{"id":192830,"date":"2026-09-08T10:40:25","date_gmt":"2026-09-08T07:40:25","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192830"},"modified":"2026-09-08T10:40:25","modified_gmt":"2026-09-08T07:40:25","slug":"turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/","title":{"rendered":"Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay hub casri ah."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192831\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01.avif\" alt=\"\" width=\"1266\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01.avif 1266w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01-300x256.avif 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01-1024x874.avif 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01-768x655.avif 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01-696x594.avif 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01-1068x911.avif 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01-492x420.avif 492w\" sizes=\"(max-width: 1266px) 100vw, 1266px\" \/><\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa helay nidaam cusub oo hoobiye casri ah oo lagu magacaabo ALKAR 120mm, kaas oo ay soo saarto shirkadda difaaca ee Turkiga ee ASELSAN, taas oo muujinaysa tallaabo cusub oo lagu xoojinayo qalabka iyo awoodda madaafiicda ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Tan ayaa noqonaysa markii ugu horreysay ee nidaamkan casriga ah lagu arko agabka milatari ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, iyadoo helitaankiisu uu qayb ka yahay iskaashiga dhinaca difaaca ee sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Muqdisho iyo Ankara.<\/p>\n<p>ALKAR 120mm wuxuu ka duwan yahay hoobiyeyaasha caadiga ah, maadaama uu yahay nidaam casri ah oo ku shaqeeya hagitaan iyo xakameyn dhijitaal ah, waxaana loogu talagalay in lagu rakibo gaadiidka taatikada ah ama kuwa gaashaaman ee ciidamada.<\/p>\n<p>Nidaamku wuxuu leeyahay awood otomaatig ah oo lagu hagaajiyo dhuunta hoobiyaha, nidaam lagu maareeyo laguna xakameeyo rasaasta iyo hab dib-u-celin ah, taas oo u oggolaanaysa in hawl-gallada madaafiicda loo fuliyo si nidaamsan oo dhaqso badan.<\/p>\n<p>Xogta shirkadda ASELSAN ayaa tilmaamaysa in ALKAR uu leeyahay dhuun cabbirkeedu yahay 120mm, halka masaafada ugu badan ee uu rasaasta gaarsiin karo ay ku dhowdahay 8.18 kiiloomitir.<\/p>\n<p>ALKAR ayaa sidoo kale loogu tala-galay inuu si degdeg ah ugu diyaar garoobo furista rasaasta, iyadoo nidaamku awood u leeyahay inuu goobta ka dhaqaaqo wax ka yar 10 ilbiriqsi gudahood. Arrintan ayaa sare u qaadaysa dhaq-dhaqaaqa ciidamada iyo badbaadadooda marka ay dhacaan weerarro jawaab ah.<\/p>\n<p>Helitaanka qalabkan ayaa kusoo aadaya xilli iskaashiga milatari ee Soomaaliya iyo Turkiga uu sii ballaaranayo, gaar ahaan dhinacyada tababarka, qalabaynta iyo dib-u-dhiska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa helay nidaam cusub oo hoobiye casri ah oo lagu magacaabo ALKAR 120mm, kaas oo ay soo saarto shirkadda difaaca ee Turkiga ee ASELSAN, taas oo muujinaysa tallaabo cusub oo lagu xoojinayo qalabka iyo awoodda madaafiicda ciidamada Soomaaliya. Tan ayaa noqonaysa markii ugu horreysay ee nidaamkan casriga ah lagu arko agabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1788853236,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay hub casri ah. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay hub casri ah. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa helay nidaam cusub oo hoobiye casri ah oo lagu magacaabo ALKAR 120mm, kaas oo ay soo saarto shirkadda difaaca ee Turkiga ee ASELSAN, taas oo muujinaysa tallaabo cusub oo lagu xoojinayo qalabka iyo awoodda madaafiicda ciidamada Soomaaliya. Tan ayaa noqonaysa markii ugu horreysay ee nidaamkan casriga ah lagu arko agabka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-08T07:40:25+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/\",\"name\":\"Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay hub casri ah. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01.avif\",\"datePublished\":\"2026-09-08T07:40:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01.avif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01.avif\",\"width\":1266,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay hub casri ah.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay hub casri ah. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay hub casri ah. - Wardoon","og_description":"Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa helay nidaam cusub oo hoobiye casri ah oo lagu magacaabo ALKAR 120mm, kaas oo ay soo saarto shirkadda difaaca ee Turkiga ee ASELSAN, taas oo muujinaysa tallaabo cusub oo lagu xoojinayo qalabka iyo awoodda madaafiicda ciidamada Soomaaliya. Tan ayaa noqonaysa markii ugu horreysay ee nidaamkan casriga ah lagu arko agabka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-08T07:40:25+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/","name":"Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay hub casri ah. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01.avif","datePublished":"2026-09-08T07:40:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01.avif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/ALKAR_01.avif","width":1266,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soomaaliya-ku-wareejiyay-hub-casri-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay hub casri ah."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192830"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192832,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192830\/revisions\/192832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192831"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}