{"id":192345,"date":"2026-06-30T18:06:26","date_gmt":"2026-06-30T15:06:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192345"},"modified":"2026-06-30T18:06:26","modified_gmt":"2026-06-30T15:06:26","slug":"laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/","title":{"rendered":"Laga bilaabao 1da Luulyo qofkaan haysan karaka NIRA diyaarad maraaci karo."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192346\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png\" alt=\"\" width=\"455\" height=\"476\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png 455w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421-287x300.png 287w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421-401x420.png 401w\" sizes=\"(max-width: 455px) 100vw, 455px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday dhaqagalka Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee NIRA, kaas oo loogu talagalay in lagu xaqiijiyo aqoonsiga muwaadiniinta iyo horumarinta adeegyada ay bixiso Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Hay\u2019adda NIRA ayaa si wadajir ah u sheegay in laga bilaabo kowda bisha Luulyo in qof kasta oo xareysanaya noocyada kala duwan ee Baasaboorka Soomaaliya laga rabo inuu wato NIRA.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada hay\u2019adooda ayaa sheegay in muwaadiniinta u safraya gobollada ay qasab ku tahay inay haystoaan kaarka, si loo xaqiijiyo socdaalkooda.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso bayaan labada hay\u2019adood oo ka kooban 5 qodob:-<\/p>\n<p>Iyadoo laga amba qaadayo dadaalada horumarinta iyo tayeynta baasaboorka Soomaaliya iyo qaraarka Golaha wasiirada ee adeegsida Aqoonsiga Qaranka ee dhammaan adeegyada dowlada iyo kuwa gaarka ah, Waxa Hay\u2019adda socdaal iyo Jinsiyada Soomaaliya (ICA) oo xil saaran bixinta baasaboorka iyo maamulka socdaalka iyo Hay\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) oo masuul ka ah diiwaangelinta dadweynaha iyi bixinta aqoonsiga qaranka ay soo saareyn go\u2019aanada soo socda<\/p>\n<p>Laga bilaabo 1-da bisha Luulyo waxa muwaadin kasta ee xareysanayo nuucyada kala duwan ee baasaboorka Soomaaliya laga doonayaa inbuu heysto Aqoonsiga Qaranka oo ay bixiso NIRA.<br \/>\nMarka la gaaro 1-da bisha Oktoobar, waxa qasab ku ah muwaadin kasta ee ku safraya gudaha dalka in uu heysto Aqoonsiga qaranka, si loogu xaqiijiyo socdaalkiisa. Inta ka horeyso xiligaas, waxa la weydiin doonaa muwaadiniinta ku safreysa gudaha dalka Aqoonsigooda qaranka si ikhtiryaari ah.<br \/>\nHay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyada iyo Hay\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka wax ay ka wadashaqeyn doonaan iyaga oo kaashanayo hay\u2019addaha iyo wasaaradaha kale ee quseyso tayeynta dokumintiyada sharciga ah ee Soomaaliya.<br \/>\nWaxa ay labada hay\u2019adood iska kaashanayaan, ka hortaga dokumintiyada been abuurka ah, ka been abuurista aqoonsiga iyo yareynta wax ka bedelka xogaha qofka ee diiwaangashan.<br \/>\nHay\u2019addaha ICA iyo NIRA waxa ay ka wadashaqeyn doonaan sare u qaadida wacygi bulshada ee ku aadan dokumintiyada sharciga ah ee dowlada Soomaaliya bixiso<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday dhaqagalka Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee NIRA, kaas oo loogu talagalay in lagu xaqiijiyo aqoonsiga muwaadiniinta iyo horumarinta adeegyada ay bixiso Dowladda Federaalka Soomaaliya. Hay\u2019adaha Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Hay\u2019adda NIRA ayaa si wadajir ah u sheegay in laga bilaabo kowda bisha Luulyo in qof kasta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1782832000,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192345","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laga bilaabao 1da Luulyo qofkaan haysan karaka NIRA diyaarad maraaci karo. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laga bilaabao 1da Luulyo qofkaan haysan karaka NIRA diyaarad maraaci karo. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday dhaqagalka Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee NIRA, kaas oo loogu talagalay in lagu xaqiijiyo aqoonsiga muwaadiniinta iyo horumarinta adeegyada ay bixiso Dowladda Federaalka Soomaaliya. Hay\u2019adaha Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Hay\u2019adda NIRA ayaa si wadajir ah u sheegay in laga bilaabo kowda bisha Luulyo in qof kasta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-06-30T15:06:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"455\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"476\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/\",\"name\":\"Laga bilaabao 1da Luulyo qofkaan haysan karaka NIRA diyaarad maraaci karo. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png\",\"datePublished\":\"2026-06-30T15:06:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png\",\"width\":455,\"height\":476},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laga bilaabao 1da Luulyo qofkaan haysan karaka NIRA diyaarad maraaci karo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laga bilaabao 1da Luulyo qofkaan haysan karaka NIRA diyaarad maraaci karo. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laga bilaabao 1da Luulyo qofkaan haysan karaka NIRA diyaarad maraaci karo. - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday dhaqagalka Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee NIRA, kaas oo loogu talagalay in lagu xaqiijiyo aqoonsiga muwaadiniinta iyo horumarinta adeegyada ay bixiso Dowladda Federaalka Soomaaliya. Hay\u2019adaha Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Hay\u2019adda NIRA ayaa si wadajir ah u sheegay in laga bilaabo kowda bisha Luulyo in qof kasta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-06-30T15:06:26+00:00","og_image":[{"width":455,"height":476,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/","name":"Laga bilaabao 1da Luulyo qofkaan haysan karaka NIRA diyaarad maraaci karo. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png","datePublished":"2026-06-30T15:06:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Skjermbilde-2026-06-30-160421.png","width":455,"height":476},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laga-bilaabao-1da-luulyo-qofkaan-haysan-karaka-nira-diyaarad-maraaci-karo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laga bilaabao 1da Luulyo qofkaan haysan karaka NIRA diyaarad maraaci karo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192345"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192345"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192347,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192345\/revisions\/192347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192346"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}