{"id":191849,"date":"2026-05-28T11:01:21","date_gmt":"2026-05-28T08:01:21","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=191849"},"modified":"2026-05-28T11:01:21","modified_gmt":"2026-05-28T08:01:21","slug":"khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/","title":{"rendered":"Khilaafka Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad oo cirka isku shareeray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-191850\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/images-2.jpg\" alt=\"\" width=\"548\" height=\"307\" \/><\/p>\n<p>Waxaa aad u soo xoogeysanaya wararka sheegaya inuu meel xun gaaray khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Agaasimaha Hay\u2019ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad.<\/p>\n<p>Waxaa jirtay in la faafiyay in shaqa ka joojin lagu sameeyay Mahad Salaad balse waa warar aan jirin mar hadii aan cadeyn loo heyn wararkaasi.<\/p>\n<p>Labada masuul ayaa ku kala aragti duwan arinta Maamulka Galmudug oo Madaxweyne Xasan doonayo inuu xukunka ka tuuro Madaxweynaha maamulkaasi Qoor-Qoor.<\/p>\n<p>Mahad Salaad isagana raba in xilkaasi uu qabto halka Madaxweyne Xasan uu doonayo inuu u sharaxo Ganacaadaha caanka ah Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) sidoo kale waxaa soo baxaya warar sheegaya in Mahad uu soo jeediyay in hadii isaga uusan qabanayn loo daayo Qoor-Qoor.<\/p>\n<p>Wararka caawa soo baxay ayaa tilmaamaya in kaaliyaha Mahad Salaad si kumeel gaar ah l xilka loogu dhiibay taasoo aan xaqiiqo loo heyn.<\/p>\n<p>Warar kale ayaa sheegaya in maalmaha soo socda macquul tahay in Madaxweyne Xassan uu gabi ahaanba xilka ka qaado Agaasimaha Sirdoonka Mahad Salaad si uu booskaasi u keensado agaasine ku shaqeeya aragtida iyo siyaasada Madazweyne Xassan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa aad u soo xoogeysanaya wararka sheegaya inuu meel xun gaaray khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Agaasimaha Hay\u2019ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad. Waxaa jirtay in la faafiyay in shaqa ka joojin lagu sameeyay Mahad Salaad balse waa warar aan jirin mar hadii aan cadeyn loo heyn wararkaasi. Labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":191852,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1779955293,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-191849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khilaafka Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad oo cirka isku shareeray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khilaafka Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad oo cirka isku shareeray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa aad u soo xoogeysanaya wararka sheegaya inuu meel xun gaaray khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Agaasimaha Hay\u2019ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad. Waxaa jirtay in la faafiyay in shaqa ka joojin lagu sameeyay Mahad Salaad balse waa warar aan jirin mar hadii aan cadeyn loo heyn wararkaasi. Labada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-05-28T08:01:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Skjermbilde-2026-05-28-090045.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"555\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"310\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/\",\"name\":\"Khilaafka Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad oo cirka isku shareeray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Skjermbilde-2026-05-28-090045.png\",\"datePublished\":\"2026-05-28T08:01:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Skjermbilde-2026-05-28-090045.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Skjermbilde-2026-05-28-090045.png\",\"width\":555,\"height\":310},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khilaafka Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad oo cirka isku shareeray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khilaafka Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad oo cirka isku shareeray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khilaafka Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad oo cirka isku shareeray - Wardoon","og_description":"Waxaa aad u soo xoogeysanaya wararka sheegaya inuu meel xun gaaray khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Agaasimaha Hay\u2019ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad. Waxaa jirtay in la faafiyay in shaqa ka joojin lagu sameeyay Mahad Salaad balse waa warar aan jirin mar hadii aan cadeyn loo heyn wararkaasi. Labada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-05-28T08:01:21+00:00","og_image":[{"width":555,"height":310,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Skjermbilde-2026-05-28-090045.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/","name":"Khilaafka Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad oo cirka isku shareeray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Skjermbilde-2026-05-28-090045.png","datePublished":"2026-05-28T08:01:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Skjermbilde-2026-05-28-090045.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/Skjermbilde-2026-05-28-090045.png","width":555,"height":310},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-madaxweyne-xasan-iyo-taliyaha-sirdoonka-mahad-maxamed-salaad-oo-cirka-isku-shareeray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khilaafka Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad oo cirka isku shareeray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191849"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=191849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":191851,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/191849\/revisions\/191851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/191852"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=191849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=191849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=191849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}