{"id":191675,"date":"2026-05-14T12:17:52","date_gmt":"2026-05-14T09:17:52","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191675"},"modified":"2026-05-14T12:17:52","modified_gmt":"2026-05-14T09:17:52","slug":"qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/","title":{"rendered":"Qaadashada baasaboorka Soomaaliga oo shuruud adag lagu xiray."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191677\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"478\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1-300x206.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1-218x150.webp 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1-612x420.webp 612w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1-100x70.webp 100w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shuruud cusub kusoo kordhisay qaadashada baasaboorka Soomaaliya, taasi lagu xirayo qofka dalbanaya baasaboorka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa shaacisay in laga bilaabo 1-da Luulyo 2026 qof aan haysan kaarka aqoonsiga qaranka ee NIRA ama shahaadada lagu sugto kaarka aqoonsiga uusan codsan karin baasaboorka.<\/p>\n<p>\u201cQof kasta oo aan weli qaadan kaarka aqoonsiga waxaa lagu boorinayaa in uu si deg deg ah u bilaabo qaadashada iyo codsiga kaarka aqoonsiga qaranka,\u201d ayaa lagu yiri wargelin caawa kasoo baxday hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda ayaa muwaadiniinta ogeysiisay in dukumintiyada lagu dalbado baasaboorka ay noqon doonaan nuqullada koobiga ah (copies).<\/p>\n<p>\u201cNuqullada asalka ah dib ayaa loogu celinaya codsadaha baasaboorka laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 13-ka May 2026,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda.<\/p>\n<p>Si kastaba, kaarka aqoonsiga qaranka ayaa muhiim u ah muwaadinka, waxaana dhawaan dowladda Soomaaliya ay waajib ka dhigtay qaadashada kaarkan oo ay ku xirtay adeegyada hay\u2019adaha dowladda iyo shirkadaha sida gaarka ah ee loo yahay, iyada oo fartay in aysan u adeegin qof aan wadan kaarka NIRA.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayey dowladdu ku sheegtay mid qayb ka ah dadaalka qaran ee lagu doonayo in lagu casriyeeyo maamulka guud, laguna tayeynayo adeegyada bulshada, iyadoo lagu xoojinayo amniga, laguna xaqiijinayo in Soomaali kasta si sax ah loo aqoonsado loona diiwaan-geliyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191676\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698830204_1529106862589248_190367834740334538_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"985\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698830204_1529106862589248_190367834740334538_n.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698830204_1529106862589248_190367834740334538_n-212x300.webp 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/698830204_1529106862589248_190367834740334538_n-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shuruud cusub kusoo kordhisay qaadashada baasaboorka Soomaaliya, taasi lagu xirayo qofka dalbanaya baasaboorka. Hay\u2019adda ayaa shaacisay in laga bilaabo 1-da Luulyo 2026 qof aan haysan kaarka aqoonsiga qaranka ee NIRA ama shahaadada lagu sugto kaarka aqoonsiga uusan codsan karin baasaboorka. \u201cQof kasta oo aan weli qaadan kaarka aqoonsiga waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191677,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1778750286,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191675","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaadashada baasaboorka Soomaaliga oo shuruud adag lagu xiray. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaadashada baasaboorka Soomaaliga oo shuruud adag lagu xiray. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shuruud cusub kusoo kordhisay qaadashada baasaboorka Soomaaliya, taasi lagu xirayo qofka dalbanaya baasaboorka. Hay\u2019adda ayaa shaacisay in laga bilaabo 1-da Luulyo 2026 qof aan haysan kaarka aqoonsiga qaranka ee NIRA ama shahaadada lagu sugto kaarka aqoonsiga uusan codsan karin baasaboorka. \u201cQof kasta oo aan weli qaadan kaarka aqoonsiga waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-14T09:17:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"478\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/\",\"name\":\"Qaadashada baasaboorka Soomaaliga oo shuruud adag lagu xiray. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-05-14T09:17:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp\",\"width\":696,\"height\":478},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaadashada baasaboorka Soomaaliga oo shuruud adag lagu xiray.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaadashada baasaboorka Soomaaliga oo shuruud adag lagu xiray. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaadashada baasaboorka Soomaaliga oo shuruud adag lagu xiray. - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shuruud cusub kusoo kordhisay qaadashada baasaboorka Soomaaliya, taasi lagu xirayo qofka dalbanaya baasaboorka. Hay\u2019adda ayaa shaacisay in laga bilaabo 1-da Luulyo 2026 qof aan haysan kaarka aqoonsiga qaranka ee NIRA ama shahaadada lagu sugto kaarka aqoonsiga uusan codsan karin baasaboorka. \u201cQof kasta oo aan weli qaadan kaarka aqoonsiga waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-14T09:17:52+00:00","og_image":[{"width":696,"height":478,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/","name":"Qaadashada baasaboorka Soomaaliga oo shuruud adag lagu xiray. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp","datePublished":"2026-05-14T09:17:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Passport-baasaboor-scaled-1.webp","width":696,"height":478},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaadashada-baasaboorka-soomaaliga-oo-shuruud-adag-lagu-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaadashada baasaboorka Soomaaliga oo shuruud adag lagu xiray."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191675"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191675"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191675\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191678,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191675\/revisions\/191678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191677"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}