{"id":192163,"date":"2026-06-15T11:46:50","date_gmt":"2026-06-15T08:46:50","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192163"},"modified":"2026-06-15T11:46:50","modified_gmt":"2026-06-15T08:46:50","slug":"xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/","title":{"rendered":"Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag udiray Cirro."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192164\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa digniin adag ka soo saartay xiriirka u dhexeeya maamulka la magac baxay Somaliland iyo Israa\u2019iil kadib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro uu booqasho ku tegey Isra\u2019il.<br \/>\nBayaan ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta ayaa lagu sheegay in safarka Madaxweynaha Somaliland uu yahay tallaabo aan la aqbali karin, gaar ahaan xilli gobolka Bariga Dhexe ay ka socdaan dagaallo iyo xiisado sii xoogeysanaya.<\/p>\n<p>\u201cMaamulka Sahyuuniyadda ee Israa\u2019iil waxa ay wadaa qorsheyaal ay ku ballaarinayso saameynteeda gobolka, balse Yemen waxa ay ka hor istaagi doontaa dadaal kasta oo lagu doonayo in Israa\u2019iil ay saameyn ku yeelato Soomaaliya iyo Geeska Afrika.\u201dayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Xuutiyiinta.<\/p>\n<p>Kooxdu waxay sidoo kale ugu baaqday dalalka Carabta inay qaadaan tallaabooyin ka baxsan cambaareyn siyaasadeed oo keliya, si looga hortago xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Somaliland iyo Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan muujineynaa taageeradeena Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana garab taaganay dadaallada lagu difaacayo midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya.\u201dayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa booqasho ku jooga Isra\u2019il isagoo heshiis la saxiixday madaxweynaha Isra\u2019il inkastoo aan la soo bandhigin heshiiskaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa digniin adag ka soo saartay xiriirka u dhexeeya maamulka la magac baxay Somaliland iyo Israa\u2019iil kadib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro uu booqasho ku tegey Isra\u2019il. Bayaan ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta ayaa lagu sheegay in safarka Madaxweynaha Somaliland uu yahay tallaabo aan la aqbali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192164,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781513224,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag udiray Cirro. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag udiray Cirro. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa digniin adag ka soo saartay xiriirka u dhexeeya maamulka la magac baxay Somaliland iyo Israa\u2019iil kadib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro uu booqasho ku tegey Isra\u2019il. Bayaan ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta ayaa lagu sheegay in safarka Madaxweynaha Somaliland uu yahay tallaabo aan la aqbali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-15T08:46:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/\",\"name\":\"Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag udiray Cirro. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg\",\"datePublished\":\"2026-06-15T08:46:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg\",\"width\":640,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag udiray Cirro.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag udiray Cirro. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag udiray Cirro. - Wardoon","og_description":"Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa digniin adag ka soo saartay xiriirka u dhexeeya maamulka la magac baxay Somaliland iyo Israa\u2019iil kadib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro uu booqasho ku tegey Isra\u2019il. Bayaan ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta ayaa lagu sheegay in safarka Madaxweynaha Somaliland uu yahay tallaabo aan la aqbali [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-15T08:46:50+00:00","og_image":[{"width":640,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/","name":"Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag udiray Cirro. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg","datePublished":"2026-06-15T08:46:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1766961316138.jpg","width":640,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xuutiyiinta-yemen-oo-digniin-adag-udiray-cirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag udiray Cirro."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192163"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192163"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192165,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192163\/revisions\/192165"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192164"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}