{"id":192905,"date":"2026-09-15T11:04:29","date_gmt":"2026-09-15T08:04:29","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192905"},"modified":"2026-09-15T11:04:29","modified_gmt":"2026-09-15T08:04:29","slug":"puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Puntland oo xirtay saraakiil ciidan Iyo nabadoon u dhoofayay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165405\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ka xirtay saraakiil ciidan oo la sheegay inay u safrayeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadii Dowladda Federaalka ay dhawaan kula wareegtay deegaanka Kuur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo ayaa ka mid ah dadka lagu xiray garoonka, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Boosaaso.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192908\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Screenshot-2026-09-15-085902.png\" alt=\"\" width=\"505\" height=\"458\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Screenshot-2026-09-15-085902.png 505w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Screenshot-2026-09-15-085902-300x272.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Screenshot-2026-09-15-085902-463x420.png 463w\" sizes=\"(max-width: 505px) 100vw, 505px\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale, garoonka ayaa waxaa lagu qabtay agaasimihii Isbitaalka Lafaha ee Carmo, Cabdiqaadir Xaaji Cabdullaahi (Waraabe) oo isna la sheegay inuu ku wajahnaa Muqdisho.<\/p>\n<p>Garoonka ayaa waxa kale oo lagu xayiray Suldaan Maxamuud Xaaji Cabdullaahi oo ka mid ah isimada dhaqanka ee gobolka Bari, iyadoo markii dambe la sii daayay.<\/p>\n<p>Suldaanka oo ka hadlay dhacdada ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo sii d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192906\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/808463273_2270361006866645_1302058197505415181_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/808463273_2270361006866645_1302058197505415181_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/808463273_2270361006866645_1302058197505415181_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/808463273_2270361006866645_1302058197505415181_n-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/808463273_2270361006866645_1302058197505415181_n-560x420.jpg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/808463273_2270361006866645_1302058197505415181_n-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/808463273_2270361006866645_1302058197505415181_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>aayo ragga kale ee la xiray, isagoo sheegay inay Muqdisho u safrayeen dano gaar ah oo ay leeyihiin.<\/p>\n<p>\u201cWaxay u safrayeen danahooda gaarka ah, waana xaq ay leeyihiin,\u201d ayuu yiri Suldaan Maxamuud Xaaji Cabdullaahi, oo maamulka ugu baaqayo in dadka la xiray loo ogolaado inay safarkooda sii wataan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192907\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809458802_943340902177947_186131429562159110_n.jpg\" alt=\"\" width=\"503\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809458802_943340902177947_186131429562159110_n.jpg 503w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809458802_943340902177947_186131429562159110_n-210x300.jpg 210w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/809458802_943340902177947_186131429562159110_n-293x420.jpg 293w\" sizes=\"(max-width: 503px) 100vw, 503px\" \/><\/p>\n<p>Xariga saraakiisha ayaa kusoo aadaya xilli uu jiro khilaaf siyaasadeed iyo amni oo u dhexeeya Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha ciidamada iyo maamulka deegaannada qaarkood.<\/p>\n<p>Ilaa hadda Puntland si rasmi ah ugama hadlin sababta loo xiray saraakiisha iyo agaasimaha Isbitaalka Lafaha ee Carmo, mana jirto faah-faahin rasmi ah oo ku saabsan tallaabada maamulka uu qaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ka xirtay saraakiil ciidan oo la sheegay inay u safrayeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadii Dowladda Federaalka ay dhawaan kula wareegtay deegaanka Kuur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo ayaa ka mid ah dadka lagu xiray garoonka, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Boosaaso. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165405,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1789459483,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo xirtay saraakiil ciidan Iyo nabadoon u dhoofayay Muqdisho. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo xirtay saraakiil ciidan Iyo nabadoon u dhoofayay Muqdisho. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ka xirtay saraakiil ciidan oo la sheegay inay u safrayeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadii Dowladda Federaalka ay dhawaan kula wareegtay deegaanka Kuur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo ayaa ka mid ah dadka lagu xiray garoonka, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Boosaaso. Sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-15T08:04:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/\",\"name\":\"Puntland oo xirtay saraakiil ciidan Iyo nabadoon u dhoofayay Muqdisho. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg\",\"datePublished\":\"2026-09-15T08:04:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo xirtay saraakiil ciidan Iyo nabadoon u dhoofayay Muqdisho.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo xirtay saraakiil ciidan Iyo nabadoon u dhoofayay Muqdisho. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo xirtay saraakiil ciidan Iyo nabadoon u dhoofayay Muqdisho. - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ka xirtay saraakiil ciidan oo la sheegay inay u safrayeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadii Dowladda Federaalka ay dhawaan kula wareegtay deegaanka Kuur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo ayaa ka mid ah dadka lagu xiray garoonka, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Boosaaso. Sidoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-15T08:04:29+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/","name":"Puntland oo xirtay saraakiil ciidan Iyo nabadoon u dhoofayay Muqdisho. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg","datePublished":"2026-09-15T08:04:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/deni.jpeg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xirtay-saraakiil-ciidan-iyo-nabadoon-u-dhoofayay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo xirtay saraakiil ciidan Iyo nabadoon u dhoofayay Muqdisho."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192905"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192909,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192905\/revisions\/192909"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165405"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}