{"id":192188,"date":"2026-06-16T13:34:40","date_gmt":"2026-06-16T10:34:40","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192188"},"modified":"2026-06-16T13:34:40","modified_gmt":"2026-06-16T10:34:40","slug":"daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"DAAWO: Galmudug oo diiday gudiga doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-191760\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/QoorQoor.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/QoorQoor.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/QoorQoor-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/QoorQoor-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) ayaa shir jaraa\u2019id uu caawa ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb wuxuu ka hadlay arintii maanta dhacday kadib markii Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka C\/kariin Axmed Xasan uu maanta ka soo muuqday shir ay lahaayeen laba musharax oo Galmudug u tartamaya taasoo shaki gelisay musharixiinta kale.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) wuxuu si cad u sheegay inay nasiibn daro tahay in Gudoomiyaha Doorashooyinka uu qeyb ka noqday ololaha shaqsi la sheeay inuu yahay musharax u taagan xilka ugu sareeya Dowlad Gobolad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cDowlada Galmudug marna ma aqbali karto gudi doorasho oo qeyb ka ah ol-ole Xisbi ama musharax gaar ah si loo ilaaliyo hufnaanta cadaalada iyo kalsoonida geedi socodka doorashooyinka,waxaa lagama maar maan ah in la helo gudi dhex dhexaad ah\u201d ayuu yiri Wasiir Cali Seeko<\/p>\n<p>Wasiirkaan wuxuu carabka ku adkeeyay in doorasho xor iyo xalaal ah ay dhici karto kaliya marka la helo gudi lagu wada kalsoon yahay oo ka madax banaan dano siyaasadeed iyo eex kasta.<\/p>\n<div style=\"width: 640px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-192188-1\" width=\"640\" height=\"360\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/facebook_1781558880552.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/facebook_1781558880552.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/facebook_1781558880552.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) ayaa shir jaraa\u2019id uu caawa ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb wuxuu ka hadlay arintii maanta dhacday kadib markii Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka C\/kariin Axmed Xasan uu maanta ka soo muuqday shir ay lahaayeen laba musharax oo Galmudug u tartamaya taasoo shaki gelisay musharixiinta kale. Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1781606094,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Galmudug oo diiday gudiga doorashooyinka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Galmudug oo diiday gudiga doorashooyinka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) ayaa shir jaraa\u2019id uu caawa ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb wuxuu ka hadlay arintii maanta dhacday kadib markii Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka C\/kariin Axmed Xasan uu maanta ka soo muuqday shir ay lahaayeen laba musharax oo Galmudug u tartamaya taasoo shaki gelisay musharixiinta kale. Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Cali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-16T10:34:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Qoorqoor-jpeg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/\",\"name\":\"DAAWO: Galmudug oo diiday gudiga doorashooyinka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Qoorqoor-jpeg.webp\",\"datePublished\":\"2026-06-16T10:34:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Qoorqoor-jpeg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Qoorqoor-jpeg.webp\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Galmudug oo diiday gudiga doorashooyinka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Galmudug oo diiday gudiga doorashooyinka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Galmudug oo diiday gudiga doorashooyinka - Wardoon","og_description":"&nbsp; Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) ayaa shir jaraa\u2019id uu caawa ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb wuxuu ka hadlay arintii maanta dhacday kadib markii Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka C\/kariin Axmed Xasan uu maanta ka soo muuqday shir ay lahaayeen laba musharax oo Galmudug u tartamaya taasoo shaki gelisay musharixiinta kale. Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Cali [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-16T10:34:40+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Qoorqoor-jpeg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/","name":"DAAWO: Galmudug oo diiday gudiga doorashooyinka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Qoorqoor-jpeg.webp","datePublished":"2026-06-16T10:34:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Qoorqoor-jpeg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Qoorqoor-jpeg.webp","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-diiday-gudiga-doorashooyinka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Galmudug oo diiday gudiga doorashooyinka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192188"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192190,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192188\/revisions\/192190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177634"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}