{"id":192916,"date":"2026-09-16T11:00:45","date_gmt":"2026-09-16T08:00:45","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192916"},"modified":"2026-09-16T11:00:45","modified_gmt":"2026-09-16T08:00:45","slug":"ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/","title":{"rendered":"Ruushka &#038; Shiinaha oo ka cabsi qaba arrin halis ah oo Mareykanku wado"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192917\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"518\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg 552w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n-300x282.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n-448x420.jpg 448w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/p>\n<p>Shiinaha iyo Ruushka ayaa maanta uga digay Mareykanka dagaalkii ka socday dhulka in loo raro hawada sare, ka dib markii Mareykanka uu shaaciyay in hawada sare la geeyay hub burburin kara dayax-gacmeedyada, isla markaana weerarro ka fulin kara dhulka , sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AP.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Ciidanka Hawada Sare ee Mareykanka ayaa maanta sheegay in Mareykanku leeyahay hub ku rakiban hawada sare oo lagu difaaci karo ciidamada Mareykanka, haddii cadowgu weerar ku qaado. Hase yeeshee, ma uusan sheegin nooca hubka ama tiradiisa.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa ka hortimid tallaabadan, iyadoo ku baaqday in Mareykanku joojiyo ballaarinta awooddiisa militari iyo diyaar-garowga dagaal ka dhici kara hawada sare.<\/p>\n<p>Ruushka ayaa isna ku baaqay in hawada sare laga ilaaliyo dhammaan noocyada hubka. Afhayeenka Aqalka madaxtooyadda Ruushka, Dmitry Peskov ayaa sheegay in Moscow ay doonayso in dalalka caalamku ka shaqeeyaan dhaqdhaqaaqyada militariga looga saaro hawada sare.<\/p>\n<p>Mareykanka, wuxuu hubkan shaaciyay xilli muddooyinkii dambe si weyn looga hadlayay quwadaha waaweyn inay ku dagaallami karaan hawada,iyadoo waxa xasaasiga ah ay tahay waqtiga uu Mareykanku shaaciyay oo kordhin kara xiisadda kala dhexeysa Washington iyo Beijing, isla markaana uu dardar gelin karo tartanka hubka hawada sare.<\/p>\n<p><strong>Muxuu Mareykanka u sheegay inuu hub geeyay hawada sare?<\/strong><\/p>\n<p>Mareykanka, wuxuu u arkaa Shiinaha iyo Ruushka inay yihiin labada quwadood ee ugu waaweyn ee khatar ku noqon kara danaha Mareykanka ee hawada sare.<\/p>\n<p>Shiinaha wuxuu horumarinayaa dayax-gacmeedyo iyo qalab kale oo loo adeegsan karo dagaal ama lagu carqaladeyn karo awoodaha cadowga ee hawada sare. Ruushkuna wuxuu hawada sare u arkaa qayb ka mid ah goobaha dagaalka mustaqbalka.<\/p>\n<p>Tartanka militari ee hawada sare ma aha arrin cusub. Tan iyo markii Midowgii Soofiyeeti uu 1957 hawada sare u diray Sputnik, Mareykanka ,Shiinaha iyo Ruushku waxay bilaabeen inay raadiyaan habab ay ku difaacdaan ama ku burburiyaan dayax-gacmeedyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shiinaha iyo Ruushka ayaa maanta uga digay Mareykanka dagaalkii ka socday dhulka in loo raro hawada sare, ka dib markii Mareykanka uu shaaciyay in hawada sare la geeyay hub burburin kara dayax-gacmeedyada, isla markaana weerarro ka fulin kara dhulka , sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AP. Afhayeen u hadlay Ciidanka Hawada Sare ee Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192917,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1789545660,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ruushka &amp; Shiinaha oo ka cabsi qaba arrin halis ah oo Mareykanku wado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ruushka &amp; Shiinaha oo ka cabsi qaba arrin halis ah oo Mareykanku wado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shiinaha iyo Ruushka ayaa maanta uga digay Mareykanka dagaalkii ka socday dhulka in loo raro hawada sare, ka dib markii Mareykanka uu shaaciyay in hawada sare la geeyay hub burburin kara dayax-gacmeedyada, isla markaana weerarro ka fulin kara dhulka , sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AP. Afhayeen u hadlay Ciidanka Hawada Sare ee Mareykanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-16T08:00:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/\",\"name\":\"Ruushka & Shiinaha oo ka cabsi qaba arrin halis ah oo Mareykanku wado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-09-16T08:00:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg\",\"width\":552,\"height\":518},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ruushka &#038; Shiinaha oo ka cabsi qaba arrin halis ah oo Mareykanku wado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ruushka & Shiinaha oo ka cabsi qaba arrin halis ah oo Mareykanku wado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ruushka & Shiinaha oo ka cabsi qaba arrin halis ah oo Mareykanku wado - Wardoon","og_description":"Shiinaha iyo Ruushka ayaa maanta uga digay Mareykanka dagaalkii ka socday dhulka in loo raro hawada sare, ka dib markii Mareykanka uu shaaciyay in hawada sare la geeyay hub burburin kara dayax-gacmeedyada, isla markaana weerarro ka fulin kara dhulka , sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AP. Afhayeen u hadlay Ciidanka Hawada Sare ee Mareykanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-16T08:00:45+00:00","og_image":[{"width":552,"height":518,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/","name":"Ruushka & Shiinaha oo ka cabsi qaba arrin halis ah oo Mareykanku wado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg","datePublished":"2026-09-16T08:00:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/810421899_1365840101948018_6717514696625722621_n.jpg","width":552,"height":518},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ruushka-shiinaha-oo-ka-cabsi-qaba-arrin-halis-ah-oo-mareykanku-wado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ruushka &#038; Shiinaha oo ka cabsi qaba arrin halis ah oo Mareykanku wado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192916"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192916"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192918,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192916\/revisions\/192918"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192917"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}