{"id":192991,"date":"2026-09-27T12:21:33","date_gmt":"2026-09-27T09:21:33","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192991"},"modified":"2026-09-27T12:21:33","modified_gmt":"2026-09-27T09:21:33","slug":"maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/","title":{"rendered":"maxaabiistii burcad-badeedda ee Puntland qabatay oo baxsaday."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192992\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg-300x168.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Ku dhowaad 20 maxbuus oo kamid ahaa burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa xalay ka baxsaday gacanta Puntland, xilli loo waday magaalada Garoowe, sida ay sheegayaan xogaha laga helayo.<\/p>\n<p>Next video in 1Cancel<br \/>\nDhacdada ayaa sidoo kale sababtay dhimashada mid kamid ah maxaabiista, halka mid kale uu dhaawacmay xilli ay maxaabiistu isku dayayeen inay ka baxsadaan ciidamadii ilaalinayay.<\/p>\n<p>Safarka maxaabiista ayaa ka billowday deegaanka Garacad, halkaas oo laga soo qaaday, waxaana loo waday xarunta Puntland ee Garoowe. Balse baxsashadu waxay ka dhacday deegaanka Shakaal oo hoos taga degmada Jariiban, kuna dhow xadka u dhexeeya gobollada Nugaal iyo Mudug.<\/p>\n<p>Xogaha laga helayo dhacdada ayaa intaas ku daraya in maxaabiista baxsatay ay ku jireen laba qof oo dhawaan lagu qabtay Garacad, kuwaas oo la sheegay inay kamid ahaayeen burcad-badeed ka degtay markabkii Turkiga ee Lutuf.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay Puntland oo ku saabsan baxsashada maxaabiista, iyadoo ay soo baxayaan warar kala duwan oo ku saabsan xaaladda dhacdada iyo sida ay maxaabiistu uga baxeen gacanta ciidamada.<\/p>\n<p>Puntland ayaa hore u sheegtay in tirada maxaabiista lagu qabtay markabka SIBU 1 ay ahayd 46 qof. Hase yeeshee, markii maxaabiista la keenay Garacad, warar madax-bannaan ayaa sheegay in tiradoodu ahayd 21 xubnood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku dhowaad 20 maxbuus oo kamid ahaa burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa xalay ka baxsaday gacanta Puntland, xilli loo waday magaalada Garoowe, sida ay sheegayaan xogaha laga helayo. Next video in 1Cancel Dhacdada ayaa sidoo kale sababtay dhimashada mid kamid ah maxaabiista, halka mid kale uu dhaawacmay xilli ay maxaabiistu isku dayayeen inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1790500912,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192991","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>maxaabiistii burcad-badeedda ee Puntland qabatay oo baxsaday. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"maxaabiistii burcad-badeedda ee Puntland qabatay oo baxsaday. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku dhowaad 20 maxbuus oo kamid ahaa burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa xalay ka baxsaday gacanta Puntland, xilli loo waday magaalada Garoowe, sida ay sheegayaan xogaha laga helayo. Next video in 1Cancel Dhacdada ayaa sidoo kale sababtay dhimashada mid kamid ah maxaabiista, halka mid kale uu dhaawacmay xilli ay maxaabiistu isku dayayeen inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-27T09:21:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/\",\"name\":\"maxaabiistii burcad-badeedda ee Puntland qabatay oo baxsaday. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2026-09-27T09:21:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp\",\"width\":640,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"maxaabiistii burcad-badeedda ee Puntland qabatay oo baxsaday.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"maxaabiistii burcad-badeedda ee Puntland qabatay oo baxsaday. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"maxaabiistii burcad-badeedda ee Puntland qabatay oo baxsaday. - Wardoon","og_description":"Ku dhowaad 20 maxbuus oo kamid ahaa burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa xalay ka baxsaday gacanta Puntland, xilli loo waday magaalada Garoowe, sida ay sheegayaan xogaha laga helayo. Next video in 1Cancel Dhacdada ayaa sidoo kale sababtay dhimashada mid kamid ah maxaabiista, halka mid kale uu dhaawacmay xilli ay maxaabiistu isku dayayeen inay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-27T09:21:33+00:00","og_image":[{"width":640,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/","name":"maxaabiistii burcad-badeedda ee Puntland qabatay oo baxsaday. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp","datePublished":"2026-09-27T09:21:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/562177c0-52dd-11f1-89a3-d1f559421220.jpg.webp","width":640,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiistii-burcad-badeedda-ee-puntland-qabatay-oo-baxsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"maxaabiistii burcad-badeedda ee Puntland qabatay oo baxsaday."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192991"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192993,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192991\/revisions\/192993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192992"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}