{"id":191515,"date":"2026-05-06T21:37:00","date_gmt":"2026-05-06T18:37:00","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191515"},"modified":"2026-05-06T21:37:00","modified_gmt":"2026-05-06T18:37:00","slug":"daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/","title":{"rendered":"DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191516\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1-560x420.jpg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/>Dagaal u dhexeeya dadka degaanka iyo ciidamo ka tirsan DF ayaa caawa maqribkii ka bilowday xaafada Warlaliska oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir,<\/p>\n<p>Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii ay halkaas gaareen ciidamo ka tirsan DF oo damacsanaa iney howlo burburin ah ka fuliyaan xaafadaas oo ay ku nool yihiin boqolaal qoys.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadka degaanka oo hubeysan ayaa iska caabin kala hor tagay ciidanka halkaas gaaray, waxaa la maqlayaa rasaas iyo hub kale oo halkaas la isku weydaarsanayo.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya inuu jiro khasaare dhimaho iyo dhaawac leh oo soo gaaray dadka degaanka iyo ciidanka dowlada ee halkaas ku dagaalamayay illaa caawa fiidnimadii.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa qeyb ka ah olole balaaran oo mudooyinkan dowladu ka waday magaalada Muqdisho kuwaasoo kumanaan qoys looga barakiciyey guryihii ay degenaayeen oo ku yiilay dhul la sheegay inuu danguud yahay.<\/p>\n<p>Hase ahaatee waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta ka qeylinaya dad fara badan oo sheegaya in la boobay ama laga dumiyey guryahooda ayna heystaan dokumentiyo la siiyey xiligii dowladii Milateriga iyo kuwii rayidka ahaa ee ka horeeyey, iyadoo hadalheynta ugu badan magaalada ay noqotay burburinta guryaha oo isku mar ka socda xaafado badan.<\/p>\n<p>Dagaalka caawa ka socda xaafado ka tirsan degmada Dayniile ayaa ku soo aadaya xili maanta mucaaradka ay ku baaqeen banaanbaxyo dhacaya 10ka bishan oo looga soo horjeedo wax ay ugu yeereen dhul boob faraha ka baxay oo ay dowladu ku barakicineyso shacabka Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1470513428205773%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhexeeya dadka degaanka iyo ciidamo ka tirsan DF ayaa caawa maqribkii ka bilowday xaafada Warlaliska oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii ay halkaas gaareen ciidamo ka tirsan DF oo damacsanaa iney howlo burburin ah ka fuliyaan xaafadaas oo ay ku nool yihiin boqolaal qoys. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191516,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1778092638,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191515","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal u dhexeeya dadka degaanka iyo ciidamo ka tirsan DF ayaa caawa maqribkii ka bilowday xaafada Warlaliska oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii ay halkaas gaareen ciidamo ka tirsan DF oo damacsanaa iney howlo burburin ah ka fuliyaan xaafadaas oo ay ku nool yihiin boqolaal qoys. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-06T18:37:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/\",\"name\":\"DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-05-06T18:37:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg\",\"width\":600,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka - Wardoon","og_description":"Dagaal u dhexeeya dadka degaanka iyo ciidamo ka tirsan DF ayaa caawa maqribkii ka bilowday xaafada Warlaliska oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii ay halkaas gaareen ciidamo ka tirsan DF oo damacsanaa iney howlo burburin ah ka fuliyaan xaafadaas oo ay ku nool yihiin boqolaal qoys. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-06T18:37:00+00:00","og_image":[{"width":600,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/","name":"DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg","datePublished":"2026-05-06T18:37:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/13075-1.jpg","width":600,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-degmada-dayniile-ku-dhexmaray-dowlada-iyo-dadka-deegaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Dagaal Degmada Dayniile ku dhexmaray Dowlada iyo dadka deegaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191515"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191515"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191517,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191515\/revisions\/191517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191516"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}