{"id":192073,"date":"2026-06-11T12:18:40","date_gmt":"2026-06-11T09:18:40","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192073"},"modified":"2026-06-11T12:18:40","modified_gmt":"2026-06-11T09:18:40","slug":"madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Colombia oo u cambaareeyay kareebista garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192074\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp\" alt=\"\" width=\"560\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d-300x200.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Colombia, Gustavo Petro, ayaa si kulul uga hadlay ka reebista garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cartan ka qaybgalka Koobka Adduunka 2026, isaga oo ku tilmaamay arrintaasi mid ka hor imanaysa qiyamka sinnaanta iyo ruuxa ciyaaraha.<\/p>\n<p>Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X, Gustavo Petro ayaa sheegay in aan marnaba qof looga saari karin tartan caalami ah midabka maqaarkiisa awgiis, isaga oo si gaar ah u xusay Cumar Cartan.<\/p>\n<p>\u201cKoobka Adduunka ee kubadda cagta gudaheeda, marnaba ma ahayn in qof looga reebo midabka maqaarkiisa, sida ku dhacday garsoore Cumar Cartan,\u201d ayuu Petro ku yiri qoraalkiisa.<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweynaha Colombia ayaa ku soo beegmay xilli ay sii kordhayaan falcelinta caalamiga ah ee ka dhalatay maqnaanshaha Cumar Cartan ee Koobka Adduunka 2026. Garsooraha Soomaaliyeed ayaa lagu waday inuu noqdo garsoorihii ugu horreeyay ee Soomaaliya ka socda ee dhex-dhexaadiya ciyaaraha Koobka Adduunka, balse waxa uu seegay tartanka kaddib markii maamulka Mareykanka uu u diiday gelitaanka dalka.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa dhalisay dood ballaaran oo ku saabsan takoorka, sinnaanta iyo sida ay tahay in ciyaaraha caalamiga ah looga ilaaliyo arrimaha siyaasadda iyo midab-takoorka. Taageerayaal badan, siyaasiyiin iyo shaqsiyaad caan ah ayaa muujiyay taageeradooda Cumar Cartan, iyagoo ku baaqay in la dhowro xuquuqda iyo karaamada dhammaan dadka ka qaybgalaya ciyaaraha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Cumar Cartan ayaa markii uu dib ugu soo laabtay Muqdisho sheegay in waxa dhacay ay ahaayeen wax aan sax ahayn, isaga oo xusay inuu weli ku faanayo matalaadda Soomaaliya iyo inuu sii wadi doono shaqadiisa garsoornimo ee heerka caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Madaxweynaha dalka Colombia, Gustavo Petro, ayaa si kulul uga hadlay ka reebista garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cartan ka qaybgalka Koobka Adduunka 2026, isaga oo ku tilmaamay arrintaasi mid ka hor imanaysa qiyamka sinnaanta iyo ruuxa ciyaaraha. Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X, Gustavo Petro ayaa sheegay in aan marnaba qof looga saari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781169533,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192073","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Colombia oo u cambaareeyay kareebista garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Colombia oo u cambaareeyay kareebista garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Madaxweynaha dalka Colombia, Gustavo Petro, ayaa si kulul uga hadlay ka reebista garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cartan ka qaybgalka Koobka Adduunka 2026, isaga oo ku tilmaamay arrintaasi mid ka hor imanaysa qiyamka sinnaanta iyo ruuxa ciyaaraha. Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X, Gustavo Petro ayaa sheegay in aan marnaba qof looga saari [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-11T09:18:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Colombia oo u cambaareeyay kareebista garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-11T09:18:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp\",\"width\":560,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Colombia oo u cambaareeyay kareebista garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Colombia oo u cambaareeyay kareebista garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Colombia oo u cambaareeyay kareebista garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Madaxweynaha dalka Colombia, Gustavo Petro, ayaa si kulul uga hadlay ka reebista garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cartan ka qaybgalka Koobka Adduunka 2026, isaga oo ku tilmaamay arrintaasi mid ka hor imanaysa qiyamka sinnaanta iyo ruuxa ciyaaraha. Qoraal uu ku baahiyay bartiisa X, Gustavo Petro ayaa sheegay in aan marnaba qof looga saari [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-11T09:18:40+00:00","og_image":[{"width":560,"height":373,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/","name":"Madaxweynaha Colombia oo u cambaareeyay kareebista garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp","datePublished":"2026-06-11T09:18:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/240328-Gustavo-Petro-mb-1123-d47e7d.webp","width":560,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-colombia-oo-u-cambaareeyay-kareebista-garsoore-cumar-cartan-ee-koobka-adduunka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Colombia oo u cambaareeyay kareebista garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192073"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192073"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192075,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192073\/revisions\/192075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192074"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}