{"id":193244,"date":"2026-10-20T10:45:28","date_gmt":"2026-10-20T07:45:28","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193244"},"modified":"2026-10-20T10:45:28","modified_gmt":"2026-10-20T07:45:28","slug":"mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo war kale ka soo saaray Doorashada Dowladu ku dhawaaqday."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193246\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1281\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka-1536x1025.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka-1068x713.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga horyimid qorshaha doorashooyinka Soomaaliya, isaga oo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu wado go\u2019aanno hal dhinac ah oo halis gelin kara midnimada dalka, nidaamka federaalka iyo dowladnimada.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha ayaa lagu diiday jadwalka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka iyo tan Madaxtooyada, kaas oo Goluhu sheegay in lagu go\u2019aamiyay rabitaanka Xasan Sheekh, iyadoo aan la gaarin heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay.<\/p>\n<p>Si looga gudbo ismari-waaga taagan, Golaha Mustaqbalka ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wada-hadallada dhex-dhexaadinta, lana gaaro heshiis ay wada oggol yihiin dhinacyada siyaasadda, kaas oo ay taageerayaan saaxiibbada caalamka. Goluhu wuxuu adkeeyay in doorashooyinka lagu saleeyo wadatashi iyo is-afgarad siyaasadeed.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu xusay in Soomaaliya ay xilligan wajahayso caqabado isbiirsaday oo ay ka mid yihiin Al-Shabaab iyo Daacish, fatahaadaha la xiriira El Ni\u00f1o, abaaraha ka dhasha isbeddelka cimilada iyo loollanka sii xoogeysanaya ee gobolka. Sida uu sheegay, xaaladahaasi waxay sii xoojinayaan baahida loo qabo hoggaan mideysan iyo iskaashi siyaasadeed.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Golaha Mustaqbalka ayaa ka digay in khilaafka siyaasadeed ee taagan uu wiiqi karo dadaallada lagu dhisayo dowladnimada, isla markaana uu dhaawici karo wadajirka bulshada, iyadoo uu ku baaqay in laga fogaado tallaabo kasta oo sii kala fogeyn karta dhinacyada siyaasadda.<\/p>\n<p>Inkasta oo uu caddeeyay inuu diyaar u yahay wada-hadal dhab ah oo lagu gaaro hannaan doorasho iyo jadwal macquul ah, haddana Goluhu wuxuu sheegay inuu qaadi doono tallaabooyin kale oo dastuuri ah iyo kuwo siyaasadeed haddii Xasan Sheekh uu ku adkaysto go\u2019aannada uu ku tilmaamay kuwo hal dhinac ah.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu sidoo kale sheegay in mas\u2019uuliyadda cawaaqibka ka dhasha go\u2019aannadaas ay saaran tahay madaxweynaha iyo cid kasta oo taageerta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193245\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/857523322_1115761947516861_3414914299762110616_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1320\" height=\"1841\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/857523322_1115761947516861_3414914299762110616_n.jpg 1320w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/857523322_1115761947516861_3414914299762110616_n-215x300.jpg 215w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/857523322_1115761947516861_3414914299762110616_n-734x1024.jpg 734w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/857523322_1115761947516861_3414914299762110616_n-768x1071.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/857523322_1115761947516861_3414914299762110616_n-1101x1536.jpg 1101w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/857523322_1115761947516861_3414914299762110616_n-696x971.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/857523322_1115761947516861_3414914299762110616_n-1068x1490.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/857523322_1115761947516861_3414914299762110616_n-301x420.jpg 301w\" sizes=\"(max-width: 1320px) 100vw, 1320px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga horyimid qorshaha doorashooyinka Soomaaliya, isaga oo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu wado go\u2019aanno hal dhinac ah oo halis gelin kara midnimada dalka, nidaamka federaalka iyo dowladnimada. War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha ayaa lagu diiday jadwalka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka iyo tan Madaxtooyada, kaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193246,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1792482347,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka oo war kale ka soo saaray Doorashada Dowladu ku dhawaaqday. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka oo war kale ka soo saaray Doorashada Dowladu ku dhawaaqday. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga horyimid qorshaha doorashooyinka Soomaaliya, isaga oo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu wado go\u2019aanno hal dhinac ah oo halis gelin kara midnimada dalka, nidaamka federaalka iyo dowladnimada. War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha ayaa lagu diiday jadwalka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka iyo tan Madaxtooyada, kaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-20T07:45:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1281\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/\",\"name\":\"Mucaaradka oo war kale ka soo saaray Doorashada Dowladu ku dhawaaqday. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp\",\"datePublished\":\"2026-10-20T07:45:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp\",\"width\":1920,\"height\":1281},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka oo war kale ka soo saaray Doorashada Dowladu ku dhawaaqday.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka oo war kale ka soo saaray Doorashada Dowladu ku dhawaaqday. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka oo war kale ka soo saaray Doorashada Dowladu ku dhawaaqday. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga horyimid qorshaha doorashooyinka Soomaaliya, isaga oo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu wado go\u2019aanno hal dhinac ah oo halis gelin kara midnimada dalka, nidaamka federaalka iyo dowladnimada. War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha ayaa lagu diiday jadwalka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka iyo tan Madaxtooyada, kaas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-20T07:45:28+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1281,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/","name":"Mucaaradka oo war kale ka soo saaray Doorashada Dowladu ku dhawaaqday. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp","datePublished":"2026-10-20T07:45:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Golaha-Mustaqbalka-Mucaaradka.webp","width":1920,"height":1281},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-war-kale-ka-soo-saaray-doorashada-dowladu-ku-dhawaaqday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka oo war kale ka soo saaray Doorashada Dowladu ku dhawaaqday."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193244"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193247,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193244\/revisions\/193247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193246"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}