{"id":192880,"date":"2026-09-11T11:41:16","date_gmt":"2026-09-11T08:41:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192880"},"modified":"2026-09-11T11:41:16","modified_gmt":"2026-09-11T08:41:16","slug":"ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/","title":{"rendered":"Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192881\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg\" alt=\"\" width=\"447\" height=\"447\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg 447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 447px) 100vw, 447px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Kaah ayaa si kulul uga falceliyay hadalkii Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ee ahaa in maamulka Somaliland uu diyaar u yahay inuu ilaa 2,000 oo askari u diro Gaza.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sheegay in ciidankaasi Somaliland ugu baahan tahay arrimo gudaha ah, gaar ahaan sidii loo soo furan lahaa maxaabiista Somaliland uga xiran magaalada Laascaanood oo haatan ah xarunta maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>\u201cLabada kun ee askari ee madaxwaynuhu sheegay inuu u dirayo Gaza, waxa looga baahi badan yahay inay soo furtaan maxaabiista inagaga xidhan Laascaanood,\u201d ayuu yiri Afhayeenka xisbiga Kaah.<\/p>\n<p>Hadalka Afhayeenka ayaa kusoo beegmaya xilli Madaxweyne Cirro uu magaalada Washington kaga qeyb-galay shirka MEAD, halkaas oo uu ka sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay ciidamo ku biiriso ciidamada caalamiga ah ee loo qorsheynayo xasilinta Gaza.<\/p>\n<p>Cirro ayaa sheegay in Somaliland aysan si iskeed ah u dalbanayn inay ciidamo dirto, balse ay diyaar tahay haddii ay arrintaas si rasmi ah uga codsadaan Mareykanka ama Israel.<\/p>\n<p>\u201cHaddii nala weydiisto, waan bixin karnaa. Inkastoo aanan annagu iskaa isu soo bandhigayn, haddii la i weydiisto, waa diyaar.\u201d ayuu yiri madaxweyne Cirro.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Kaah ayaa si kulul uga falceliyay hadalkii Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ee ahaa in maamulka Somaliland uu diyaar u yahay inuu ilaa 2,000 oo askari u diro Gaza. Afhayeenka ayaa sheegay in ciidankaasi Somaliland ugu baahan tahay arrimo gudaha ah, gaar ahaan sidii loo soo furan lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192881,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1789116095,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Kaah ayaa si kulul uga falceliyay hadalkii Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ee ahaa in maamulka Somaliland uu diyaar u yahay inuu ilaa 2,000 oo askari u diro Gaza. Afhayeenka ayaa sheegay in ciidankaasi Somaliland ugu baahan tahay arrimo gudaha ah, gaar ahaan sidii loo soo furan lahaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-11T08:41:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"447\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"447\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/\",\"name\":\"Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-09-11T08:41:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg\",\"width\":447,\"height\":447},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Kaah ayaa si kulul uga falceliyay hadalkii Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ee ahaa in maamulka Somaliland uu diyaar u yahay inuu ilaa 2,000 oo askari u diro Gaza. Afhayeenka ayaa sheegay in ciidankaasi Somaliland ugu baahan tahay arrimo gudaha ah, gaar ahaan sidii loo soo furan lahaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-11T08:41:16+00:00","og_image":[{"width":447,"height":447,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/","name":"Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg","datePublished":"2026-09-11T08:41:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1.jpg","width":447,"height":447},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-cirro-u-dirayo-gaza-ha-kusoo-furto-maxaabiista-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192880"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192882,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192880\/revisions\/192882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192881"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}