{"id":193063,"date":"2026-10-05T11:51:30","date_gmt":"2026-10-05T08:51:30","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193063"},"modified":"2026-10-05T11:52:56","modified_gmt":"2026-10-05T08:52:56","slug":"r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Xamza oo tagay degmo ka tirsan Galmudug."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193064\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"534\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n-300x230.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n-547x420.webp 547w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n-80x60.webp 80w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.<\/p>\n<p>Xamza ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Balanballe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), Taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Ujeedka Ra\u2019iisul wasaare Xamza ayaa ah inuu ka qayb-galo gogol nabadeed oo taalla Balanballe, taas oo lagu soo afjarayo colaad beeleed muddo ka taagneyd degmadaasi.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha waxaa kaga sii horreeyay Balanballe mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe oo uu ugu horreeyo Taliye Mahad Salaad oo shalay booqday ciidamo ka tirsan NISA oo uu tababar uga socdo halkaasi, isagoo inta uu kormeerka ku jiray la kulmay ciidamada tababarka qaadanaya, wuxuuna kula dardaarmay inay ka dhabeeyaan ballanta ay u qaadeen difaaca dalka, dadka iyo diinta.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa kulanka dib u heshiisiinta ah la filayaa inay ka qayb-galaan bulshada deegaanka oo ay ugu horreeyaan waxgaradka beelaha, si ay goobjoog ahaadaan heshiiska lagu gaarayo halkaasi.<\/p>\n<p>Horay dowladda Soomaaliya ayaa go\u2019aanno adag uga soo saartay colaadihii ka taagnaa gobollada dhexe, kadib markii uu amarro la siiyay ciidamada dowladda ee ku sugan halkaasi, kuwaas oo ka hortegoay dagaal beeleedyada iyo dilalka la xiriira aanooyinka qabiil ee deegaanada Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xaaladda guud ayaa hadda ah mid deggan, waxaana haatan qorshaha uu yahay in la guda galo dib-u-heshiisiin dhab ah oo lagu soo afjarayo colaadaha ka taagan gobollada dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xamza ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Balanballe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), Taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mahad Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193064,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1791190303,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"queued","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>R\/Wasaare Xamza oo tagay degmo ka tirsan Galmudug. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"R\/Wasaare Xamza oo tagay degmo ka tirsan Galmudug. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xamza ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Balanballe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), Taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mahad Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-05T08:51:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-10-05T08:52:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"534\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/\",\"name\":\"R\/Wasaare Xamza oo tagay degmo ka tirsan Galmudug. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp\",\"datePublished\":\"2026-10-05T08:51:30+00:00\",\"dateModified\":\"2026-10-05T08:52:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp\",\"width\":696,\"height\":534},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"R\/Wasaare Xamza oo tagay degmo ka tirsan Galmudug.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"R\/Wasaare Xamza oo tagay degmo ka tirsan Galmudug. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"R\/Wasaare Xamza oo tagay degmo ka tirsan Galmudug. - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xamza ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Balanballe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), Taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mahad Maxamed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-05T08:51:30+00:00","article_modified_time":"2026-10-05T08:52:56+00:00","og_image":[{"width":696,"height":534,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/","name":"R\/Wasaare Xamza oo tagay degmo ka tirsan Galmudug. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp","datePublished":"2026-10-05T08:51:30+00:00","dateModified":"2026-10-05T08:52:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/615692145_1239165368312607_358284116978876835_n.webp","width":696,"height":534},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xamza-oo-tagay-degmo-ka-tirsan-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"R\/Wasaare Xamza oo tagay degmo ka tirsan Galmudug."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193063"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193063"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193066,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193063\/revisions\/193066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193064"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}