{"id":193239,"date":"2026-10-19T10:35:35","date_gmt":"2026-10-19T07:35:35","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193239"},"modified":"2026-10-19T10:35:35","modified_gmt":"2026-10-19T07:35:35","slug":"daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/","title":{"rendered":"DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamanka oo dowlada ugu baaqay inay wax kaqabato Kenya Iyo Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193241\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png\" alt=\"\" width=\"481\" height=\"489\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png 481w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122-295x300.png 295w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122-413x420.png 413w\" sizes=\"(max-width: 481px) 100vw, 481px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay in loo baahan yahay in wax laga qabto xaaladda amni ee Koonfur Galbeed, gaar ahaan joogitaanka Al-Shabaab ee deegaanno ay hore uga howlgalayeen ciidamada dowladda iyo kuwa nabad-ilaalinta.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu ka sheegay kulan casho sharaf ah oo uu Muqdisho ugu sameeyay xildhibaannada labada Aqal ee deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed, kaas oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi iyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdulqaadir ayaa Xukuumadda Federaalka ugu baaqay inay ciidamada nabad-ilaalinta kala xisaabtanto sababta Al-Shabaab ay uga howlgalaan goobo ay hore ciidamadaasi ugu sugnaayeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu sheegay in dowladda laga doonayo inay sharaxaad ka bixiso sida xubin ka tirsan Al-Shabaab oo ku jirta liiska madow ee dowladda Soomaaliya uu weli ugu sugan yahay Kenya, isagoo sheegay in arrintaas ay u baahan tahay in tallaabo laga qaado.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-193239-1\" width=\"696\" height=\"928\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/AQMLYwhkeGUZbS64WsEeuqqZHt3YFiALyplHGfZLDYpjynGUXfbXFspCeNUBZ6pAReyjcmfmGfWyJWkCAMoKm56WE5uPSVlyvg89QHn4Er0NrQ.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/AQMLYwhkeGUZbS64WsEeuqqZHt3YFiALyplHGfZLDYpjynGUXfbXFspCeNUBZ6pAReyjcmfmGfWyJWkCAMoKm56WE5uPSVlyvg89QHn4Er0NrQ.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/AQMLYwhkeGUZbS64WsEeuqqZHt3YFiALyplHGfZLDYpjynGUXfbXFspCeNUBZ6pAReyjcmfmGfWyJWkCAMoKm56WE5uPSVlyvg89QHn4Er0NrQ.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay in loo baahan yahay in wax laga qabto xaaladda amni ee Koonfur Galbeed, gaar ahaan joogitaanka Al-Shabaab ee deegaanno ay hore uga howlgalayeen ciidamada dowladda iyo kuwa nabad-ilaalinta. Hadalkan ayuu ka sheegay kulan casho sharaf ah oo uu Muqdisho ugu sameeyay xildhibaannada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193241,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1792395350,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193239","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamanka oo dowlada ugu baaqay inay wax kaqabato Kenya Iyo Itoobiya. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamanka oo dowlada ugu baaqay inay wax kaqabato Kenya Iyo Itoobiya. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay in loo baahan yahay in wax laga qabto xaaladda amni ee Koonfur Galbeed, gaar ahaan joogitaanka Al-Shabaab ee deegaanno ay hore uga howlgalayeen ciidamada dowladda iyo kuwa nabad-ilaalinta. Hadalkan ayuu ka sheegay kulan casho sharaf ah oo uu Muqdisho ugu sameeyay xildhibaannada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-19T07:35:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"481\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"489\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/\",\"name\":\"DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamanka oo dowlada ugu baaqay inay wax kaqabato Kenya Iyo Itoobiya. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png\",\"datePublished\":\"2026-10-19T07:35:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png\",\"width\":481,\"height\":489},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamanka oo dowlada ugu baaqay inay wax kaqabato Kenya Iyo Itoobiya.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamanka oo dowlada ugu baaqay inay wax kaqabato Kenya Iyo Itoobiya. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamanka oo dowlada ugu baaqay inay wax kaqabato Kenya Iyo Itoobiya. - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay in loo baahan yahay in wax laga qabto xaaladda amni ee Koonfur Galbeed, gaar ahaan joogitaanka Al-Shabaab ee deegaanno ay hore uga howlgalayeen ciidamada dowladda iyo kuwa nabad-ilaalinta. Hadalkan ayuu ka sheegay kulan casho sharaf ah oo uu Muqdisho ugu sameeyay xildhibaannada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-19T07:35:35+00:00","og_image":[{"width":481,"height":489,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/","name":"DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamanka oo dowlada ugu baaqay inay wax kaqabato Kenya Iyo Itoobiya. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png","datePublished":"2026-10-19T07:35:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-19-083122.png","width":481,"height":489},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawogudoomiyaha-baarlamanka-oo-dowlada-ugu-baaqay-inay-wax-kaqabato-kenya-iyo-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamanka oo dowlada ugu baaqay inay wax kaqabato Kenya Iyo Itoobiya."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193239"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193239"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193242,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193239\/revisions\/193242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193241"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}