{"id":192728,"date":"2026-08-31T18:52:47","date_gmt":"2026-08-31T15:52:47","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192728"},"modified":"2026-08-31T18:52:47","modified_gmt":"2026-08-31T15:52:47","slug":"wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/","title":{"rendered":"Wasiir Cali Xoosh oo Mooshin xilka qaadis ah laga keenay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192729\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"518\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470-300x216.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470-696x501.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470-584x420.jpg 584w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Baarlamaanka u gudbiyey mooshin xilka qaadis ah oo ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay xildhibaannadu u jeediyeen eedeymo culus.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne oo kamid ah xildhibaannada gudbiyay mooshinka ayaa sheegay in guddoomiyaha Golaha Shacabka ay gaarsiiyeen mooshinka, isla markaana tabashada wasiirka ay muddo dheer soo taagnayd.<\/p>\n<p>\u201cHalkan waxaan kusoo gudbineynaa mooshin ay xildhibaannada Golaha Shacabka ka gudbiyeen wasiirka arrimaha gudaha xildhiban Cali Xoosh oo muddo dheer xildhibaannadu ay tabashadoodu qabeen, soona gudbinaayeen iyada oo maanta loo gudbiyay guddoomiyaha, sida uu qabo xeer-hoosaadka iyo dastuurka dalka,\u201d ayuu yiri xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu intaas ku daray in tirada xildhibaannada saxiixay mooshinka ay gaareyso illaa 60 mudane, kuwaas oo si wadajir ah u taageeray mooshinka ka dhanka ah wasiirka, ujeeddaduna tahay in xilka laga qaado.<\/p>\n<p>\u201cXildhibaannada mooshinka gudbiyay waxay gaarayaan 60 mudane, waxaana ujeedadiisu tahay xilka qaadista wasiirka oo lagu eedeeyay qodobo fara badan oo halkan aan lagu soo koobi karin,\u201d ayuu mar kale yiri xildhibaanku.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu carrabka ku dhuftay in guddoonka sare ee golaha uu haysto muddo 48 saacadood ah oo uu ku waajibayo inuu ka shaqeeyo mooshinka, iyadoo kadib la filayo in la horkeeno golaha, si looga doodo, loogana qaato go\u2019aan rasmi ah oo ku aaddan eedaha loo jeedinayo wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh).<\/p>\n<p>Eedaha waa wayn ee wasiirka loo soo jeediyay waxaa kamid ah inuu gabay wajibaadkii loo igmaday, gaar ahaan fulinta hawlaha wasaaradda iyo inuu ka gaabiyay wax ka qabashada colaadaha sokeeye ee ka jira gudaha dalka.<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in wasiirka uu si joogto ah uga horyimaado habka federaalka iyo awood-qaybsiga u dhexeeya dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada dalka<\/p>\n<p>Mooshinkan ayaa kusoo aadayo, xilli xasaasi ah oo ay taagan tahay xiisad ka dhalatay marxaladda kala guurka ah ee uu haatan ku jiro dalka, iyada oo weli is faham-waa xooggan uu u dhexeeyo Villa Somalia iyo kooxaha mucaaradka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F28072638649061700%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Baarlamaanka u gudbiyey mooshin xilka qaadis ah oo ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay xildhibaannadu u jeediyeen eedeymo culus. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne oo kamid ah xildhibaannada gudbiyay mooshinka ayaa sheegay in guddoomiyaha Golaha Shacabka ay gaarsiiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1788191580,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192728","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Cali Xoosh oo Mooshin xilka qaadis ah laga keenay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Cali Xoosh oo Mooshin xilka qaadis ah laga keenay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; &nbsp; Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Baarlamaanka u gudbiyey mooshin xilka qaadis ah oo ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay xildhibaannadu u jeediyeen eedeymo culus. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne oo kamid ah xildhibaannada gudbiyay mooshinka ayaa sheegay in guddoomiyaha Golaha Shacabka ay gaarsiiyeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-08-31T15:52:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/\",\"name\":\"Wasiir Cali Xoosh oo Mooshin xilka qaadis ah laga keenay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg\",\"datePublished\":\"2026-08-31T15:52:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg\",\"width\":720,\"height\":518},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Cali Xoosh oo Mooshin xilka qaadis ah laga keenay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Cali Xoosh oo Mooshin xilka qaadis ah laga keenay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Cali Xoosh oo Mooshin xilka qaadis ah laga keenay - Wardoon","og_description":"&nbsp; &nbsp; Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Baarlamaanka u gudbiyey mooshin xilka qaadis ah oo ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay xildhibaannadu u jeediyeen eedeymo culus. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne oo kamid ah xildhibaannada gudbiyay mooshinka ayaa sheegay in guddoomiyaha Golaha Shacabka ay gaarsiiyeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-08-31T15:52:47+00:00","og_image":[{"width":720,"height":518,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/","name":"Wasiir Cali Xoosh oo Mooshin xilka qaadis ah laga keenay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg","datePublished":"2026-08-31T15:52:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/FB_IMG_1741613788470.jpg","width":720,"height":518},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cali-xoosh-oo-mooshin-xilka-qaadis-ah-laga-keenay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Cali Xoosh oo Mooshin xilka qaadis ah laga keenay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192728"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192728"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192730,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192728\/revisions\/192730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192729"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}