{"id":192182,"date":"2026-06-16T13:18:51","date_gmt":"2026-06-16T10:18:51","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192182"},"modified":"2026-06-16T13:18:51","modified_gmt":"2026-06-16T10:18:51","slug":"aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/","title":{"rendered":"Aqriso Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay tallaabadii uu qaaday Cirro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192183\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1184\" height=\"1431\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg 1184w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n-248x300.jpg 248w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n-847x1024.jpg 847w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n-768x928.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n-696x841.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n-1068x1291.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n-348x420.jpg 348w\" sizes=\"(max-width: 1184px) 100vw, 1184px\" \/><\/p>\n<p>Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay safaaradda uu maamulka Somaliland sheegay inuu ka furay magaalada Qudus ee ay Israa\u2019iil haysato, taas oo uu ku tilmaamay mid sharci-darro ah oo ka hor imanaysa xeerarka iyo qaraarrada caalamiga ah.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay soo saartay Xoghaynta Guud ee OIC ayaa lagu sheegay in furitaanka waxa loogu yeeray safaaradda Somaliland ee Qudus ay tahay xad-gudub cad oo ka dhan ah Axdiga Qaramada Midoobay iyo qaraarrada khuseeya xaaladda magaalada Qudus.<\/p>\n<p>Ururka ayaa caddeeyay in Israa\u2019iil oo xoog ku haysata dhulkaasi aysan wax madax-bannaani ah ku lahayn Qudus, isla markaana dhammaan go\u2019aannada iyo tallaabooyinka lagu beddelayo xaaladda siyaasadeed, sharciyeed ama demoqraafiyadeed ee magaaladaas ay yihiin kuwo aan waxba ka jirin marka loo eego sharciga caalamiga ah.<\/p>\n<p>\u201cWaa waxba kama jiraan tallaabo kasta oo la isugu dayo in wax looga beddelo xaaladda magaalada Qudus, marka loo eego sharciga caalamiga ah,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka OIC, kaas oo mar kale ku celiyay mowqifkiisa ku aaddan magaaladaas.<\/p>\n<p>Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa sidoo kale ugu baaqay beesha caalamka inay qaadato mowqif adag oo ka dhan ah tallaabadaas, isla markaana ay ka hortagto wax kasta oo lagu dhaawacayo xaaladda sharci iyo siyaasadeed ee Qudus.<\/p>\n<p>Dhanka kale, OIC ayaa dib u xaqiijisay taageerada ay u hayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo carrabka ku adkaysay inay si buuxda u garab taagan tahay madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Bayaankan ayaa ku soo beegmaya xilli maanta uu Madaxweynaha Somaliland uu xarigga ka jaray safaaraddii ugu horreysay ee Somaliland ka furato Israa\u2019iil, taas oo laga hirgeliyay magaalada Qudus.<\/p>\n<p>Furitaanka safaaradda ay sheegtay Somaliland ayaa dhaliyay falcelin xooggan, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jaamacadda Carabta iyo dalal kale oo badan ay hore uga digeen tallaabadaas, isla markaana ay si cad uga hor yimaadeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay safaaradda uu maamulka Somaliland sheegay inuu ka furay magaalada Qudus ee ay Israa\u2019iil haysato, taas oo uu ku tilmaamay mid sharci-darro ah oo ka hor imanaysa xeerarka iyo qaraarrada caalamiga ah. War-saxaafadeed ay soo saartay Xoghaynta Guud ee OIC ayaa lagu sheegay in furitaanka waxa loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781605146,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192182","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqriso Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay tallaabadii uu qaaday Cirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqriso Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay tallaabadii uu qaaday Cirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay safaaradda uu maamulka Somaliland sheegay inuu ka furay magaalada Qudus ee ay Israa\u2019iil haysato, taas oo uu ku tilmaamay mid sharci-darro ah oo ka hor imanaysa xeerarka iyo qaraarrada caalamiga ah. War-saxaafadeed ay soo saartay Xoghaynta Guud ee OIC ayaa lagu sheegay in furitaanka waxa loogu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-16T10:18:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1184\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1431\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/\",\"name\":\"Aqriso Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay tallaabadii uu qaaday Cirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-06-16T10:18:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg\",\"width\":1184,\"height\":1431},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqriso Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay tallaabadii uu qaaday Cirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqriso Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay tallaabadii uu qaaday Cirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqriso Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay tallaabadii uu qaaday Cirro - Wardoon","og_description":"Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay safaaradda uu maamulka Somaliland sheegay inuu ka furay magaalada Qudus ee ay Israa\u2019iil haysato, taas oo uu ku tilmaamay mid sharci-darro ah oo ka hor imanaysa xeerarka iyo qaraarrada caalamiga ah. War-saxaafadeed ay soo saartay Xoghaynta Guud ee OIC ayaa lagu sheegay in furitaanka waxa loogu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-16T10:18:51+00:00","og_image":[{"width":1184,"height":1431,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/","name":"Aqriso Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay tallaabadii uu qaaday Cirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg","datePublished":"2026-06-16T10:18:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/722363599_4786029358348930_2887629045403859915_n.jpg","width":1184,"height":1431},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-cambaareeyay-tallaabadii-uu-qaaday-cirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqriso Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay tallaabadii uu qaaday Cirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192182"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192182"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192184,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192182\/revisions\/192184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}