{"id":192250,"date":"2026-06-22T19:34:41","date_gmt":"2026-06-22T16:34:41","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192250"},"modified":"2026-06-22T19:34:41","modified_gmt":"2026-06-22T16:34:41","slug":"madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay Saraakiil ku Shahiiday Dagaalka +SAWIRRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192244\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/124851708_de58e3ca-0448-41bc-8f8b-ada9b2fc3699.jpg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/124851708_de58e3ca-0448-41bc-8f8b-ada9b2fc3699.jpg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/124851708_de58e3ca-0448-41bc-8f8b-ada9b2fc3699-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/124851708_de58e3ca-0448-41bc-8f8b-ada9b2fc3699-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/124851708_de58e3ca-0448-41bc-8f8b-ada9b2fc3699-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/124851708_de58e3ca-0448-41bc-8f8b-ada9b2fc3699-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dallacsiiyay saddex sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kuwaas oo ku geeriyooday dagaallo ka dhacay gobollada Baay iyo Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Dallacaaddan ayaa loo sameeyay si sharafeed, iyadoo madaxda dowladda ay ku ammaaneen saraakiishan doorkii ay ka qaateen dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo hoggaamintii ay u sameeyeen ciidamada ku sugnaa furimaha hore.<\/p>\n<p>Saraakiisha la dallacsiiyay waxaa ka mid ah Gaashaanle Dhexe Yoonis Aadan Xasan, oo ahaa taliyihii hore ee Guutada 9-aad ee Qaybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka XDS. Madaxweynaha ayaa u dallacsiiyay darajada Gaashaanle Sare.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192252\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139062433-696x806-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"806\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139062433-696x806-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139062433-696x806-1-259x300.jpg 259w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139062433-696x806-1-363x420.jpg 363w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale, Gaashaanle Cali Cadow Maxamed, oo ahaa taliyihii hore ee Guutada 8-aad ee Qaybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka XDS, ayaa loo dallacsiiyay darajada Gaashaanle Dhexe, sida lagu sheegay war ka soo baxay dowladda.<\/p>\n<p>Labadan sarkaal ayaa ku geeriyooday dagaal culus oo dhowaan ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, xilli ay hoggaaminayeen howl-gallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo ka socday deegaannada ku dhow magaaladaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192253\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139065278-696x806-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"806\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139065278-696x806-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139065278-696x806-1-259x300.jpg 259w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139065278-696x806-1-363x420.jpg 363w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Sarkaalka saddexaad ee la dallacsiiyay ayaa ah Dhamme Ibraahim Shuuriye Nuur, oo ahaa taliyihii Hurinta Gaarka ah ee Ciidanka Danab ee ka howl-gala gobollada Jubooyinka. Madaxweynaha ayaa u dallacsiiyay darajada Dhamme.<\/p>\n<p>Ibraahim Shuuriye ayaa ku geeriyooday howlgal ciidan oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ciidamada Danab ay ka wadeen howl-gallo lagu beegsanayay dagaalyahannada Al-Shabaab ee ku sugan deegaannada gobolkaas.<\/p>\n<p>Dallacaaddan sharafeed ayaa ku soo aadeysa xilli dowladda federaalka ay sii waddo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo madaxda dowladda ay marar badan ballanqaadeen in la maamuusi doono saraakiisha iyo askarta naftooda ku waaya difaaca dalka iyo howl-gallada lagu sugayo amniga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192251\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139067357-696x806-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"806\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139067357-696x806-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139067357-696x806-1-259x300.jpg 259w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1782139067357-696x806-1-363x420.jpg 363w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dallacsiiyay saddex sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kuwaas oo ku geeriyooday dagaallo ka dhacay gobollada Baay iyo Jubbada Hoose. Dallacaaddan ayaa loo sameeyay si sharafeed, iyadoo madaxda dowladda ay ku ammaaneen saraakiishan doorkii ay ka qaateen dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192254,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1782146101,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay Saraakiil ku Shahiiday Dagaalka +SAWIRRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay Saraakiil ku Shahiiday Dagaalka +SAWIRRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dallacsiiyay saddex sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kuwaas oo ku geeriyooday dagaallo ka dhacay gobollada Baay iyo Jubbada Hoose. Dallacaaddan ayaa loo sameeyay si sharafeed, iyadoo madaxda dowladda ay ku ammaaneen saraakiishan doorkii ay ka qaateen dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-22T16:34:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/collage.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/\",\"name\":\"Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay Saraakiil ku Shahiiday Dagaalka +SAWIRRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/collage.png\",\"datePublished\":\"2026-06-22T16:34:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/collage.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/collage.png\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay Saraakiil ku Shahiiday Dagaalka +SAWIRRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay Saraakiil ku Shahiiday Dagaalka +SAWIRRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay Saraakiil ku Shahiiday Dagaalka +SAWIRRRO - Wardoon","og_description":"&nbsp; Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dallacsiiyay saddex sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kuwaas oo ku geeriyooday dagaallo ka dhacay gobollada Baay iyo Jubbada Hoose. Dallacaaddan ayaa loo sameeyay si sharafeed, iyadoo madaxda dowladda ay ku ammaaneen saraakiishan doorkii ay ka qaateen dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-22T16:34:41+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/collage.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/","name":"Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay Saraakiil ku Shahiiday Dagaalka +SAWIRRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/collage.png","datePublished":"2026-06-22T16:34:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/collage.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/collage.png","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xasan-oo-dalacsiiyay-saraakiil-ku-shahiiday-dagaalka-sawirrro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Xasan oo dalacsiiyay Saraakiil ku Shahiiday Dagaalka +SAWIRRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192250"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192250"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192255,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192250\/revisions\/192255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192254"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}