{"id":192841,"date":"2026-09-10T17:45:58","date_gmt":"2026-09-10T14:45:58","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192841"},"modified":"2026-09-10T17:45:58","modified_gmt":"2026-09-10T14:45:58","slug":"netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/","title":{"rendered":"Netanyahu: \u201cSiyaasada UK waxaa la wareegay Islaamka xagjirka ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192778\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa sheegtay in Islaamku uu la wareegay Siyaasada Ingiriiska isla markaana dowladda cusub ee Britain ay u janjeerto dhinaca siyaasadaha taageeraya Falastiin iyo cadaadis xooggan oo ka dhan ah Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhexeysa Israa\u2019iil iyo Britain ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii dowladda Britain ay qaaday tallaabooyin cusub oo ka dhan ah deegaannada Israa\u2019iil ka dhistay Daanta Galbeed ee Falastiin.<\/p>\n<p>Dowladda Britain ayaa 8-dii September ku dhawaaqday in ay mamnuucayso soo dejinta badeecadaha laga soo saaro deegaannada Israa\u2019iil ka dhistay Daanta Galbeed, iyadoo sidoo kale qorsheysay cunaqabateyn lagu qaadayo shirkado, hay\u2019ado iyo shaqsiyaad gacan ka geysta dhismaha iyo ballaarinta deegaannadaas.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa timid xilli ay sii kordhayaan cambaareynta caalamiga ah ee ku aaddan ballaarinta deegaannada Israa\u2019iil iyo rabshadaha ay kooxo ka mid ah dadka deggan deegaannadaas kula kacaan Falastiiniyiinta ku nool Daanta Galbeed.<\/p>\n<p>Britain waxay sheegtay in tallaabooyinkeeda ay yihiin kuwo lagu difaacayo suuragalnimada xalka laba dowladood, iyadoo dowladda Israa\u2019iil loogu baaqay inay joojiso ballaarinta deegaannada iyo in lala xisaabtamo dadka lagu eedeeyo rabshadaha ka dhanka ah Falastiiniyiinta.<\/p>\n<p>Dowladda Israa\u2019iil ayaa si kulul uga hortimid go\u2019aanka Britain iyo waddamada kale, iyadoo ku tilmaantay tallaabooyinkan cadaadis siyaasadeed oo lagu saarayo Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil waxay qaaday tallaabooyin aargoosi ah, oo ay ka mid yihiin xiritaanka qunsuliyadda Britain ee Bariga Qudus iyo xannibaadyo lagu soo rogay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Britain.<\/p>\n<p>Xiisadda ayaa sidoo kale ku soo beegmaysa xilli Israa\u2019iil ay wajahaysaa cadaadis diblomaasiyadeed oo sii kordhaya, iyadoo dalal badan oo Yurub ah iyo Canada ay qaadeen ama qorsheynayaan tallaabooyin la xiriira badeecadaha ka yimaada deegaannada Israa\u2019iil ee Daanta Galbeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Britain Ed Miliband ayaa si adag u difaacay siyaasadda cusub ee dowladdiisa. Miliband, oo asal ahaan Yuhuudi ah, ayaa sheegay in tallaabooyinka Britain aysan ku salaysnayn naceyb loo qabo Israa\u2019iil ama Yuhuudda, balse ay ku salaysan yihiin waxa dowladda Britain u aragto xadgudubyo ka dhacaya Daanta Galbeed.<\/p>\n<p>Miliband wuxuu sidoo kale carrabka ku adkeeyay in Britain ay weli aqoonsan tahay baahida amni ee Israa\u2019iil isla markaana ay si cad u cambaareyneyso weerarkii Hamas ee 7-dii October, balse ay isla markaas taageerayso in Falastiiniyiintu helaan dowlad madax-bannaan oo dhinac la ah Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Sidaas darteed, khilaafka cusub ma aha oo keliya muran ku saabsan badeecooyin, balse wuxuu taabanayaa deegaannada Israa\u2019iil ee Daanta Galbeed, siyaasadda Britain ee Falastiin, xiriirka Britain iyo Israa\u2019iil iyo mustaqbalka xalka laba dowladood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil ayaa sheegtay in Islaamku uu la wareegay Siyaasada Ingiriiska isla markaana dowladda cusub ee Britain ay u janjeerto dhinaca siyaasadaha taageeraya Falastiin iyo cadaadis xooggan oo ka dhan ah Israa\u2019iil. Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhexeysa Israa\u2019iil iyo Britain ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii dowladda Britain ay qaaday tallaabooyin cusub oo ka dhan ah deegaannada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192778,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1789051572,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192841","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Netanyahu: \u201cSiyaasada UK waxaa la wareegay Islaamka xagjirka ah\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Netanyahu: \u201cSiyaasada UK waxaa la wareegay Islaamka xagjirka ah\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Israa\u2019iil ayaa sheegtay in Islaamku uu la wareegay Siyaasada Ingiriiska isla markaana dowladda cusub ee Britain ay u janjeerto dhinaca siyaasadaha taageeraya Falastiin iyo cadaadis xooggan oo ka dhan ah Israa\u2019iil. Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhexeysa Israa\u2019iil iyo Britain ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii dowladda Britain ay qaaday tallaabooyin cusub oo ka dhan ah deegaannada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-10T14:45:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/\",\"name\":\"Netanyahu: \u201cSiyaasada UK waxaa la wareegay Islaamka xagjirka ah\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2026-09-10T14:45:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Netanyahu: \u201cSiyaasada UK waxaa la wareegay Islaamka xagjirka ah\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Netanyahu: \u201cSiyaasada UK waxaa la wareegay Islaamka xagjirka ah\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Netanyahu: \u201cSiyaasada UK waxaa la wareegay Islaamka xagjirka ah\u201d - Wardoon","og_description":"Israa\u2019iil ayaa sheegtay in Islaamku uu la wareegay Siyaasada Ingiriiska isla markaana dowladda cusub ee Britain ay u janjeerto dhinaca siyaasadaha taageeraya Falastiin iyo cadaadis xooggan oo ka dhan ah Israa\u2019iil. Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhexeysa Israa\u2019iil iyo Britain ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii dowladda Britain ay qaaday tallaabooyin cusub oo ka dhan ah deegaannada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-10T14:45:58+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/","name":"Netanyahu: \u201cSiyaasada UK waxaa la wareegay Islaamka xagjirka ah\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg","datePublished":"2026-09-10T14:45:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/gettyimages-2228704832-1-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-siyaasada-uk-waxaa-la-wareegay-islaamka-xagjirka-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Netanyahu: \u201cSiyaasada UK waxaa la wareegay Islaamka xagjirka ah\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192841"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192841"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192842,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192841\/revisions\/192842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192778"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}