{"id":192692,"date":"2026-08-29T22:25:38","date_gmt":"2026-08-29T19:25:38","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192692"},"modified":"2026-08-29T22:25:38","modified_gmt":"2026-08-29T19:25:38","slug":"daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/","title":{"rendered":"DAAWO: Xildhibaan Saadaam oo yiri Amniga Muqdisho Iyo kan Jilib ka jira waa isku mid."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192693\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan amniga magaalada Muqdisho, xilli haatan uu yahay mid deggan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo laga soo doorto Puntland ayaa is barbar dhigay amniga ka jira magaalada Muqdisho iyo kan degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab, isagoo sheegay in labada deegaan ay dhinaca amniga isku mid yihiin, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Saadaam ayaa dowladda ku eedeeyay inay dhibaato ku hayso shacabka, isla markaana ay dhacdo hantidooda, halka Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay ay shacabka baadaan oo haddana ay laayaan.<\/p>\n<p>\u201cAmniga Jilib ka jira iyo kan Muqdisho ka jira waa isku mid. Al-Shabaab dadkee baadaan oo ay laayaan, dowladdana dadkee dhacdaa oo ay xoogtaa,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Saadaam.<\/p>\n<p>Wariyeyaasha oo xildhibaanka su\u2019aallo adag ka weydiiyay hadalkiisa ayaa mar kale ku adkeystay mowqifkiisa, isaga oo ku dooday in aysan weli nabad buuxda ahayn magaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cDhacdooyinkii Muqdisho ka dhici jiray waa yaraadeen laakiin amni darradii weli waa jirtaa, dadka masaakiinta ahna waa lagu baadaa,\u201d ayuu mar kale ku jawaabay Xildhibaan Saadaam.<\/p>\n<p>Hadalka Xildhibaan Saadaam ayaa kusoo aadaya xilli haatan amniga magaalada Muqdisho uu yahay mid wanaagsan, isla markaana dowladda Soomaaliya ay shaqo muuqata ka qabatay sugidda amniga caasimadda, taas oo keentay in isbeddel wayn laga dareemo dhammaan degmooyinka Gobolka Banaadr.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa xoogga saartay xoojinta ciidamada ammaanka, baarista goobaha laga shakiyo iyo ka hortagga falalka amni-darro, taas oo qayb ka noqotay dadaallada lagu ilaalinayo xasilloonida caasimada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1023620790689367%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan amniga magaalada Muqdisho, xilli haatan uu yahay mid deggan. &nbsp; Xildhibaanka oo laga soo doorto Puntland ayaa is barbar dhigay amniga ka jira magaalada Muqdisho iyo kan degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192693,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1788031552,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Xildhibaan Saadaam oo yiri Amniga Muqdisho Iyo kan Jilib ka jira waa isku mid. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Xildhibaan Saadaam oo yiri Amniga Muqdisho Iyo kan Jilib ka jira waa isku mid. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan amniga magaalada Muqdisho, xilli haatan uu yahay mid deggan. &nbsp; Xildhibaanka oo laga soo doorto Puntland ayaa is barbar dhigay amniga ka jira magaalada Muqdisho iyo kan degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-08-29T19:25:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/\",\"name\":\"DAAWO: Xildhibaan Saadaam oo yiri Amniga Muqdisho Iyo kan Jilib ka jira waa isku mid. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp\",\"datePublished\":\"2026-08-29T19:25:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Xildhibaan Saadaam oo yiri Amniga Muqdisho Iyo kan Jilib ka jira waa isku mid.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Xildhibaan Saadaam oo yiri Amniga Muqdisho Iyo kan Jilib ka jira waa isku mid. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Xildhibaan Saadaam oo yiri Amniga Muqdisho Iyo kan Jilib ka jira waa isku mid. - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan amniga magaalada Muqdisho, xilli haatan uu yahay mid deggan. &nbsp; Xildhibaanka oo laga soo doorto Puntland ayaa is barbar dhigay amniga ka jira magaalada Muqdisho iyo kan degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-08-29T19:25:38+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/","name":"DAAWO: Xildhibaan Saadaam oo yiri Amniga Muqdisho Iyo kan Jilib ka jira waa isku mid. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp","datePublished":"2026-08-29T19:25:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/saaddaam.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-saadaam-oo-yiri-amniga-muqdisho-iyo-kan-jilib-ka-jira-waa-isku-mid\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Xildhibaan Saadaam oo yiri Amniga Muqdisho Iyo kan Jilib ka jira waa isku mid."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192692"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192692"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192694,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192692\/revisions\/192694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192693"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}