{"id":192166,"date":"2026-06-15T11:55:02","date_gmt":"2026-06-15T08:55:02","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192166"},"modified":"2026-06-15T11:55:02","modified_gmt":"2026-06-15T08:55:02","slug":"daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/","title":{"rendered":"DAAWO: Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192167\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png\" alt=\"\" width=\"1323\" height=\"728\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png 1323w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045-300x165.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045-1024x563.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045-768x423.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045-696x383.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045-1068x588.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045-763x420.png 763w\" sizes=\"(max-width: 1323px) 100vw, 1323px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhigga 58-aad ee Baarlamaanka maamulkaas ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo u jeediyay eedeymo culus.<\/p>\n<p>Saciid Deni ayaa Madaxweynaha ku eedeeyay in xeebaha Puntland, gaar ahaan deegaannada Xaafuun, Eyl iyo Jariiban uu ku abuuray burcadbadeed hubeysan oo weerarro ku qaaday maraakiib iyo doonyo isticmaala xeebaha bari ee Soomaaliya iyo sidoo kale biyaha caalamiga ah, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu Xasan Sheekh oo ay si wayn isugu hayaan arrimaha siyaasadda uu ku eedeeyey inuu isku dayay inuu colaad ka huriyo deegaannada Puntland, gaar ahaan dadka reee Sool iyo maamulka Puntland.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynihii hore ee DFS wuxuu ku dadaaley inuu colaad ka dhex abuuro dadka walaala ah ee Reer Sool iyo Puntland, laakiin dadka reer Sool oo aad u garasho badan way diideen ina colaadaasi dhacdo,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Saciid Deni.<\/p>\n<p>Dhanka kale, wuxuu soo hadal qaaday xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu kala diray Soomaaliya, Isla markaana uu ku xadgudbay nidaamkii Federaalka ee heshiiska lagu lahaa, laguna duulay maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu intaas ku daray in Puntland ay si cad uga hortimid afduub siyaasadeed iyo mid sharci oo dalka loo geysto, ayna ka dagaalamayso, sida uu ku dooday, Saciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>\u201cPuntland waxay ka hortimid afduub siyaasadeed iyo mid sharci oo uu Madaxweynihii hore ee dalka ku sameeyey hannaankii heshiiska lagu ahaa, wuxuuna duullaan toos ah ku hayaa hannaankii federaalka iyo maamullada ka jira dalka, wuxuu horay duullaan hubeysan ugu qaaday Raaskambooni oo uu ku dilay muwaadiniin Soomaaliyeed, wuxuu sidooo kale khalkhal siyaasadeed iyo afgambi ka sameeyey magaalada Baydhaba, isagoo meesha ka saaray hannaankii maamul ee ka jirey Koonfur Galbeed, \u201cayuu yiri markale yiri Madaxweynaha maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo haatan dowladda Soomaaliya ay kordhisay dhaqdhaqaaqeeda gudaha Puntland, isla markaana ay ka wado qorista ciidamo federaal ah oo ka howlgala deegaannada maamulkaas, si ay saameyn ugu yeelato halkaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fDhIGxi7W34\" width=\"1356\" height=\"763\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhigga 58-aad ee Baarlamaanka maamulkaas ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo u jeediyay eedeymo culus. Saciid Deni ayaa Madaxweynaha ku eedeeyay in xeebaha Puntland, gaar ahaan deegaannada Xaafuun, Eyl iyo Jariiban uu ku abuuray burcadbadeed hubeysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192167,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781513722,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192166","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhigga 58-aad ee Baarlamaanka maamulkaas ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo u jeediyay eedeymo culus. Saciid Deni ayaa Madaxweynaha ku eedeeyay in xeebaha Puntland, gaar ahaan deegaannada Xaafuun, Eyl iyo Jariiban uu ku abuuray burcadbadeed hubeysan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-15T08:55:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1323\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"728\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/\",\"name\":\"DAAWO: Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png\",\"datePublished\":\"2026-06-15T08:55:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png\",\"width\":1323,\"height\":728},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhigga 58-aad ee Baarlamaanka maamulkaas ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo u jeediyay eedeymo culus. Saciid Deni ayaa Madaxweynaha ku eedeeyay in xeebaha Puntland, gaar ahaan deegaannada Xaafuun, Eyl iyo Jariiban uu ku abuuray burcadbadeed hubeysan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-15T08:55:02+00:00","og_image":[{"width":1323,"height":728,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/","name":"DAAWO: Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png","datePublished":"2026-06-15T08:55:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-15-095045.png","width":1323,"height":728},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-puntland-oo-ku-dhawaaqay-inay-u-dhaqmayaan-si-ka-madax-banaan-dowlada-dhexe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay Inay u dhaqmayaan si ka madax banaan Dowlada dhexe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192166"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192168,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192166\/revisions\/192168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192167"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}