaaro ka hor 15-ka May 2026 oo ku eg muddada xilka Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Haddii taasi dhici weydo, Goluhu isagoo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed wuxuu qaadi doonaa tallaabooyin masuuliyadeed oo lagu badbaadinayo midnimada iyo jiritaanka dowladnimada dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/n.jpg\" alt=\"\" width=\"954\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/n.jpg 954w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/n-224x300.jpg 224w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/n-763x1024.jpg 763w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/n-768x1030.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/n-696x934.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/n-313x420.jpg 313w\" sizes=\"(max-width: 954px) 100vw, 954px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shuruud cusub ku xiray ka qayb-galka gogosha wada-hadal ee dhawaan uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Mucaaradka ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada-hadal, haddii madaxweynuhu joojiyo doorashada halka dhinac ah, lana helo dhex-dhexaadiyayaal lagu qanci karo. \u201cGolaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu si taxaddar iyo masuuliyad leh u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1777993091,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka oo Saddex Shuruudood kuxiray tagista Gogoshii madaxweyne Xasan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka oo Saddex Shuruudood kuxiray tagista Gogoshii madaxweyne Xasan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shuruud cusub ku xiray ka qayb-galka gogosha wada-hadal ee dhawaan uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Mucaaradka ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada-hadal, haddii madaxweynuhu joojiyo doorashada halka dhinac ah, lana helo dhex-dhexaadiyayaal lagu qanci karo. \u201cGolaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu si taxaddar iyo masuuliyad leh u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-05T14:57:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/\",\"name\":\"Mucaaradka oo Saddex Shuruudood kuxiray tagista Gogoshii madaxweyne Xasan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-05-05T14:57:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka oo Saddex Shuruudood kuxiray tagista Gogoshii madaxweyne Xasan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka oo Saddex Shuruudood kuxiray tagista Gogoshii madaxweyne Xasan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka oo Saddex Shuruudood kuxiray tagista Gogoshii madaxweyne Xasan - Wardoon","og_description":"Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shuruud cusub ku xiray ka qayb-galka gogosha wada-hadal ee dhawaan uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Mucaaradka ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada-hadal, haddii madaxweynuhu joojiyo doorashada halka dhinac ah, lana helo dhex-dhexaadiyayaal lagu qanci karo. \u201cGolaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu si taxaddar iyo masuuliyad leh u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-05T14:57:46+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/","name":"Mucaaradka oo Saddex Shuruudood kuxiray tagista Gogoshii madaxweyne Xasan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg","datePublished":"2026-05-05T14:57:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/WhatsApp-Image-2026-02-27-at-16.52.07.jpeg","width":1080,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-saddex-shuruudood-kuxiray-tagista-gogoshii-madaxweyne-xasan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka oo Saddex Shuruudood kuxiray tagista Gogoshii madaxweyne Xasan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191501"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191504,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191501\/revisions\/191504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191503"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}