{"id":192151,"date":"2026-06-14T15:01:28","date_gmt":"2026-06-14T12:01:28","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192151"},"modified":"2026-06-14T15:01:28","modified_gmt":"2026-06-14T12:01:28","slug":"fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/","title":{"rendered":"Fifa oo Garsoore Cartan siinaysa Mushaarkiisa Koobka Adduunka."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192152\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"445\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan-300x202.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan-623x420.jpg 623w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Garsoore Cumar Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka, ayaa la siin doonaa lacag dhameystiran oo uu ku leeyahay tartanka.<\/p>\n<p>Cartan ayaa muddo 11 saacadood ah su\u2019aalo ay ku weydiinayeen hay\u2019adaha socdaalka ee dalka Mareykanka isagoo ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Miami Isniintii ka hor inta aan loo sheegin inaan loo ogolaan doonin inuu dalka soo galo ka dib markii loo diiday baasaboorkiisa diblomaasiga ah iyo dal ku galka Mareykanka.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa sheegay in Cartan aan loo ogolayn inuu dalka soo galo sababtoo ah waxaa lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay xubno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururro argagixiso.<\/p>\n<p>Cartan ayaa sheegay in saraakiisha xuduudaha ay su\u2019aalo ka weydiiyeen xiriirka uu la leeyahay kooxda Al Shabab ee Soomaaliya ka dagaalanta, wuxuuna u sheegay in uusan waxba ka ogeyn ururkaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan haystay waraaqo sax ah iyo wax walba, waxaan haystay fiisaha saxda ah,\u201d ayuu yiri Cartan.<\/p>\n<p>\u201cKaliya waxaan ahay garsoore isku dayaya inuu ku noolaado riyadiisa, riyadiisii ugu weyneyd ee nolosheyda, oo ahayd inaan imaado koobka aduunka.\u201d<br \/>\nIlo wareedyo ayaa u sheegay BBC Sport in inkastoo Cartan uusan ka qeyb qaadan doonin Koobka Adduunka, haddana Fifa ay ka go\u2019an tahay inay bixiso mushaarkiisa.<br \/>\nGarsoorayaasha ayaan garaneynin lacagta dhabta ah ee ay ku qaadanayaan garsoorista koobka adduunka, kaasoo la bixiyo marka uu dhamaado tartanka.<\/p>\n<p>Cartan, oo ah garsooraha sanadka 2025 ee xiriirka kubadda cagta Afrika (Caf), ayaa lagu casuumay inuu dhex dhexaadiyo tartanka Uefa Super Cup ee u dhaxeeya Paris St-Germain iyo Aston Villa oo ka dhici doona Salzburg, Austria 12ka Agoosto.<\/p>\n<p>Bishii Juun 2025, wuxuu dhex dhexaadiyay lugtii labaad ee Pyramids FC ee finalka Champions League ee ay ka badisay Mamelodi Sundowns.<\/p>\n<p>Fifa ayaa Cartan u magacawday Koobkii Adduunka ee 20 jirada ee ka dhacayay Chile, halkaas oo uu maamulay saddex kulan oo ay ku jirto kaalinta saddexaad ee Play Off.<\/p>\n<p>Dhamaadkii sanadka waxa uu dhex dhexaadiyay laba kulan oo Group-yada koobka qaramada Afrika,isaga oo sidoo kale garsoore ka ahaa tartanka sanadka 2024-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Garsoore Cumar Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka, ayaa la siin doonaa lacag dhameystiran oo uu ku leeyahay tartanka. Cartan ayaa muddo 11 saacadood ah su\u2019aalo ay ku weydiinayeen hay\u2019adaha socdaalka ee dalka Mareykanka isagoo ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Miami Isniintii ka hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781438499,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fifa oo Garsoore Cartan siinaysa Mushaarkiisa Koobka Adduunka. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fifa oo Garsoore Cartan siinaysa Mushaarkiisa Koobka Adduunka. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Garsoore Cumar Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka, ayaa la siin doonaa lacag dhameystiran oo uu ku leeyahay tartanka. Cartan ayaa muddo 11 saacadood ah su\u2019aalo ay ku weydiinayeen hay\u2019adaha socdaalka ee dalka Mareykanka isagoo ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Miami Isniintii ka hor [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-14T12:01:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/\",\"name\":\"Fifa oo Garsoore Cartan siinaysa Mushaarkiisa Koobka Adduunka. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg\",\"datePublished\":\"2026-06-14T12:01:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg\",\"width\":660,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fifa oo Garsoore Cartan siinaysa Mushaarkiisa Koobka Adduunka.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fifa oo Garsoore Cartan siinaysa Mushaarkiisa Koobka Adduunka. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fifa oo Garsoore Cartan siinaysa Mushaarkiisa Koobka Adduunka. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Garsoore Cumar Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka, ayaa la siin doonaa lacag dhameystiran oo uu ku leeyahay tartanka. Cartan ayaa muddo 11 saacadood ah su\u2019aalo ay ku weydiinayeen hay\u2019adaha socdaalka ee dalka Mareykanka isagoo ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Miami Isniintii ka hor [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-14T12:01:28+00:00","og_image":[{"width":660,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/","name":"Fifa oo Garsoore Cartan siinaysa Mushaarkiisa Koobka Adduunka. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg","datePublished":"2026-06-14T12:01:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/1775749291omar-artan.jpg","width":660,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fifa-oo-garsoore-cartan-siinaysa-mushaarkiisa-koobka-adduunka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fifa oo Garsoore Cartan siinaysa Mushaarkiisa Koobka Adduunka."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192151"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192153,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192151\/revisions\/192153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192152"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}