{"id":192657,"date":"2026-08-27T12:32:02","date_gmt":"2026-08-27T09:32:02","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192657"},"modified":"2026-08-27T12:32:02","modified_gmt":"2026-08-27T09:32:02","slug":"duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192658\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"492\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1-300x212.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1-594x420.webp 594w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1-100x70.webp 100w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xalay hoggaamiyay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Warta Nabadda ayaa si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan gudaha Caasimada, maadaama ay kordheen howlgallada burburinta ee ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muungaab ayaa si gaar ah usoo hadal qaaday howlaha burburinta ee ka socda degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid, wuxuuna tilmaamay in qorshaha uu yahay in la hagaajiyo dhulalka Obasiibooyinka ee ku yaalla degmooyinkaas, si loo qurxiyo, looguna furo waddooyin waa wayn.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Duqa Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in dhulalkaas loo sharciyeynayo dadkii lahaa, wuxuuna dhanka kale sheegay in dadka haysta document-yada in aan la taaban doonin dhulkooda, isla markaana ay arrintaas kala hadleen Culumada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa hal mid inaan caddeeyo dhulka Obasiibada ah dadkii deganaa ayaa loo sharciyeynayaa Madaxweynaha waxa uu nagu ogyahay waa taas. Qof document haysto dhulkeeda waa lama taabtaan daraadna annaga iyo culumada ayaan ka wada-hadalnay,\u201d ayuu yiri Duqa Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu intaas kusii daray \u201cWaxaan rabnaa Kaaraan iyo Yaaqshiid inay lamid noqdaan sida Soona-key, Taleex iyo Tarabuunka oo kale beerta riyada in laga furaa rabnaa\u201d.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo hadalkiisa sii wata ayaa ka hadlay walaaca ay qaban shacabka laga burburiyay guryahooda, wuxuuna tilmaamay in qofka uu dhulkiisa ku wayn karo in waddo ay ku timaado, balse dadkaas loo dajiyay qorshe guud, islamarkaana loo sameyn doono dib u dajin rasmi ah.<\/p>\n<p>\u201cQof Obasiibo deggan wuxuu dhulkiisa ku wayn karaa marka jid la bixiyo qof ayuu saameynayaa dadkaas dowladdaa laga rabaa inay maareyso qorshe ayaana loo dajiyay iyadoo kunkii boos ee ugu horreeyay uu gabagabo marayo dhanka Gubadley, si dib u dajin loogu sameeyo shacabka,\u201d ayuu mar kale yiri Muungaab.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aasayo, iyada oo haatan meeshii ugu sarreysay ay gaartay qaylo dhaanta ka dhalatay burburinta ay waddo dowladda oo si weyn looga dareemay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Mungaab, ayaa beeniyay eedeymaha ay hoggaamiyeyaasha mucaaradku u jeediyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo sheegayay in diyaaradaha dagaalka ee F-16 ee Turkiga loo adeegsaday cabsi gelinta shacabka iyo in dadka Muqdisho lagu qasbo inay guryahooda ka barakacaan.<\/p>\n<p>Mungaab ayaa sheegay in diyaaradaha F-16 aysan dowladda ugu adeegsan cabsi gelinta ama handadaadda shacabka, balse loo adeegsaday howlgallo milatari oo lagu beegsanayay hoggaamiyeyaal iyo xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo uu sheegay inay ku dhuumaaleysanayeen goobo kala duwan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xalay hoggaamiyay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Warta Nabadda ayaa si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan gudaha Caasimada, maadaama ay kordheen howlgallada burburinta ee ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muungaab ayaa si gaar ah usoo hadal qaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1787823137,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Duqa Muqdisho Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Duqa Muqdisho Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xalay hoggaamiyay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Warta Nabadda ayaa si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan gudaha Caasimada, maadaama ay kordheen howlgallada burburinta ee ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muungaab ayaa si gaar ah usoo hadal qaaday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-08-27T09:32:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"492\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/\",\"name\":\"Duqa Muqdisho Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-08-27T09:32:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp\",\"width\":696,\"height\":492},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Duqa Muqdisho Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Duqa Muqdisho Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Duqa Muqdisho Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho - Wardoon","og_description":"&nbsp; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xalay hoggaamiyay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Warta Nabadda ayaa si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan gudaha Caasimada, maadaama ay kordheen howlgallada burburinta ee ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muungaab ayaa si gaar ah usoo hadal qaaday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-08-27T09:32:02+00:00","og_image":[{"width":696,"height":492,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/","name":"Duqa Muqdisho Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp","datePublished":"2026-08-27T09:32:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Muungaab-scaled-1.webp","width":696,"height":492},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duqa-muqdisho-muungaab-oo-si-kulul-uga-hadlay-xiisadda-dhulka-ee-ka-taagan-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Duqa Muqdisho Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192657"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192659,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192657\/revisions\/192659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192658"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}