{"id":191774,"date":"2026-05-24T11:43:08","date_gmt":"2026-05-24T08:43:08","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191774"},"modified":"2026-05-24T11:43:08","modified_gmt":"2026-05-24T08:43:08","slug":"itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo kuhanjabtay iney qaadayso talaabo milatari."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191775\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"538\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132-300x158.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132-768x404.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132-696x366.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132-799x420.webp 799w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada milatariga Itoobiya waxay u sheegeen diblomaasiyiinta dalalka shisheeye ee ku sugan magalada Addis Ababa in Itoobiya ay qaadi doonto talaabo milatari oo adag oo ka dhana waxay ay ugu yeedheen isbahaysiga \u201cTsimdo.\u201d<\/p>\n<p>Major General, Teshome Gamechu wuxuu ka digay dadaal kasta oo lagu hirgalinayo isbahaysigaas inuu wajihi doono ciqaabo adag oo timaada Milatariga Itoobiya, wuxuuna intaasi raaciyay in Tsimdo uu yahay hindise la doonayo in lagu mija xaabiyo madax banaanida Itoobiya.<\/p>\n<p>Waxayna ciidamada Itoobiya warbixin siiyeen safiirada beesha caalamka si ay dalalkooda ugu gudbiyaan in mawqifka Itoobiya yahay iney qaadayso talaabo hadii laysku dayo in isbahaysiga la hirgaliyo.<\/p>\n<p>Hanjabaada Itoobiya ayaa timid maalmo kadib markii muuqaal laga sii daayay Hidmona Tv oo ah kanaal YouTube ah oo xidhiidh la leh dowlada Eritrea uu muujiyay Siyaasiyiin mucaarad Itoobiyaan ah oo ay weheliyaan Suudaaniyiin iyo Eritrean oo ka qaybgalaya kulan ka dhacay magalada Port Sudan.<\/p>\n<p>Muuqaalkaasi wuxuu sarey u qaaday shakiga iyo walaaca saraakiisha Itoobiya, kuwaaso u arka in halkaas lagu yagleelayo qorshe isbahaysi oo cadow ku ah Itoobiya, kaasoo ay ugu yeedheen \u201cTsimdo.\u201d<\/p>\n<p>Port Sudan oo hada xarun kumeel gaadha u ah hogaanka milatariga Suudaan, ayaa u muuqata mid isku badalaysa iney noqoto xarun siyaasadeed iyo milatari oo ay isku urursadaan mucaaradka kasoo horjeeda Dowlada dhexe ee Itoobiya.<\/p>\n<p>Arrimahan ayaa imanaya xili uu aad u xumaaday xiriirka Suudaan iyo Itoobiya, isla markaana milatariga Suudaan ay ku eedeeyeen Itoobiya iney si toosa ula safatey maleeshiyaadka la dagaalamaya ee RSF ayna dalkeeda ka siisay saldhigyo lagu tababaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada milatariga Itoobiya waxay u sheegeen diblomaasiyiinta dalalka shisheeye ee ku sugan magalada Addis Ababa in Itoobiya ay qaadi doonto talaabo milatari oo adag oo ka dhana waxay ay ugu yeedheen isbahaysiga \u201cTsimdo.\u201d Major General, Teshome Gamechu wuxuu ka digay dadaal kasta oo lagu hirgalinayo isbahaysigaas inuu wajihi doono ciqaabo adag oo timaada Milatariga Itoobiya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1779612205,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo kuhanjabtay iney qaadayso talaabo milatari. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo kuhanjabtay iney qaadayso talaabo milatari. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada milatariga Itoobiya waxay u sheegeen diblomaasiyiinta dalalka shisheeye ee ku sugan magalada Addis Ababa in Itoobiya ay qaadi doonto talaabo milatari oo adag oo ka dhana waxay ay ugu yeedheen isbahaysiga \u201cTsimdo.\u201d Major General, Teshome Gamechu wuxuu ka digay dadaal kasta oo lagu hirgalinayo isbahaysigaas inuu wajihi doono ciqaabo adag oo timaada Milatariga Itoobiya, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-24T08:43:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"538\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/\",\"name\":\"Itoobiya oo kuhanjabtay iney qaadayso talaabo milatari. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp\",\"datePublished\":\"2026-05-24T08:43:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp\",\"width\":1024,\"height\":538},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo kuhanjabtay iney qaadayso talaabo milatari.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo kuhanjabtay iney qaadayso talaabo milatari. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo kuhanjabtay iney qaadayso talaabo milatari. - Wardoon","og_description":"Ciidamada milatariga Itoobiya waxay u sheegeen diblomaasiyiinta dalalka shisheeye ee ku sugan magalada Addis Ababa in Itoobiya ay qaadi doonto talaabo milatari oo adag oo ka dhana waxay ay ugu yeedheen isbahaysiga \u201cTsimdo.\u201d Major General, Teshome Gamechu wuxuu ka digay dadaal kasta oo lagu hirgalinayo isbahaysigaas inuu wajihi doono ciqaabo adag oo timaada Milatariga Itoobiya, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-24T08:43:08+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":538,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/","name":"Itoobiya oo kuhanjabtay iney qaadayso talaabo milatari. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp","datePublished":"2026-05-24T08:43:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/1024x538_cmsv2_c1cfb72e-5038-52b5-8406-016d6f1a81d8-6290132.webp","width":1024,"height":538},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-kuhanjabtay-iney-qaadayso-talaabo-milatari\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo kuhanjabtay iney qaadayso talaabo milatari."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191774"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191774"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191776,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191774\/revisions\/191776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191775"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}