{"id":191684,"date":"2026-05-14T18:12:16","date_gmt":"2026-05-14T15:12:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191684"},"modified":"2026-05-14T18:22:37","modified_gmt":"2026-05-14T15:22:37","slug":"daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Natiijada Doorashadii Koofurgalbeed oo lagu dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191685\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><br \/>\nGuddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa maanta shaaciyay natiijada doorashooyinkii ka dhacay Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu soo doortay goleyaasha wakiilada iyo deegaanka oo laga qabtay illaa 13 demo oo ka tirsan maamulkasi<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in doorashooyinkan ay ka qayb-galeen 32 urur, oo u tartamay golaha wakiilada, ayadoo ay codeeyeen illaa 132,430 qof oo qaatay kaararka cod-bixinta ee guddiga doorashooyinka.<\/p>\n<p>Cabdikariin ayaa sidoo kale shaaciyay sida ay xisbiyada u kala heleen kuraasta golaha wakiilada oo ah 95, iyadoo kuraasta ugu badan uu helay xisbiga JSP.<\/p>\n<p><strong>1: Ururka JSP 51 kursi.<\/strong><br \/>\n<strong>2: Ururka NPU 14 kursi<\/strong><br \/>\n<strong>3: Ururka Karaama 11 kursi.<\/strong><br \/>\n<strong>4: Ururka SINCAD 6 kursi.<\/strong><br \/>\n<strong>5: Ururka Tiir 3 Kursi.<\/strong><br \/>\n<strong>6: Ururka Waaberi 1 Kursi.<\/strong><\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu guddiga uu shaaciyay natiijada doorashada goleyaasha deegaanka oo laga qatay 13 degmo, waxaa iyana u tartamay 32 urur, iyadoo kuraasta loo tartamayo ay haayeen 297 kursi.<\/p>\n<p>Lama oga in natiijadan ay aqbali doonaan ururada siyaasadeed ee ka qeybgalay doorashooyinka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Doorashadan ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah oo ay taagan tahay xiisad culus oo ka dhalatay sida ay dowladda u wajaheyso xaaladda kala guurka, waxaana doorashooyinka diidan mucaaradka, Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Natiijada doorashadii Golaha Wakiillada ee Koonfur Galbeed.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bhjaMlSCmYI\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Natiijada doorashadii Golaha Deegaanka ee Koonfur Galbeed.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/otdXNVnx4y4\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa maanta shaaciyay natiijada doorashooyinkii ka dhacay Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu soo doortay goleyaasha wakiilada iyo deegaanka oo laga qabtay illaa 13 demo oo ka tirsan maamulkasi Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in doorashooyinkan ay ka qayb-galeen 32 urur, oo u tartamay golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191685,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1778771547,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1778772168,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191684","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Natiijada Doorashadii Koofurgalbeed oo lagu dhawaaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Natiijada Doorashadii Koofurgalbeed oo lagu dhawaaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa maanta shaaciyay natiijada doorashooyinkii ka dhacay Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu soo doortay goleyaasha wakiilada iyo deegaanka oo laga qabtay illaa 13 demo oo ka tirsan maamulkasi Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in doorashooyinkan ay ka qayb-galeen 32 urur, oo u tartamay golaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-14T15:12:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-05-14T15:22:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/\",\"name\":\"DAAWO: Natiijada Doorashadii Koofurgalbeed oo lagu dhawaaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp\",\"datePublished\":\"2026-05-14T15:12:16+00:00\",\"dateModified\":\"2026-05-14T15:22:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Natiijada Doorashadii Koofurgalbeed oo lagu dhawaaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Natiijada Doorashadii Koofurgalbeed oo lagu dhawaaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Natiijada Doorashadii Koofurgalbeed oo lagu dhawaaqay - Wardoon","og_description":"Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa maanta shaaciyay natiijada doorashooyinkii ka dhacay Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu soo doortay goleyaasha wakiilada iyo deegaanka oo laga qabtay illaa 13 demo oo ka tirsan maamulkasi Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in doorashooyinkan ay ka qayb-galeen 32 urur, oo u tartamay golaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-14T15:12:16+00:00","article_modified_time":"2026-05-14T15:22:37+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/","name":"DAAWO: Natiijada Doorashadii Koofurgalbeed oo lagu dhawaaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp","datePublished":"2026-05-14T15:12:16+00:00","dateModified":"2026-05-14T15:22:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/doorasho.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-natiijada-doorashadii-koofurgalbeed-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Natiijada Doorashadii Koofurgalbeed oo lagu dhawaaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191684"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191684"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191688,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191684\/revisions\/191688"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191685"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}