{"id":192654,"date":"2026-08-26T11:47:08","date_gmt":"2026-08-26T08:47:08","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192654"},"modified":"2026-08-26T11:47:08","modified_gmt":"2026-08-26T08:47:08","slug":"guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka oo jawaab ka soo saaray go\u2019aankii Maxkamadda Sare."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192655\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"337\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332-300x153.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay go\u2019aankii dhawaan kasoo baxay Maxkamadda Sare ee dalka oo laashay natiijadii kasoo baxday doorashooyinkii isku sidkanaa ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed ayaa 24-kii bishaan ku dhowaaqay in maxkamaddu ay laashay natiijada doorashooyinkaas, isaga oo shaaca ka qaaday in aan loo maamulin, loona qaban si waafaqsan dastuurka iyo sharciga doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>\u201cMaxkamaddu waxay go\u2019aamisay in doorashooyinkii isku sidkanaa ee Golaha wakiilada iyo Goleyaasha Deegaanka ee 30-kii Luulyo ka dhacay Dowlad-goboleedka Galmudug aan loo maamulin, loona qaban si waafaqsan dastuurka iyo sharciga doorashooyinka dalka, sidaas darteedna ay tahay natiijadeeda mid aan sax ahayn oo waxba kama jiraan ah\u201d ayuu yiri Guddoomiye Baashe.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Maxkamadda Sare ee dalka ayaa amartay Guddiga Doorashada Qaranka in uu dib ugu laabto doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug, isaga oo ku qabanayo waqtiga ugu dhow ee macquulka ah.<\/p>\n<p>Intaas kadib Guddiga Doorashooyinka oo maanta soo jawaabay ayaa soo dhaweeyay go\u2019aanka Maxkamadda Sare, wuxuuna shaaciyay inuu aqbalay xukunka ay sooo saartay Maxkamaddu.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu guddigu sheegay inuu dib ka shaacin doono xilliga la qabanayo doorashada ku celiska ah ee Galmudug, si loo saxo khaladaadkii horay u dhacay ee ay cabashada ka keeneen qaar kamid ah ururradii ka qayb-galay doorashooyinkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay go\u2019aankii dhawaan kasoo baxay Maxkamadda Sare ee dalka oo laashay natiijadii kasoo baxday doorashooyinkii isku sidkanaa ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. &nbsp; Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed ayaa 24-kii bishaan ku dhowaaqay in maxkamaddu ay laashay natiijada doorashooyinkaas, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1787734042,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192654","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Doorashooyinka oo jawaab ka soo saaray go\u2019aankii Maxkamadda Sare. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Doorashooyinka oo jawaab ka soo saaray go\u2019aankii Maxkamadda Sare. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay go\u2019aankii dhawaan kasoo baxay Maxkamadda Sare ee dalka oo laashay natiijadii kasoo baxday doorashooyinkii isku sidkanaa ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. &nbsp; Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed ayaa 24-kii bishaan ku dhowaaqay in maxkamaddu ay laashay natiijada doorashooyinkaas, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-08-26T08:47:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"337\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/\",\"name\":\"Guddiga Doorashooyinka oo jawaab ka soo saaray go\u2019aankii Maxkamadda Sare. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg\",\"datePublished\":\"2026-08-26T08:47:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg\",\"width\":660,\"height\":337},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Doorashooyinka oo jawaab ka soo saaray go\u2019aankii Maxkamadda Sare.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Doorashooyinka oo jawaab ka soo saaray go\u2019aankii Maxkamadda Sare. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Doorashooyinka oo jawaab ka soo saaray go\u2019aankii Maxkamadda Sare. - Wardoon","og_description":"Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay go\u2019aankii dhawaan kasoo baxay Maxkamadda Sare ee dalka oo laashay natiijadii kasoo baxday doorashooyinkii isku sidkanaa ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. &nbsp; Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed ayaa 24-kii bishaan ku dhowaaqay in maxkamaddu ay laashay natiijada doorashooyinkaas, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-08-26T08:47:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":337,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/","name":"Guddiga Doorashooyinka oo jawaab ka soo saaray go\u2019aankii Maxkamadda Sare. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg","datePublished":"2026-08-26T08:47:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/202519638720123399008332.jpg","width":660,"height":337},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-jawaab-ka-soo-saaray-goaankii-maxkamadda-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Doorashooyinka oo jawaab ka soo saaray go\u2019aankii Maxkamadda Sare."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192654"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192656,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192654\/revisions\/192656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192655"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}