{"id":192886,"date":"2026-09-12T11:46:50","date_gmt":"2026-09-12T08:46:50","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192886"},"modified":"2026-09-12T11:46:50","modified_gmt":"2026-09-12T08:46:50","slug":"daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Xiisada Hirshabeelle oo cirka isku shareertay."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192887\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"401\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg 764w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1-300x157.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1-696x365.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku eedeeyay inuu ka baxay ballan siyaasadeed oo uu sheegay in horey uga dhexeeyay, kaas oo la xiriiray hoggaanka HirShabelle.<\/p>\n<p>Dabageed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hore ugu ballanqaaday in loo taageerayo hoggaanka HirShabelle, balse uu hadda ka laabtay ballankaas, isagoo sheegay in arrintu ay ka dhalatay kulan xalay albaabadu u xirnaayeen oo ay yeesheen labada dhinac.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay Dabageed, Madaxweynaha ayaa kulanka ugu sheegay in aan kursiga hoggaanka HirShabelle loo hayn, isla markaana uu tanaasulo oo uu taageero musharrax kale.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha shalay markuu isoo wacay, waxaa u qabay laba qodob midkood: Madaxweynihii ayaa ku siinayaa ee reer HirShabelle ku hoggaami oo shaqadii la wareeg, ama inuu leeyahay waxaan ku ballannay waa shaqeyn waayay, oo nin kale oo Xawaadle ah oo ilma adeer tihiin ayaa kursigii la siiyay ee la shaqee ninkaas,\u201d ayuu yiri Dabageed.<\/p>\n<p>Dabageed ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu si cad ugu wargeliyay in xilka hoggaanka HirShabelle loo wado Cali Guudlaawe, oo doonaya inuu mar kale u tartamo hoggaanka maamulka.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynihii xalay waxaan kala kulmay wax uu nin fiyow oo ehel iyo mas\u2019uul ah oo Madaxweyne Soomaaliyeed uu dhihi karo aanan u qabin. Ballankii reer abtigay waa ka baxay, ee kursiga iiga doon, oo iga nabad doonee ayuu igu dhahay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in uu diiday inuu tanaasulo ama taageero Guudlaawe, isagoo sheegay in arrintaasi aysan waafaqsanayn wixii uu ka filayay Madaxweynaha iyo ballanqaadkii uu sheegay inuu hore uga helay.<\/p>\n<p>\u201cIntee geyni baa dhahay haddaan kasoo helo oo doono. Cali Guudlaawe ayaa siin buu yiri. Madaxweynaha uma badin, ee waxaan dhahay arrintaas kama nabad dooneyn karo. Nin hadda iga dambeeya oo ka nabaddooneyn kara inuu jiro ilama aha. Raalli ahow, wax aan ka filanayay oo reer abtiga ka sugayeen ma aha, oo xaqoodi ma aha,\u201d ayuu yiri Dabageed.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay Villa Soomaaliya oo xaqiijinaya in heshiis kama dambeys ah laga gaaray musharraxa hoggaanka HirShabelle ama in Cali Guudlaawe si rasmi ah loogu go\u2019aamiyay inuu mar kale hoggaamiyo maamulka.<\/p>\n<p>Si kastaba, waxaa isa soo taraya wararka siyaasadeed ee sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu taageerada siyaasadeed ee dowladda dhexe u weecinayo Cali Guudlaawe, iyadoo la filayo in loolanka hoggaanka HirShabelle uu sii xoogaysto.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F2216105265912768%2F&amp;show_text=false&amp;width=267&amp;t=0\" width=\"267\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku eedeeyay inuu ka baxay ballan siyaasadeed oo uu sheegay in horey uga dhexeeyay, kaas oo la xiriiray hoggaanka HirShabelle. Dabageed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hore ugu ballanqaaday in loo taageerayo hoggaanka HirShabelle, balse uu hadda ka laabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1789202822,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192886","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Xiisada Hirshabeelle oo cirka isku shareertay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Xiisada Hirshabeelle oo cirka isku shareertay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku eedeeyay inuu ka baxay ballan siyaasadeed oo uu sheegay in horey uga dhexeeyay, kaas oo la xiriiray hoggaanka HirShabelle. Dabageed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hore ugu ballanqaaday in loo taageerayo hoggaanka HirShabelle, balse uu hadda ka laabtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-12T08:46:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"764\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"401\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/\",\"name\":\"DAAWO: Xiisada Hirshabeelle oo cirka isku shareertay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-09-12T08:46:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg\",\"width\":764,\"height\":401},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Xiisada Hirshabeelle oo cirka isku shareertay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Xiisada Hirshabeelle oo cirka isku shareertay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Xiisada Hirshabeelle oo cirka isku shareertay. - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku eedeeyay inuu ka baxay ballan siyaasadeed oo uu sheegay in horey uga dhexeeyay, kaas oo la xiriiray hoggaanka HirShabelle. Dabageed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hore ugu ballanqaaday in loo taageerayo hoggaanka HirShabelle, balse uu hadda ka laabtay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-12T08:46:50+00:00","og_image":[{"width":764,"height":401,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/","name":"DAAWO: Xiisada Hirshabeelle oo cirka isku shareertay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg","datePublished":"2026-09-12T08:46:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/images-1-1.jpg","width":764,"height":401},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xiisada-hirshabeelle-oo-cirka-isku-shareertay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Xiisada Hirshabeelle oo cirka isku shareertay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192886"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192886"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192888,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192886\/revisions\/192888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192887"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}