{"id":191729,"date":"2026-05-18T11:56:52","date_gmt":"2026-05-18T08:56:52","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191729"},"modified":"2026-05-18T11:56:52","modified_gmt":"2026-05-18T08:56:52","slug":"doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/","title":{"rendered":"Doorashadii Guddoonka iyo mida Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lahakiyay."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay in la hakiyay doorashada guddoonka iyo mida madaxweynaha Koonfur Galbeed ee la filayay inay dhacdo 18-ka May 2026.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigo doorashada, sababa la xiriira in guddiga uu sugayo go\u2019aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo loo gudbiyay dacwad ku saabsan ansixinta natiijooyinka doorashada.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa qoraalka ku caddeeyay in marka uu helo natiijada Maxkamadda ay sii wadi doonaan howlaha doorashooyinka, si loo dhammeystiro.<\/p>\n<p>\u201cMarka uu guddigu helo jawaabta Maxkamadda Sare, GMDQS wuxuu diyaar u yahay fulinta waajibaadka ku xusan qodobka 67aad, farqaddiisa 2aad ee sharciga doorashooyinka, gaar ahaan iclaaminta jadwalka dhaarinta xubnaha la doortay iyo sii guda gelidda howlaha doorashooyinka guddoonka Golaha iyo hoggaamiyaha,\u201d ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu guddigu shaaciyay inay ka go\u2019an tahay ilaalinta sharciga iyo hufnaanta doorashada, si loogu kalsoonaado natiijada.<\/p>\n<p>\u201cGMDQS wuxuu mar kale xaqiijinayaa sida ay uga go\u2019an tahay ilaalinta sharciga, hufnaanta iyo dhammeystirka habraacyada doorashooyinka si waafaqsan dastuurka iyo sharciyada dalka,\u201d ayaa mar kale lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Doorashada Koonfur Galbeed oo aad isha loogu hayo ayaa waxaa ku loolamayo xisbiyo siyaasadeed, waxaana kamid ah xisbiga JSP ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh, kaas oo uu u sharraxan yahay guddoomiyaha Baarlamaanka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee, Hakinta doorashada guud ee Koonfur Galbeed ayaa imaaneysa xilli ay Soomaaliya wajahaysa xiisado siyaasadeed iyo muran la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka iyo wax ka beddelka dastuurka .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191730\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/702411349_1288104023502228_534990383774373733_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"901\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/702411349_1288104023502228_534990383774373733_n.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/702411349_1288104023502228_534990383774373733_n-232x300.webp 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/702411349_1288104023502228_534990383774373733_n-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Guddiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay in la hakiyay doorashada guddoonka iyo mida madaxweynaha Koonfur Galbeed ee la filayay inay dhacdo 18-ka May 2026. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigo doorashada, sababa la xiriira in guddiga uu sugayo go\u2019aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1779094625,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191729","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashadii Guddoonka iyo mida Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lahakiyay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashadii Guddoonka iyo mida Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lahakiyay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Guddiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay in la hakiyay doorashada guddoonka iyo mida madaxweynaha Koonfur Galbeed ee la filayay inay dhacdo 18-ka May 2026. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigo doorashada, sababa la xiriira in guddiga uu sugayo go\u2019aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-18T08:56:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/\",\"name\":\"Doorashadii Guddoonka iyo mida Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lahakiyay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\",\"datePublished\":\"2026-05-18T08:56:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashadii Guddoonka iyo mida Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lahakiyay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashadii Guddoonka iyo mida Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lahakiyay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashadii Guddoonka iyo mida Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lahakiyay. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Guddiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay in la hakiyay doorashada guddoonka iyo mida madaxweynaha Koonfur Galbeed ee la filayay inay dhacdo 18-ka May 2026. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigo doorashada, sababa la xiriira in guddiga uu sugayo go\u2019aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-18T08:56:52+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/","name":"Doorashadii Guddoonka iyo mida Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lahakiyay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp","datePublished":"2026-05-18T08:56:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-cabdikariin-axmed-Xasan.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashadii-guddoonka-iyo-mida-madaxweynaha-koonfur-galbeed-oo-lahakiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashadii Guddoonka iyo mida Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lahakiyay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191729"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191729"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191732,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191729\/revisions\/191732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191731"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}